DHAGAYSO DEG DEG:Ganacsatada Puntland oo Hub Ku tageeraya Ciidamada Tukaraq Shacabka Ugu baaqay Inaan Loo kala Hadhin

iyado dagal u dhexeeya Puntland iyo Soomaliland uu dib uga sooo cusboonaaday Degaanka tukaraq eee gobolka Sool ayaa waxaa bulshada Puntland ugu baaqay inay dalkooda difaacdaan Nabadoon Cabdulahai Maxamed Jibriil oo Sheegtay inuu yahay Afhayeenka Nabdoonada Puntland.

Jibriil ayaa ugu baaqay Bulshada Puntland inay garab istagana ciidankooda dartood u dhimanaya ayna la garab istagaan wixiii ay heli karaan

Waxaa uu La Hadlay Idaacada Daljir Isagoo Ugu baaqay Inay Shacabka Garab istaagaan Ciidamada Si Looga Guulaysto Soomaliland oo Dulaan kusoo Qaaday  Sool  caasimada Laascaanoodna Haysatey 10 Sano ka Badan

Halkani ka Dhagayso

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Dhabayaco shalay markii aanu dabaaldaynay een damaashaadka ku jirnay bay istidho maantaad jaanis weeyn haysataan oo ciidamadii Qaranka Somaliland aanaay joogin tukaraqe ka qabsada oo ka gaadhsiiyaa intay gaardiska ku maqanyahiin, taladaba kumay darsan 4 ta askari ee joogaa CUSTOM ka tukaraq ee cashuurta qaadayaa ayaa cashar idiin dhigi.

    Ilaaa iyagii duulaanka ahaa dhabiga loo qoray lagana reebtay sahaydii iyo gaadiidkii dagaalka ee ku jiro hal dababaad ah.

    Difaac adag kasii xidha GAROWE BOOWEEYAAL ciidankii waa kasoo jeestay gaardis kii iyo gaadaa ka cayaarkii shalaye oo waa soo qulqulayaanee..#AARIBOOWE WAAA ARGAGAXNAY.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk

  2. Kkkkk anigu shalay Ayaan ka hadlay.Wali taariiqda laguma hayo dhabayaco oo aan gaal la socon in aay guul gaaraan yaan lagu riyoon.midkii UNta ee doraato la shiray ayaan been u sheegay ee dhabayaco waaynu naqaan.hadeer ayay bilaabayaan GAAS ayaa eelaaydii ku maqnaa iyo buraanbur aan jirin oo ogaada..kkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*