Sunday, January 21st, 2018
.

WAR CUSUB:Madaxweyne Farmaajo Oo galmudug Gordhow Tagaya,Mahad salaad Iyo CC.cabdishakur Uga Dacwoonaya.

,
Published on January 13, 2018 by   ·   2 Comments

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow la filayaa in uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Qabanqaabada soo dhaweynta Mdaxweynaha ayaa si aad ah looga dareemayaa Gaalkacyo, iyadoona si weyn loo adkeeyay ammaanka magaaladaasi.

Arinta Ugu muhimsan safarkani madaxweynaha Soomaaliya Waxay tahay Inuu Galmudug Tuso tageerada Dowladiisa U hayaan ,isagoona Si gaar Ugala Hadlaya Mucaaradkiisa Oo Inta Badani kasoo Jeedaan galmudug Dhamaantooda.

Axmed macalin Fiqi,Mahad salaad,Cabdiraxman cabdishakuur  Iyo Xubanaha Ugu Muhimsan Mucaaradka Dowlada Ayaa Kasoo jeeda Dhanka Galmudug,waxana Shacabka Deegaanka Dowlada Ka Raad sanaysaa tageeradeeda Si Loo Dhabar Jabiyo Kooxda Mucaaradka.

Madaxweynaha Ayaa Ilaa Cabudwaaq Ilaa Galkacayo ku tagaya Safar Dhulka Sida Wararka Sheegayaan,waxana Loo kala Diray Gobolada  Madaxda Galmudug Si Ay u qaban qaabiyaan Soodhaweynta.

Waxaana Madaxweynaha uu la kulmi doonaa Maamulka magaaladaasi, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada,Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa haatan ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta g/ Bari, halkaas oo Khamiistii si weyn loogu soo dhaweeyay.

.

Readers Comments (2)

  1. Axmed muuse says:

    🇸🇴🇸🇴MA DOONAYSAA FURSAD DAHABIYA? 🇸🇴🇸🇴MA RABTAA WIILKA IYO GABADHA SOOMAALIYEED EE GUURKA SEEGAY WAX LA AAN DARTEED INAY HELAAN GUUR IYO MUSTAQBAL IFAYA IYO SHAQO MUSHRAAR FIICANA IYO NABAD IYO NOLOL🇸🇴🇸🇴MA RABTAA IN LAGUU DHISO JIDAD QURUX BADAN OO LAAMIYAALA IYO JID TAREEN OO ISKU XIRA RAAS GAABOONI ILLAA RAAS CASAYR IYO LAYRAR IYO CEELAL BIYOO FARA BADAN OO LOOGA BAXO ABAARTA BIYA LA AANTAA IYO ISBITAALO LAGU DABA JARO CUDURADA IYO DABAR GOYNTA CUDARADA FAAFA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴MA RABTAA NOLOL IYO NABAD WAXBARASHO IYO JAAMACADO TAYAYSAN IYO MA RABTAA INAAD HESHO KOONTOROOL GUUD EE DALKEENA SOOMAALIYA WAXA SOOGALAYA IYO WAXA KA BAXAYA ILAALINAYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴MA RABTAA INAAD HESHO CIIDAMO MILLATARIYA EE QARAN OO TABABARAN OO DHOWRA AMAANKA DALKAAGA IYO DADKAAGA IYO CALANKAAGA? 🇸🇴🇸🇴🇸🇴HADAY HAA AAD TIRI OO AAD RABTO DHAMMAAN NIMCADAAS AAN KOR KU SOO SHEEGAY TAAGEER QARANNIMADA SOOMAALIYA,,,,AAN ISU GEYNO CUDUDEENA OO AAN JABINNO DARBIGA ADAG EE GUMEYSIGA HALISTAA UUGU TALA GALAY SOOMAALIYA INAYSAN DIB DAMBE U HELIN QARANNIMO SOOMAALIYEED ISLA MARKAANA UU DHAXLO MARKAY U DHAMMAADAAN XABAD IYO CUDURO SUMEYSAN IYO RAASHIN SUMEYSAN IYO DAAWO SUMEYSAN IYO DAYAC GEES WALBAA OO XAQIIQAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭FADALAN AAN BADBAADINO DALKEENA SOOMAALIYA OO AAN SOO CELINO QARANNIMADEENII GODKA DHEER KU DHACDAY OO AAN BADBAADINO JIRAATAANKEENA SHACABKA SOOMAALIYEED KUWAASOO WADA SAARAN DOON DHEX SABAYNAYSA BADWEYN DHEXDEED ISLA MARKAANA SHIDAALKII KA GO’AY. HADABA FURSADDAAS DAHABKAA WAXA KALIYA OO INOO ILAALIN KARA AY TAHAY QARANNIMO SOOMAALIYEED EE CAGAHEEDA KU ISTAAGTA…HADABA AAN GARAB ISTAAGNO SHUCAACA IYO NUURKA INOO IFTIIMAY EE DAWLADDEENA SOOMAALIYA TAASOO FADHIGEEDU YAHAY MUQDISHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL IYO GOBONIMO ..SOOMAALIYA HA NOOLAATO ….SOOMAALIYA ALLAHA ISTAAJIYO ..AAMIIN …YAA RABI…WBT

  2. Somali says:

    KKK anigu ma qabo in sidaa loo ijaafeeyo madaxda dalka kkkk waan soo dhawaaynaynaa mucaaradkana waa uu jirin doonaa,



FEATURED VIDEO

wararkii hore

DAAWO VIDEO:Beesha Ugaadh yahan Oo Ciidamo Ugu badnaa Geeyey Sool Si S/land Ula Dagaalaan Tukaraq.

January 19, 2018
Wararka ka imanaya deegaanka Gadqaboobe ee gobolka sool ayaa sheegaya in ciidamo beeleed beesha ugaadhyahan siyaad ay soo gaadheen deegaanka godqaboobe ...

DAAWO VIDEO:Sir Badan Ee ku Duugan Heesta Bar Bar Waraysi fanaan Omar..

January 18, 2018
Waca Baryahani qabsaday Baraha Bulshada Hees Lagu magacabo bar bar Oo Dhawaan Soo Duubayeen fanaanin caan Ah iyo ...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Yaa Laascaanood ku Soo Dhaweeyey 18 Sano ka dib Iyo Soodhaweyn la’aan.

January 18, 2018
Cali khaliif Galaydh Ayaa Mudo badan kadib Heshiiskii Uu Kula Heshiiyey Soomaliland waxa Uu tagey magaalada Laascaanood Isaga ...

DAAWO VIDEO:Banaan Baxyadii Cadaado Ee Shirka MD Farmaajo Dhuuramareeb Looga Soo Horjeedey

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo ...

DAAWO VIDEO:Sida Cajiiba MD Gaas Dhuusamareeb Loogu Sameeyey”Wiilkayagiiyow Soodhawoow”

January 17, 2018
Madaxweyne Gaas ayaa waxaa Dhuusamareeb si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo ...