DAAWO;-Puntland Oo soobandhigtay Taliyihii Ciidanka Somaliland Iyo 19 Gaadhi ay kuqabsadeen Dagaalka

Godoomiyaha Gobolka nugaal Faraweyne Oo Warbaahinta Kula Hadlayay jiida dagaalka Ee Tukaraq Ayaa Ka warbxiyay Maxaabiis Iyoo gaadiidka Dagaalka Ay Ka qabsadeen Maleeshiyada Somaliland Kadib dagaalkii Shalay ku dhexmaray Labada maamul ee puntland Somaliland

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

 

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

11 Comments

  1. Somalilandara
    Saraakishadii waxna waa la dilay qaybna waxaa lagu hayaa garowe ama gadhowe sida aad jeceshahay inaad dhahdo ta kale waxa kale waxaa galabta booqday si diiran loogu soo dhoweeyey tukaraq engineer Camey oo gaadhsiiyey kaalmo dadka shacabka ah

  2. Ababina

    Kkkkkkk wasiiradii Somaliland ee maanta booqday tukaraq baad bareejaynaysaa sxb kkkk boowee meeshaa jab baa idinkaga dhacay, god qaboobadaad ku gabanayseenaa kasiiyaacde kkkk walahay waxaan daawaday clip yar oo garowe laga soo duubay MOBILE waabay qixi gaadhay caasimadii BUDHLAYN, waxaan arkaayay gabadh iyo wiil gaadhi kusii boodaayaa marjaasaay gabadhi tidhi …xaalku ma wanaagsana. Qosolkiibaa iga dhamaday walee, waar boowe wali laysma gaadhin

    K
    KkK
    Kkkk

    Maratahon baa dhowaan bilaami doonaa!!

  3. Warbixint khasaarihii dagaalka Tukaraq
    May 15, 2018 | Filed under: Wararka | Posted by: admin
    #FAAHFAAHIN
    #AAGA_TUKORAQ
    Khasaaraha dagaalkii maanta inkastoo aanan jirin cid ka tirsan labada dhinac oo qiratey misna warar sugan oo PUNTLAND POST heshay ayaa sheegaya.

    Dhimashada SOMALILAND 24 Askari
    Dhimashada PUNTLAND 13 askari.
    Dhaawaca SOMALILAND 51 askari.
    Dhaawaca PUNTLAND 32 Askari.
    Saddex gaari oo laga qabsadey PUNTLAND.
    Labo gaari oo laga qabsadey SOMALILAND.
    Gaari laga gubay PUNTLAND.

    Taliskii guud SOMALILAND ee Tukoraq oo galabta la gubay.

    PUNTLAND oo la wareegtay TUKORAQ.

    Dagaalka labada dhinac wuxuu socdey in ka badan 12 saac oo xiriir ah.

    FacebookTwitterGoogle+Share0

  4. Habartan ee somalilaan indoo adaaka.πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Wiili waxey ku haysa la ima biqiin. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  5. ASC DHAMAAN DADKA CAAFIMAADKA QABA ee islaamka ah RAMADAAN KARIIM.

    Bacda salaam wallalaheeyga qaaliga ee geesiyadeeyda my heroes SOOMA JEESTAYAASHA YAAN LACUNIN EE BISSINKA iyo SUURAHDA QURAANKA haloo akhriyo islaamahaan ga gabaaya yeeysan cunine.
    Suldaankeeygii reer Maakhir maila socotaa? kkkkkk iyo Habro buufiye waxaan idin leeyhay waxba ha isku xiijinina waxaan nafla caariga ah ee had geed waayay ah arrintu waa ku adagtahy oo waxay kaga dhegtay CODE99 KKK maxaa yeelay waxay ogyihiin casharka loo dhigay reerkii, joogsana meeyso oo ilaa Laascaanood waa lasocon Insha Allah. Mideeda kale hadee reer Puntland waa soo majeestayaal Allana lajira non sense ga lama tuso dul qaadkiina waa kadhamaaday habaar iyo qaraxyo wax looga qaadi waa meel hagalaan hada. wbt

  6. reer puntland durba waa dabaaldagayaan. DIDNT BUY it in a million !!
    waligeedba goob lagu ba’ay oo lagu hoogay geeridu hayb ma lahayn. waa wax sugan taas.

    hayeeshee goobta yaa u haray weeye dagaalka ciribtiisu.
    ogaada reer puntiyoow maxay ahayd ahmiyada aan dagaalka ugu lug yeelanay IN THE FIRST PLACE?

    1-in la is tuurtuuro deetana qolo waliba ku noqoto dhufayskeedii.
    2-in dadka la maqashiiyo dawlada puntland baa hawlgal milatari ka fulisay aaga tuka raq

    3-in lala soo shir tago dagaal baa dhacay la-igamana adkaan oo waa i kan aan WALI bartaydii qoomaaro.
    4-iyo in lagu baano baabuur, gaadiid iyo wixii saaraa oo maxaabiisa baan la wareegnay oo intaas libin laga dayo.

    koley jawaabaha dadwaynahaan uga tagayaa

  7. waxa saaka tukoraq 10 km dhinaca garowe ka xiga ciidamada qaranka somaliland
    xaaladda dhimashada ee puntland way tiro beeshay, dhulkii iyo saanadiina ka daawo dhaashadaha cidda ka jalabutaynaysa

  8. reer faan jecel waa dad wacan kol hadii ay inaga astureen jabkii soo gaashay iyo qasaarihii somaliland waa lagu kalsoonyahay ciidankeeda ilama ahan inay soo laaban doonaan baryaha oo ay dhacsan dhoonaal dhulka ay jeebta ku sheegtaan

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*