DAAWO VEDIO: Ciidanka Somaliland oo Heegan la geliyay & dagaal culus oo hadda ka socda Tukaraq

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas C/llaahi Fadal Iimaan ayaa ugu baaqay Ciidanka Somaliland in la adkeeyo amaanka guud ahaan deegaanada Somaliland.

C/llaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in muhiim ay tahay in Ciidanka Booliska Somaliland il gaar ah ay ku hayaan Ammaanka inta lagu guda jiro Xuska 18-ka May oo Somaliland ay sheegtay iney ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

Dhanka kale,waxaa dagaal xooggan ka socdaa deegaanka Tukaraq oo ay ku dagaalamayaan Ciidanka Somaliland iyo Puntland,waxaana dagaalka la isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

 

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*