DAAWO VIDEO:Axmed Karaash Iyo Baashe maxamed farax oo Tukaraq labada dhinac ka Kala Jooga

Gudomiyaha Golaha wakiilada Soomaliland baashe Maxamed farax Ayaa Gaadhey magaalada Tukaraq Duleedkeeda Dhanka  Sool Oo Ah Halka Ciidamada  Soomaliland Ku Sugan Yahiin.

Baashe Maxamed Farax Ayaa Sheegay Inuu halkaasi U tagey Inuu dagaal Galiyo Wiilasha Reer Sool oo uu ku jabiyo dagaalka Soomaliland Madama Xilkiisauu Ilaashanayo.

Wararka oo Ay heshay marqaan Media Ayaa Sheegaya  Inuu Duhuradii Maanta Sidoo kale halkaasi tagey Axmed Karaash Iyo Ciidamo badan oo garoowe ka Tagey.

halkani Riix Video Boqashada Dhinacyada

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

12 Comments

  1. Somaliland”: Taliska” Naxashka” Saaran EE JEEGAANTA HARGEYSA”:KKKK KKK
    SOO JOOG NINKII LAGA WAAYO, SOO JIIF BAA LAGA HELAA?…….
    ————————————————————————————-
    Warka caawo ka soo magaalada Burco -Hospitalka weyn magaalada” kornayl”
    marxuun mohamed Daauud Nuur –= oo ka Soo Jeeda Beesha Habar-Awal, jilib Sacad Muuse Siiba Jufada” jIBRIIL Abuukar ee reer- Gabiilay”.??….
    ————————————————————————————–
    28/dhimashada ciidanka jeegaanta hargeysa
    Dhawaca 40 ilaa 38 inta u dhaxeeysa sida wararka xaqiida ah
    DHAAMAANTOOD WAXAA LOOLA CARARAY HOSPITALKA BURCO
    ————————————————————————————
    SOO JOOG NINKII LAGA WAAYO, SOO JIIF BAA LAGA HELAA”?….

  2. Waxaan joogaa dalka uk guri isaaq leeyahay oo aan laga barooraneyn ma jiro beel iidoor oo aa tacsi u fadhiyin wey yartahay ee nanka ma danab baa ku dhacay mise dhul gariir???

  3. Haye shalay weerarkaad tukaraq kasoo qaadeeen ma qabsateen kkkkk waleee reerkan faan baan cid kuba gaadhaysaa jirrinba.

    Tukaraq ma qabsateen?!?!

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

  4. Ababina

    LA sheekeey jabkii shalay kaasoo gaadhay TUKARAQ.

    CawralAy cago ayaa ka dhacdaye waleee.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

  5. @ Ahmed SNM,

    Maandhe runtu waa sidaa aan u dhigay ee aan mar kale kuugu celiyo. Maleeshiyada SNM-tu waa duul markoodii hore ba ay balwaddu dilootay. Khamri, daroogo iyo qaad ayaa lagu kireystaa oo lagu maandooriyay. Ma aha dad saaxi ah ee waaqiciga ku nool. Sida aynu taariikhda ka xigan karno maamul iyo madax kasta oo suuq madoow iyo maafiyanimo ku daneysata kuwa nolosha ka dhacay ayay mukhaadaraadka ku kireystaan oo ay maleeshiyo ka dhigtaan. Dhowrka midh ee aad Hartiga ku sheegtay iyana waa kuwa ay bulshadeenu soo tuftay ee aan xisaab inoogu ba jirin.

    Balwadda dilootay ee dadnimada iyo bulshadooda ka dhex saartay ayaa idin badday ee qaddiyad iyo siyaasad toona waxba ka ma oga. Damiirkoodu haddii uu caadi yahay in tolkooda loo adeegsado mustaxiil ayay ku ahaan lahayd. Macal kuwa magaca Harti sheeganaya ee ay SNM-tu ku maqaar saarato sida Baashe iyo Xaglo ayaa wada sakhraan nolosha ka dhacay ah.

    Isu dawladeyn maynno ee waynu wada dawladeysanaynaa maandheyaal. Intaa waxii ka baxsani waa qaraw maalmeed.

