DHAGAYSO DEG DEG:Iisimada Puntland Oo Go’aamiyey In la Tageero dagaalka S?land Ka Dhan Ah.

Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo Maanta waraysi sinayaay Radio daljir ayaa si kulul uga hadlay dulaanka maamulka
Somaliland kusoo qaaday degaanadda Puntland,gaar ahaan Tukaraq,isago shegay in somaliland la iska difaacayo isla
markaana cashar loo dhigi doono.

Cabdisamad ayaa sheegay in Shacabka Puntland iyo Dowladuba yihiin dad somaliyeed isla markaana somaliland aysan ka
yeelayn in dhul Puntland leedahay aysan si haysan karrin,wuxuna sheegay in Muuse bixi doonayo in uu daadiyo dhiga
shacabka somaliyeed ,isago wakhti kooban xilka hayaa.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Midinimada Somaliyeed ayuu sheegay inay muqadas tahay ,wuxuna sheegay in Somaliya meeshay ka bagsoon la’adahay ay
tahay siyaasada Hargeysa taal.

Ugu dambeyn ayuu Nabadoon Yaasin Cabdisamad ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay tageeraan Dowladda loona
istaago difaaca dalka,isago ugu baaqay dhalinyaradda inay kamid noqdaan ciidan daafacaya dhulkooda

21 Comments

  1. ADEER WAA LA IS KARBAASHAYAA EE MEESHA NAC NAC LOOGAMA BAAHNA,DAGAALAN HADII KALE CIYAALKAAGA MADAXA U XIIRO,MUUSE WAA MADAXWAAYNAHA QARANKA SOMALILAND EE OROD OO KA CARAR MEESHA YAAN LAGU KUFSANINE,

  2. Bahda sharafta mudan ee Marqaan News waxaan ka codsanayaa in ay cinwaannada ay ka qori doonaan hoggaanka iyo maleeshiyada isbahaysiga Habar Awal iyo Haba Jeclo u dhigaan qaabka saxda ah ee muujinaya in ay maleeshiyadaasu duulaan ku soo qaadday degel dalka ka mid ah ee aan waxba galabsanin.

    Saxaafaddu waa hubka oogu halissan ee heer dagaal maskaxeed loogu adeegsado in qalbi jab lagu rido daalimiinta xaq darada ku socda sida Muuse Biixi iyo xulufadiisa. Qaabka cinwaannada loo dhigo ee warka loo baahiyo qayb weyn ayay ka qaataan guusha dagaalka maskaxeed lagu soo hooyo.

    Sidaasi aawadeed ayaanay habboonayn in la yidhaahdo Puntland mise Issimada ama baarlamaanka Puntland ayaa…”dagaalka Somaliland lagu qaadayo”. ‘Somaliland’ ma aha degel Soomaaliya ka tirsan ee sharciyan u jira mise dal sharciyada adduunka laga aqoonsan yahay. Sidaasi aawadeed ayaanay Puntland walaa cid kale “dagaal” ugu qaadi karin. Maleeshiyo reereed duulaan xaq darro ah soo qaaday ayaa la iska dhicinayaa weeye weedha saxda ahi. Puntland is difaac ayay ku jirtaa ee iyada ma aha cidda wax weeraraysa.

  3. ISAAQ DAAN-DAANSI BADANAA ADKAYSI DARANAA
    LAASCAANOOD ILAA TUKERUQA FAATAXO LAGUMA
    QABSAN FAATAXNA LAGUMA SOO CELINKARO DAGAAL-MOOYE XAL KALE MA JIRTO.
    ——————————————–
    51. Col hortii baa hub la samaystaa.
    52. Col iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa.
    53. Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa.
    54. Col ku galay cabsi kugu reeb.
    55. Col naago ka kacay iyo cadho nirig ka kcday midna ma sahal kuma qaboobo.
    56. Colka wadhaf ma lagu dayey.
    57. Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo.
    58. Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho.
    59. Culimo dad u eki bay kugu dishaa, abeesona dhul u eki.
    60. Cuntadaan gacantaada ku jirin iyo afkaagu way kala raagaan.
    ——————————————
    CADAWGAA LOOMA TAHEE, TUN KU ADKAY

  4. Eedo

    Dee inaabti amin walbaa qalbgia ku haysaa dhiig daadinta, una malayn mayo inaad sidaa janno ku gelayso. Waxba ha nixine ogow inaan waxani ahayn qaraw ee waa midaad muddo ku ducaysanaysay.

