VIDEO DAAWO DEG DEG AH:Taliyahii Ciidamada Somaliland oo Tukaraq oo Ku Dhintay Dagaalka,100 Askari Dhawaca

Inka Badan 50 Askari oo labada Dhinac Ayaa ku Dhintay Dagaalka Tukaraq Sida Wararka rasmiga Sheegayaan ,Wararka aanu helayno waxaa ay sidoo kale sheegayaan in dhaawacu kor u dhaafay boqol askari oo labada dhinacba ah.

Dhaawacyada waxaa la kala geeyay magaalooyinka Garoowe, Hargeysa, Burco iyo Oog iyadoo hadda lagu daweynayo Isbitaaladaasi

Askarta dhimatay waxaa ku jira saraakiil Lix kor u dhaafaya oo labada dhinacba ka dhintay.

Taliyihii ciidanka Somaliland ee Tukeraq Maxamed Daa’uud ayaa la sheegayaa inuu ka mid yahay saraakiisha ku dhintay dagaalka.

Xaalada Isbitaalada la geeyay dhaawacyada ayaa la sheegayaa inay mashquul badan ka jira islamarkaana laga joojiyay dadkii soo booqanayay.

12 saac ee  Habeenimo Xiliga  Saqda Dhexe Waxa Rasaas Kooban ka Dhacayaan  halka Ciidamada Isku hor fadhiyaan,Waxaana Gadoomiyey Roobaabka Da’ayey Galabta  oo Ciidamada  Inta  Badani Gurmadkooda Xiray.

Halkani Riix Video Daawo

In yar Kadib Ilaa Caawa Ilaa maanta Waxa Dhacaya Hubka Kala Gadisan ee Cidamada Isku Adeeg Sanayaan,Labada maamulba waxaa ay xoojinayaa ciidamada ku dagaalamaya Tukaraq iyadoo magaalo kasta laga soo daad guraynayo ciidamada Gurmad ah.

Waxaa la xidhay dhamaan waddooyinka la iskaga goosho ee Somaliland iyo Puntland iyadoo loo ogolyahay ciidamada oo kaliya inay maraan wadooyinka.

Waxaa Jira Gurmad  Ciidamada Bad Baado Khaatumo ku biirinayaan Inuu dagaalka  Dhanka Hawdka  Boocame Laga Xoojiyo Si loogu Dhabar Jabiyo Ciidamada Maamulka Soomaliland oo Shacabka u Arkaan Dhul balaadhsi Inuu yahay.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

12 Comments

  1. Booweyaal Part ga hanaga jiidhina 18May baan xusaynaa iyo Maalin Qaranamida Jamhuuriyada Barakaysan Ee Somaliland.. Markaa dhagax tuurka iga dhaafaa nooh.

    😂😂😂

  2. BAL MUXUU U DHINTAY?

    Puntland waa dagal iyo dawlad geyiyeed si rasmi ah uga jira Jamhuuriyadda Soomaaliya. Waa dagal ay dhaxaltooyo u leeyihiin ee kana dhexeeya dad dhalasho hoose wadaaga. Iskood iyo ikhtiyaarkood ayay ismaamulkooda ay Puntland ugu magac darteen u yagleesheen xilli uu dalku burburkii baahsanaa ku sugnaa. Dalkooda in ay dib u soo dhiciyaan oo ay qarankii Soomaaliya dib u taagaan ayaa isbahaysigoodaasi hoosta kaga xardhanaa waxii tooda u gaarka ah ka sokeeya. Dadaalkoodii aanay waxba u la hadhin maanta ayay Soomaaliyi ku nagaadday oo ay calankeedii dib u hoos dugsanaysaa. Falsafadda reer Puntland ee Islaamnimada iyo Soomaalinimada ku suntani midhaheedii waa la hayaa maanta.

    Waxaa se yaab iyo amankaag aadmiga ku noqday magac madhan ee falsafad uu ku qotomo iyo hadaf uu leeyahay toona aanay jirin oo haddana inta maal adduun lagu kharash gareeyay nafta loo hurayo oo ummaddii Islaameed lagu faduulinayo. Waa magacan “Somaliland”. Soomaalinimo u ma taagna oo diinteena ma matalo. Shareecada Islaamka iyo sharciyada iyo qawaaniinta adduunku ma aqoonsana. Dhul iyo xuduudo u gaar ah ma leh. Dal mise dagal rasmi u jira midna ma aha. Waa wax aan jirin oo haddana jiritaankaaga duulaan ku ah. Waa wax aanu maanku dhaadayn oo aragga ka dheer. Waa wax waaqiciga ka baxsan oo dhalanteedka na ka fog. Bal maxaa lagu macneeyaa?