  6. Ku:somalilander: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    SOO JOOG NINKII LAGA WAAYO, SOO JIIF BAA LAGA HELAA”?

    AAWAY: XAAJI SAALAX
    AAWAY AHMED
    AAWAY SOMALILANDER KKKK WOW KKK
    GAROOWE AYAAN QABSANAY 4BILOOD AYAAD TURKARUQ FADHISAAN
    CAAWO WUXUU CIIL HAYAA MUUSE BIXI, FAYSAL CALI DHURWAA, & BAASH ISXANBAAR”
    VIVA TUKARAQ, VIVA LAASCAANOOD, VIVA MUJAAHIIHIDIINTA JIDDA HORE
    GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL & GOBONIMOOOOOOOOOOOOOOO

  7. Madaxtooyada Soomaaliya Waxaa Goor dhaw lagu weeraray Madaafiic Aan La oqoon Halka Laga soo Tuuray. WAR DEG DEG AH.

  8. Kkkkkk kkkkk islaan aan u malaaynayo in aay ku haayb tahay kuWan la leeyahay tukaraq ayay labada daan ka Kala joogaan.ayaa waxaa laga soo wariyay hadal tariiqda galay oo ahaa..WAR IDIN KALA GARAN MAAYNEE WADA GUULAAYSTA.KKKKKK KKKKK waxaan kaloon leeyahay hadiiba dhabayacooy shalayto aad qabsan waaydeen Tukaraq isaga soo carara ha ku go’ina meeshee.waxaad tihiin AF KA NOOLAYAAL ITAALKANA BARANBARO.KKKKK KKKKK

  9. TO: somali sidii gacalkacyo lagu Galay oo kale tukaraq ka dhacday ileen ciidamada barakeysan ee jebert ee harti Ayaa hilfaha u Qaaday shalay. OGOOW SOOMAALIYOW HABAR-GIDIR CADAADO KAMA SOKEEYNE OGOOW. HAWIYAHAAS KALE AYAAD U XANIINYO WEYNTAHAY OGOOW
    CUDUDA AWOODA CIIDAMADA BARAKEYSAN EE JABART HARTI, WAAD LA SOCOTAA BRITISH AYEY HORAY U FUUQSADEEN MAXAY YIHIIN IDOOR = hawiye majeerteen iska celin kari waayeen
    100 sanno somali gacantaad GEYN KARIN PLEASE WAA LA DHUNKAADAA(SHUT SHUT FOQOLSHIT).
    ISKAGEY CELI DIYAAR AYAAN U AH.

  10. Kkkkk kkkkkk kkkkk mingisle QUMAY HANA CUNIN.kkkkkk kkkkk .. CAALAMKA OO DHAN AYAA LA OGAA DAGAALKII GAALKACYO.IN AAN 12 ASKARI AAN KAAGA QABTAY OO KUUGU SOO DHIIBAY ISLAANTII CALOOSHA WAAYNEEDE.KKKKK MASE XILIGAAS MINGIS TUMIS AYAAD KU JIDHAY BOOWE.AAAAA ARGAGAXNAY AAA ARGAGAXNAY.MIDAASI WAA DHIRBAAXO KUGU MAQAN MINGISOOW.TEEDA MAXAA KAA BI’I LAHAA HADII AAY CIIDAN AHAAN LAHAAYEEN KUWII KU CEEBEEYAY CIYAAL DUGSI AYAY AHAATEEN KKKKK KKK PSStii ayaa yaabtay

  11. Kkkkk mingisloow…..
    Umadii fayoobeed ayaan hadal Isla fahmi la’nahay macadalaahi adigoo ah dadka madaxa buuxsada.kkkkkk kkkkkk war kuMA fahmayee RAMADAAN KARIIM.SXB

  12. Somali

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Sxbkeen mingis tume beri uu ulo miidhan meesha kusoo geli jiray sidii uu isla qoraalkiisa saarka ka tumayo. Kkkkk labo kelmadood kolkaad aqrido ayaa madaxa lagugu dhufan jiray. Kolkaas dhaliisha ka daa yaanu sidaas ku noqone. Kkkkkkk

    Mingis Tume sxb waan ku salaamay. Ramadaan kariim.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*