DAAWO SAWIRADA:Cali Khaliif oo Dhex Fadhiya Xuska sanad Guurada 18 May Soomaliland

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Beri baan garanayaa hadii Cali Khaliif lasoo hadal qaado meeshani comments la qaraqmi jirtay. Imikana Warkiisa cidiba masoo jaleecdo.

    Waxa ifafaalaheyga ii muuqata cisho Sidaas oo kale marka arimaha Puntland iyo Somaliland la’iskaga dhego tiri doono oo la’iska iloobi doono in yar oo inaga mida mooyaane.

  2. Idoor mucaarad baan ku ahaa in badan laakiin markaan arko sida ay u bahdileen cali khalif galayr oo madax looga dhigay hoteellada iyo dhillooyinka idoor inuu ka caawiyo jeegaanta geerisheenta iyo sariiro goglan, mansabkii iyo sharaftii dhulbahante iyo magacii khatumo sida loogu beddelay inay koorta idoor qoorta u suraan qawsarrada iyo khasiisiinta dhelbahante iyo wersangeli kkk kkk kkk idoor waa dad tashaday kuwanna waa dad talo iyo taamaba hayn una kula dhuunta inay tubakada Iyo candhuufta ka guraan odoyasha haraadiga SNM sida sida faysal cali dhurwaa iyo muuse shaani.

  3. Dawlad inay inay gumaysato dawlad kale waa qaynuun caalamiya wayna dhacdaa, laakiin qabiil somali ah inuu gumaysto qabiil kale, u dawladeeyo, canshuur ka qaato, madaxdooda iyo oday dhaqankooda laga dhigo wax kabaha lagu rarto iyo wax xabsi lagu guro, waa lakala adkaadaa lakiin in lays rarto sida dameraha waa mid aad looga xumaado, dhulbahante iyo wersengeli sida loo bahdilay waa woow ya’ lagu reeb.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*