    • No Argagax Boowee.

      Saan horayba kuugu sheegay cid kaa dul kicinaysaa ma jidho dhalfada IDOOR BOOWEE…SIFIICAN MAYLA SOCOTAA?!

      Waxba kuuguma filna inaad WEBSITE ka calaacasho in badan.

      🤣🤣🤣🤣

  3. Nin og wuxuu yahay oo hadana dafirsan oo ilmada, kaadida iyo xaarkuba bilaa macno uga socdaan maxaa lagu manceeyaa? kkkkk

    Nin gacanta kor usoo taagaya oo barooranaya maalintay qadhaadhaato, maalintay qabowdahay fadhfadhiisa laga fadhiyi kari waayo tollow kaas maxaa lagu mataalaa? KKKKK

    Nin Socodkiisiina ka tegay kii ninka kale ee uu heybsanayayna gaadhi waayay maxaa loogu yeedhaa? kkkkkk

    Nin cad aanu kelidiis laheyn intuu soo xad is yidhi cadkale intaad ugeyso aad dad aad isku heybtihiin (Harti) meeshaas ku wada dhuuqdaan oo dabadeedna intaanu haleelinba laga soo dhufsaday oo hortiisa lagu dubanayo. Diidan inuu yimaado oo uu yidhaa ‘waar bal intan waxbaan anba ku leeyahay oo khalad baan gelaye bal aan dhankayga kagoosto’. Dhana uga dhareerinaya oo ishuna nurguxleynayso, hunguriguna nurjuqleynayo, welina naawilaya inuu cadkaas soo dafo oo deetada tolkiis ula tego. La’se wadne iyo geesinimadii uu kusoo dhacsan kari lahaa wuxuu tebayo ee lagu hor maamulanayo; TOLLOW NINKAAS, ALLA NINKAAS OO KALE MAXAA LAGU MACNEEYAA AMA LOOGU YEEDHAA AMA LAGU MASAALAA AMA LAGU GARTAAYOO, ASTAAN LOOGU YEELAA?

  4. @ Ahmed SNM,

    “Nin og wuxuu yahay oo hadana dafirsan oo ilmada, kaadida iyo xaarkuba bilaa macno uga socdaan maxaa lagu manceeyaa?”

    Jawaab: IIDOOR WAGAASH!

    “Nin gacanta kor usoo taagaya oo barooranaya maalintay qadhaadhaato, maalintay qabowdahay fadhfadhiisa laga fadhiyi kari waayo tollow kaas maxaa lagu mataalaa?”

    Jawaab: IIDOOR WAGAASH!

    “Nin Socodkiisiina ka tegay kii ninka kale ee uu heybsanayayna gaadhi waayay maxaa loogu yeedhaa? ”

    Jawaab: IIDOOR WAGAASH!

    “TOLLOW NINKAAS, ALLA NINKAAS OO KALE MAXAA LAGU MACNEEYAA AMA LOOGU YEEDHAA AMA LAGU MASAALAA AMA LAGU GARTAAYOO, ASTAAN LOOGU YEELAA?”

    Jawaab: DEE WAA UUN IIDOOR WAGAASHLE, MAXAA KALE?

  5. Magacyo Badane

    kkkkkkk Intii hore waad isku dayday inaad ka jawaabto. Laakiinse maxaad uga tagtay ood uga jawaabi weydey tii ugu danbeysay ee aheyd, “Nin cad aanu kelidiis laheyn intuu soo xad is yidhi cadkale intaad ugeyso aad dad aad isku heybtihiin (Harti) meeshaas ku wada dhuuqdaan oo dabadeedna intaanu haleelinba laga soo dhufsaday oo hortiisa lagu dubanayo. Diidan inuu yimaado oo uu yidhaa ‘waar bal intan waxbaan anba ku leeyahay oo khalad baan gelaye bal aan dhankayga kagoosto’. Dhana uga dhareerinaya oo ishuna nurguxleynayso, hunguriguna nurjuqleynayo, welina naawilaya inuu cadkaas soo dafo oo deetada tolkiis ula tego. La’se wadne iyo geesinimadii uu kusoo dhacsan kari lahaa wuxuu tebayo ee lagu hor maamulanayo; TOLLOW NINKAAS, ALLA NINKAAS OO KALE MAXAA LAGU MACNEEYAA AMA LOOGU YEEDHAA AMA LAGU MASAALAA AMA LAGU GARTAAYOO, ASTAAN LOOGU YEELAA?”?

