DEG DEG:Qaraxyo iyo Weeraro is Xiga Oo Gilgiley Muqdisho

Daqiiqado ka hor ayaa magaalada Muqdisho waxaa mar qura is qabsaday Dhawaaqa iyo Uurada Qaraxyo ka dhacaya meelo kala Duwan oo ka mid ah degmooyinka Gobalka Banaadir.

Qaraxyo oo u badan Bam Gacmeedyo ayaa wali laga maqlayaa Xaafadaha magaalada Gaar ahaan degmooyinka Xamar-weyne, Wardhiigley, Xamar Jajab, Waabari iyo Howl-wadaag.

Wararka qaar waxay Sheegayaan in waxa dhacaya aysan aheyn Qaraxa Bam Gacmeedka oo kaliya balse ay ku jiraan Hoobiyaal ku soo dhacay degmada Xamar-weyne.

Sidoo Kale Waxaa la maqlayaa dhawaaqa rasaas ay ridayaan Ciidamada Dowladda ee ku sugan meelaha Qaraxyada lagu wareeray, Waqti kooban oo xaalad qasan ah ayey gashay Muqdisho.

Si rasmi ah looma oga Khasaaraha dhimashada iyo dhaawac, arintaan ayaa ku soo beegmeyso iyadoo magaalada ay la wareegeen Ciidamo gaar ah oo loogu talagalay Sugidda Amaanka Muqdisho maalmaha Bisha Ramadaan.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Nin waaxyaha walaalkii oo waraabayaal wadaagayaan ku weersadDoo wadhi Ayaa
    Kuu DanbeynNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  2. Aduunyada Lagu waarimaayo, Oo waa Layska wadayaaeeeeeeeeeeeee,)
    Welwelka AakhirRoo, Miyaadan warba ka HaynNeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Wacdiga Ood Weheshataad, WeynNeee Janada Hooy kaaga waabaaeeeeeeee,)
    weysada werdiga, ood Daayimtaad Welwel AakhirRoo Wadhi ku WedaartaanNeee,)

  3. Dabargoyn Dhiig La Durduurtoo, Kama Daalaan Dunuubta Daashataeeeeeeeee,)
    Diinta oodaan Daalacaan, Duloow Duufsiii Ayaad ku DanbeynNeeeeeeeeeeeeee,)
    Waxaad ku Danbeyn, Kuwuu Daayinkey Darajeyn, Daarta Aakhireeeeeeeeeeeee,)
    ADOOMAHA Ilaahey inaad Dabargoyso, Nin Daaimoow, Maalinta Dooda AakhirRoo
    Adiga waa kuu DaranNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*