DAAWO VIDEO : Tukaraq Dagaal baabur laga Gubey Soomaliland Xaalad kacsan

Dagaal ka Dhacay Galinkii Hore ee Isniinta Duleedka Degmada Tukaraq Ayaa la Sheegay Inay  Ciidamada Puntland  baabur ka Gubeen Soomaliland,Iyagoo Madaafiic Ku Weeraray fadhisin Ciidamadaasi ka Qodanayeen Goobtaasi.

Goobtaasi oo banaanka Nugaasha Tukaraq Ah Ayaa Marqaan Media loo sheegay Inay Ciidamada Soomaliland Doonayeen Inay Weerar Gaadmo ku Qaadaan Ciidamada Soomaliland Kadibna Ciidamo Deegaanka oo is Abaabuley Ayaa Hub Ku Weeraray.

Ciidamada Soomaliland Ayaa halkaasi kala baxsaday laba Baabur halka midka Mida  rasaas Ka haleeshay  Qeyb ka Mida iyo hal Askari oo Dhawac Fudud Soo Gaadhey.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Inkasta oo labada Dhinacba Aysan ka Hadal Hadana Dad Goob jooga Ayaa Sheegay Inay halkaasi  Gaadheen Ciidamo Hor Leh oo Labada Dhinac ka Tirsan.

Xaalada Ayaana Ahayn mid Degan  waxaana maal mahii ugu danbeeyey la Hadal hayey Xabada Inaysan Afka Ka bixin uun,Ujeedada Ayaa Ah Inay Qolo kasta Doonayso Inay Weerar Gaadmo ku qaado hadana Qolo kasta Ciidamo badan halkaasi Gaysey.

Waraysi Saraakiil Puntland Lasoco

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Waa sidii ninkii geedka saarnaa oo goynaya geedkuu ku fadhiyay, War nimanku isfaham miyaysan awoodin koley madaxda dagaalka dan baa ugu jirtee

  2. Been been ma aragtay isku maaweeliya
    Intaas ka dhigta roob daay.
    Iidoor dayntiodu waa lagama doontaan

  3. war kan wuu marqaansan yahay wuuba lashaqaynayaa snm ta kulahaa ciidanka snm oo heegan la geliyey. dadkii dhamaan barakacay adeer raaxo xornimo lauma helo ee nacnacda jooji sidaa dagaal ku istaagi maayee

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*