DAAWO:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ina Kaahin Oo U Hanjabay Maamulka Puntland

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka somaliland Maxamed Kaahin oo Shir Ku qabtay Hargeisa ayaa Hanjabaad culus Hawada U Mariyay maamulka Puntland isagoona Sheegay in Tukaraq kamid tahay waxa uu ugu yeeshay Dhulka Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

3 Comments

  1. Ina Kaahin iyo Muuse Biixi waxay ahaayeen Saraakiishi qaranka somaliyeed ay wax soo bareen Marki dambena noqday ”Warlords” SNM u shaqeeya.
    Bal Maanta somaliland dawlad la yaqaano ha ka dhigaan Haddi kale sidi Dalwaddi Djibouti ay u tiri waxaanu idin naqaanaa maamulka somaliland sida maamulka puntland iyo maamulka jubaland.

    Ha Wareegto Giraantu !!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*