3 Comments

  1. @ Suldaan Prof Cusman cawad ”Royal Family” May allah Bless him

    RAMADAAAAAAAAAAAAAAAAN KARIIIIIIIIIIIIIIIIIIM my suldan……..ilaahay waxaan kaaga baryayaa cibaado suuban,denbi dhaaf,cafimaad iyo cimri dheer

    Akhyaarta Marqaan Media RAMADAAAAAAAAAAAAAAAAN MUBAAARAK dhamaantiina wiil iyo gabadh. Waa bishi wanaaga laga shaqayn jirey somaliyey waana bishi uGu kheyrka badnayd ee ilaahay dembi dhaaf weydiista.

    Cafis iyo Musaamax bishan Ramadaan ee barakaysan qofki wax iga tirsanaya.

  2. Dhuusa la riday

    Welcome back buddy_, dhuusadaadii waxoogaa udarsanay , wXay naga buufin jirtay BED BUGS ka iyo tukhaanka.

    K
    K
    K
    Kkkkkkkkkkk

  3. @ HIS VERY ROYAL HIGHNESS, SULDAAN DAB LA RIDEY (XAFIDHAHULLAAHU WAA AXYAAHU);

    AHLAN WA SAHLAN WA MARXABBAN BIKA SULDAANKEENA QADDARINTA IYO SHA’NIGA MUDANOOW, SALAANTII BARAKEYSNAYD AYAAN MARKA HORE KUGU SALAAMAY. DIRIR SIDIISA AYAAD NAGU SOO HOORTAY SI LAMA FILAAN AH OO WAYNU KU DIIRSANNAY DHAMBAALKAAGAN SHARAFTA BADAN IYO DUCAADADA DARANDOORIGA AH BA!

    ADIGA IYO EHELLAADA, XERTA IYO BAHDA MARQAAN IYO DHAMAAN UMMADDA ISLAAMKA WAXAAN IDIIN RAJEYNAYAA RAMADHAAN MUBAARAK IYO SOWM MAQBUUL INSHAA’ALLAAH. KULLU CAAMIN WA ANTUM WA NAXNU BI KHEYRIN. HA LA IS CAFIYO OO LA ISA SAAMAXO DHAMMAANTEEN.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*