DAAWO VIDEO:Cajiib Wiil Yar Soomali 4 Jir Oo Gabay Ka Tiriyey Donald Trump & Qudus

Xaalada Qudus Ayaa Kacsan Kadib markii safaarada  dalka Maraykanka  loo Raray Magaalada Qudus,waxaa lagu Dhaawacay Dad ka Badan 2500 oo Qof Waana Tirada Ugu badan Tan iyo 2009.

Waxaa Jira Dad Badan oo Fikradooda Ku Cabiray  Siday u Arkaan Falkaasi oo Musliminta Weerar Lagu Qaaday u muuqda Xili  Lagu Jiro Bilow Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Waxaa ka Mid Ah dadkaasi Wiil yar oo Soomaaliyeed oo Fikradiisa Ku Cabiraya  Xaalada Qudus ee maraykanka.

Halkani  Riix Video Daawo

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*