  6. Habroyiinkii wala dhaabe. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • Somalilander iyo kan wata habar dh**e labbadiinu khaniisnimi baad ka hadashaan mar waliba. Raganimo qaaligeeda niman aan fahmin baad u taalaan.
      Meesha ha nooga dheelina. Hadii waxaas xilka leh aydnaan dayn karin fadlan bar kale raadsada. Cidina idinma soo daba gali doonto.
      Wax ka reeban raganimada hadaad lasoo shir tagtaan dee waa ku khasbanahay Inaan idinka dacwoonaa.

  7. How long can you lie to your pple? adeer majeerteen iska celi , adigaa ku soo duulay, dowladda federalka shaqo kuma laha waxaan,adigaa daandaansi bilabay haddana qaylinaya, nin da’daadaas jira been sheegaya waa ceeb!!!!

  8. Jubalander

    Adeer iska joog oo daawo dheesha. Maanta intay dabaal degayaan ka gaadhsiiya ayay is yidhaahdeen oo ka carqaladeeya. Waxaanay filayn ayaa ka raacay meesha. Berina wa la’isku joogaa hadaanan aduunyadu gadoomin.

  9. Ahmed midh aan ku idhaahdo salaam salaam ayaa lagu gudaa dagaal dagaal ayaa lagu gudaa waxaad tidhi waxay is yirahdeen ka faaiidaysta way dabaal dagayeene oo markaad soo weerarayseen tukaraq oo uu joggay farmaajo garoowe sow idinkii soo weeraray tukaraq teenu ma xalaal baa adeer isma maqashaan oo beenta iyo faanka ayaad ku dheeraysaan ader wax iska cele adigaa soo doontay dal aadan lahayn ninkii soo dhoofay ayey geeridu dhibaysaa adiga gabilay iyo Boorame hargaysa maxaa idin keenay dhul aydaan lahayn ader dhulku waa dhul Daarood ka sokow waa dhul harti adiga oo iidoor ah maxaa ku keenay tukaraq in lagugu karbaasho waad istaaheshaan shalay kii ina Biixi waxa uu ku calaacalay Dowlada fedaraalka ah ayaa na soo weerartay wax iska celiya waangii waad gran waydeene in aad maalin walba ku laysaan Laascaanood dadkii lahaa oo aad isku dirtaan looma dul qaadanaayo balan waxaan idin ku qaadnay Burco xuduuda sool iyo burco in laydin geeyo oo aydaan dib dambe u soo hawaysan dhul Harti awalba waxaa dabada idin ka waday Xabashida oo aad been u sheegteen imnka laydin baray beentiinii .

  10. ahmed

    Horta waa hubaal oo dagaal weligeen ka bixi mayno inta aad senta heystaan qadiyadan dhimatay ee Dawlad Hartiyeysan ku sakeysan. Beri hore ayay bakhtiday qadiyadaasi wax soconayana maaha. Hadaba annagu ma aaminsanin qadiyadan baas ee qabiileysan iyo dad isku dir. Anagoo gacmaha is wada heysana ayaanu xuduudahayga joognaa difaacanaynaana. Dhulbahente miyaanu aheyn ka iga ag dagaalamaya illa dhimanaya? Bal beentaad iskugu sheekeynaysaan eega. Warsangeli miyaanu ciidamadayada iyo Dawladayaba ku jirin oo iga ag dagaalameyn. Haday qadiyadaadu quwad leedahay maxaad dhulkaaga u joogi weyday dee? Waxba haku galgalan Xabashaa iga danbeysa. Dadku kulama jiraan. Intii aad niyada ku dhisan jirteena Khaatumo ayau idinka raaceen. Maanta Khaatumo anaga ayay nala heshiisay. Sababtuna kolkii horeba idinka maanay mid aheyn oo reer Somaliland ayay ahaayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*