    Ninkii meel aan la garanayn lagaga cararo, kaa uun baa dhurwaaga abaaraysani cunayaa.

  5. PUNTLAND & DHULBAHANTE & DEEGAANKOODII
    XUDUUDKOODII WAXAY MAANTA MARTI U YIHIIN (HABAR-AWAL $ HABARJECLO) WAXAY QARKA U SAARAN-YIHIIN SEEFTII MUUSE BIXI
    OO XUDUUDKII DAAROOD LAHAAN JIRAY. OO GACMAHOODA KA BAXAY MAANTA.
    ——————————————
    1)PUNTLAND 80% DAYACDAY DEEGAANADII AWOOWYAASHOOD (OO DOORBIDAY SIYAASADA MOGADISHO TAALA.

    2)DHULBAHANTE 90% IYAGAA DAYAC DHUKOOD GACANTANA MIDIG KA BIXIYEY DEEGAANADA BARAKEYSAN DHAXAL-AWOOWAYAASHOD.
    ——————————————
    TAASI W2AXAY MARKHAATI CAD U TAHAY MUUSE BIXII OO LA WAREEGAY DHAMAAN DEGAANADA.

  6. CALI BIIJO.WAA IDIIN CAADO OO WAA IDIIN DHAQAN IN AAD HABLAHA SOMALIYEED EE SHARAFTA BADAN AAD DURUUCDA LA XIRITAAN. WAA HALKA AAN KAA LEEYAHAY MABA IDIN KALA GARTO WAXA AAD TIHIIN MA RAGBAA MASE WAA DUMAR,NIN YAHAW WAA IDINKU WAREERNAYE,BAL ISKU DAYA IN AAD BADASHAAN DHAQANKAAS FOOSHA XUN

    • KU:Somali-Huutuu.
      Rag idin ka midaa lagu hayaa in ay kufsadeen Islaamo u dhigma AYEEYOOYINKOOD.
      Anigu beeshoo dhan xumaato kuma sheegayo laakiin Mooryaanta la haybta ah waa u caadi in aysan kala aqoon xalaal iyo xaaraam midna.Waryaa HUUTUU war soomaali isbaratay oo la ogaa waxaad tahay.War mar dambe soomaali uma dhuuman doontid.
      Waxaan la hadlayaa waa somali-Huutuu oo ma ah haybtiisa.Haybtiisa waxaa ku jira boqolaal kun oo qof oo wada sharaf leh.Laakiin isagu wuu is yaqaan waxuu yahay.

  7. Ninwalbaaba wax iska odhay. Doorkan Somaliland xadkeeda ayay ku socotaaye ee ama is adkeeya oo rag iska dhiga oo wax iska celiya ama xadkiina ku noqda oo halkaas kun kantarool ka samaysta. Somaliland waxa ay idin balanqaadaysaa inaqnay Garoowe halkaas usoo dhaafin. Weliba hadaad na tustaan in aydin jaarwanaagnimo muujin kartaan ciidanba halkaas geyn meyno oo kastam yar ayaanu ka sameyn doonaa.

  8. @Somali laga roone,
    Sacad iyo reer Hilowle aad sheegaysid anaa raran jiray haddana rarta. Hubka ugu badan ee Puntland yaallana waa iyaga laga qaaday markay xataa Hawiye oo dhan wateen.
    Marka ha sugi waayin in kuwa xaarku ku dhagay ee dabacayuun laga xoreeyo dhulka Harti ee xalaasha ah. Ethiopia ayay ka daba wareegayaan inay badbaadiso lagase yeeli maayo.

    Adigu markaa ileen dabadaa ku cuncunaysee far isgeli markaad maqashid dagaal. Inan gumeed inan gumeed dhalay

  9. @Ahmed,

    XUJADA AAKHIRO KUGU SUGAYSA MID YAR MA AHA RUNTII.

    DULMI SALKA KU HAYA QABYAALAD UU RASUULKU SCW “WAA BAHKTI EE IS KA TUURA” KU TILMAAMAY BAAD DAD EHEL IYO MUSLIM BA AH DUULAAN UGU SOO QAADDAY OO AAD KU DHIIRRA GALINAYSAA IN AAD DHIIG KALA GASHAAN.

