AKHRISO:War murtiyeed Shirki maamul Goboleedyada Baydhabo laga Soo saaray

Shirkaas ayaa waxaa inta badan laga muujinayey walaac maadaama xubno ka mid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka ka jira uu khilaaf kala dhaxeeyo dowladda.

Warmurtiyeedka laga soo saaray shirkaas oo dhowr qodob ka kooban ayaa waxaa ka mid ahaa in dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay taakuleynta Ciidamada Maamul Goboleedayda si ay door ugu yeeshaan la-dagaalanka Al-Shabaab.

Sidoo kale qodobada lagu soo hadal qaaday ayaa waxaa ka mid ahaa dhameystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna.

 

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Kkkkk kuWan iska daa in aay go’aan aay soo saaraane iyagaaba gacmo ku gabad ah.caalamkii oo dhan ayaa laga soo xir xiray.kkkkk iyagaaba sidii dhoocil yar loo ilaaliyaa si aan loo faraxumaayn.iyagoo dhan waa WADA fadhiid mid saxarada iska fogaayn karaahi kuma uu jiro.iska daa in aay go,aan garaan intaad u kaadido…..

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*