    UMMAD WALAALO IYO MUSLIM BA AH EE WAX WALBA WADAAGA AYAAD XUDUUDO XAARAAN AH EE AY GAALO QADHMUUNI KU KALA QOQOBTAY ADIGUNA LA DHEX ORDAYSAA OO IN DHIIG MUSLIM KU DAATO UGU DURBAAN TUMAYSAA, HALKA UU ALLAHEEN IYO RASUULKIISU SCW INA FAREEN IN AYNU MIDOWNO OO ISKU DUUBNAANNO.

    AAKHIRADAADA MARNA MIYAAD KA FIKIRTAA IYO HALAAGGA AAD GACMAAHAGA KU KASBANAYSO ILLAYN MUUSE BIIXI GODKA MADOW KU LA GALI MAAYO EE?

  10. Afkaaga caano lagu qabay suldaan Abdi Sammad.
    Adiga iyo garaad saleebaan taariikhdaa idin qori doonta.
    Shacabka Puntland waxaa dhab ah inay ka jawaan kana xoreeyaan daba cayuun iyo kuwa kabaha u qaada dhulka muqaddaska ah ee beeshu degto

  11. KKKKKK Jamal qudhmoone,anigu Mar hore ayaan meel iska kaa saaray,waad la socotaa in aan XUDUUDAADA ka dhigay BURTINLE,KKKKKK KKKKK oo aan CAWAR IBLIIS in aan gaarsiiyay in uu u tukado dhanka GALMUDUG kkkkk Kkk sxb waa tariiq la IGU yaqaan in aan cadawgaayaga meel sax aan uga soo haro

  12. Jamal qudhmoone,kkkk sxb FAQASH anagu nooma dhuumato waanu naqanaa sida loo la dhaqmo,waa qori caradii iyo in la gacma gacmeeyo SI aay dadka kaaga bartaan,that’s it,ILMA XABUUSHEEDKA waa qudhun qudhun dhalay,

  13. @Cismaan

    Maanta hadii ay siday kuugu qadhaadhahay iigu qadhaadhaan laheyd dhoosha ugu danbeysa ayaad ka qosli laheyd. Kkk Iska daa waanee waad igu digan laheyd. Adigoo weliba adeegsanaya dhulbaa xaq lagu xoreynayaa. Alla yaa calooshaada eega. Wax maanta aad ka jeclaan laheyd in Soomaaloo dhami Somaliland dagaal kala horyimaadaan oo la jabiyo may jirteen.

    Laakiinse maanta sheekh ha iskugu kay badalin. Waxa kuu muuqata in ay Somaliland. Dhulkeeda intii ugu danbeysay ay faraha ku dhigeyso. Rajadaadiina halkaas ku libdhayso. Taasaana kugu kalifaysa in aad khuruufaad iyo Somaliland baa la cunaqabataynayaa iyo wax aanad ogeyn oonad xogogaal aanad u aheyn ka been abuurto. Kkkk. Is giiji sxb adiga ayaa doortay inaad dibad joog noqoto’e.

  14. Ma laga yaaba in Somaliland aanay weligeed
    ictiraaf helin sababtoo ah dhul aanay lahayn bay sheeganaysa. Puntland iyo Somaliland midna ma lahe.

  15. Dhulbahante haduu dhulkiisa ku ekaado oo aamino cid wax yeeli karta iyo cid wax ka qaadi karta ma jirto.Hadhowna ay iyagu danahooda ka tashadaan iyo meeshay raacayaan. Guul baa marwalba ilaahay laga rajeeya.

  16. @ Atoore

    Marka Hore Salaan sharaf Sxb

    Marka Xiga Waad Khaldantay War iljeex ma laha sheikh iyo shariif Xagaad ka waalan tahay. iljeex waa xaaraan quutayaal tuugo ah oo aan aqoon sharaf iyo wanaag.

    Sababtaas bay soomali sanka uga qabsataa iljeex.

    Xaqiiqdu waa Taas.

  17. Somali laga roone, faqash waxay ku baxday markii askartii gabdhihiina kanoolaadeen adigu saad rabto u isticmaal. Xabbadna waxba kama taqaanid ibnu dameerbaad tahay. Buurtinle ayaad sheegiye maxaad gaalkacyo katahay. Wallaahi hadday mar kale dhacdo inaadan hobyo kasokeyneyn Cabdullaahigii idin soo celin jirayna Allah ha u naxariisto. We will bring back the Royal Family of Ali Yusuf if a Somali Government is not feasible and you know that you will pick up the puntlanders before they get wet and carry them from the boats in Hobyo. KKKKKK

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*