DAAWO MUUQAAL:farax Macalin oo Khaa’in wadan Ku tilmaamay MD cabdiwali Gaas Imaraadka Siyaasinta Adeegsanayo

Siyaasiga Faarax Macalin marna soo noqday afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ee xiriirka la sameynaya dowladdaha shisheeye.

Faarax Macalin ayaa sheegay in ay jiraan dad la shiraya dowladda Imaaraadka Carabta oo uu haatan khilaaf xooggan kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya,isla marakana dowladda Imaaraadka ay tahay mid cadaw ku ah Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

waxa uu ka Hadlayey Siyaasinta la Heshiiyey Imaraadka oo Puntland iyo Siyaasin kale kujiraan Isagoo Ku Tilmaamay Inay Mudan yahiin maxkamad Danbi qaran.

Waxa uu sheegay in qof walba oo doonaya in uu xiriir la sameeyo dowladaha Caalamka midkood in uu ogolaansho ka heysto dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana uu cadeeyo qorshaha uu halkaasi u tagayo,isaga oo ay wehlinayaan amsuuliyiin ka tirsan dowladda.

Halkani Riix Video Muuqaalka

[wp_ad_camp_1]

Hadalkan oo uu Faarax macalin ka sheegay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli shalay dowladda Kenya ay joojisay Xaflad lagu soo dhaweyn lahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah Siyaasi aad u dhaliila Madaxda Dowladda.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

20 Comments

  1. Fara macalin goormuu wadani noqday sawkii inta jeebka loo buuxiyey Laascaanood la geeyee laha dhulbahantow xamar wax idiinma yaallaan reer somaliland ayaa tihiin dantiinu waxay ku jirtaa inaad beesha isaaq wax la qaybsataan iskana ilowdaan somaliweyn iyo wax la mid ninkii sidaa kaga khudbeynayey laaska miyaa maanta doonaya inuu buste noo soo huwadoo ilmada yaxaaska daadiyo

    • ASC.
      Suu Ababina sheegay Faarax Macalim haddii uu wax yahay wadankuu ku dhashay buu wax ka noqon lahaa.faarax waxuu ku hoos nool yahay addoonsi lagu hayo isaga iyo dadkiisa.Nin ah la hayste yuu wax u sheegayaa.Faarxa marka hore ha iska furo XARIGA QOORTA UGA XIRAN ee uu ku hayo kuwa say rabaan ka yeela.

  2. Frax Macalin haduu dadnimo leeyahay dhulkiisuu xoraysan lahaa oo ay adoonta kenyaatiga ah ku gumaystaan waa iska hadle toog ah oo caada qaate ah adoo kale in aad ka hadashid dhul aadan lahayn waa kugu gardaro Abiina afkaaga caano lagu qabay waa runtaa shalay markuu Idoorku wa xoogaa sandareerto ah seeyeen markuu ka dhex hadalaayey Laascaanood lahaa koonfur waxba idin kama galin ma markaas ayuu wadani mise manta isma maqlo isagu waa jeeb la cayaar hadba kii patrol ku shubta u qayliyaa. is waydee dalkaagii xagaad ku og tahay NFD artinaas ha ka hadlo haduu nin yahay.

  3. Ababina abaayo adeerka maxaad ku maagtay,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Waar ahmedku fara badanaa,waa imisa qof,idinkala garan meeyne guulaysta
    Gahgahgahgahgahgahgahgah

  4. Ayaan xusulbaruur aduun baan kuqaabili karaa,ababina inaga daa itobiyay soo martee,kkkkkkkkkkkkkkk

    Wellcome mss ayaan xusulbaruur

  5. Ninkan maxaa loo xagxaganayaa? Hadii uu reer NFD yahay Shanti ayuu KU xusaabtamayaa. Dhuulooska Shantii wuxuu ka degaa B. Somaliland. Soomaali lixaad oo Puntland la yidhaahdaana ma jirto. Kolkaas hadii uu yidhi In Gaas wadani maaha oo dawladiisa ayuu dabo marayaa oo dhabarka ka tooganayaa runbuu sheegay. Mr. Uur kuus amarkii Madaxweynihiisa ayuu hareermaray taasaanu ku mutaystay sumadaas lagu shaabadeeyay.

    • To.Gawaad-Axmad-Qaldaan.
      Doqon yahoow afka caysaleha haddii uu dad dabo maray dawladooda waxaa dawladooda dabo maray Habraha Ilma Bah Xabuusheed ee amxaarada sheegta.Gawaad yahoow Gawaadnimada ka shaqeeya ninkaad cayday raganimo wax ma uga qaadi kartaa?Afka noola yahoow xabashkaa ee Habar amxaaro markii horeba amxaar kan ugu liita baad ahayd.Haddana amxaarnimadii ad sinjiga u lahayd baad isugu dhuratay.Edab yeelo gawaad yahoow.

  6. haaji saalah

    Suldaan adaabay suxul baruur ku jecladene soo dhawe,wabad nasiib badan tahaye,

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • KU.Jeegaan Gabile.
      War soo kuwaas ma aha Gabdhihiinii Youtubka ka qeylinaya oo leh raggii reer soomaalilaan way gabeen hablahoodii oo qaad iyo Qamri baa dilay.Anagana Rag la’aan baa na haysa oo WAAN QOOQNAY.Waa runtooda hablaha oo rag la,aanta ay sheegeen baa haysa.In ay soo aadaan dhankaas iyo soomaaliweyna uma ogolidin oo HINAAS baad qaadeen.War soo daaya hablaha ha soo shaqo tageene.Anagaa sharaftooda marinaynee.

  7. Dadka wax ku raadiya mucaaradnimo iyo qabiil qabiil waa la fahmay Dawlad Federaal ah baa jirta qof iyo cod hala joojiyo shisheeye u dhuumasho mar Itobiya mar Imaaraadka ma Kenya war waa sidee dadkaan qabiilku madaxa ka kormaray Dawlada haloo hogaansamo. DAAWADAAS HALA QAATO HADII KALE JEELKA SUGA QIYAANO QARAN

  8. DHOWR QODOB

    1-WAA MARKA KOOWAADE khada’ dhacay bay ani kolay xagayga ka ahayd dhowr maalmood ka hor mar aan aqoon daro aawadeed adeegsaday kalmada “abaayo” anoo u haystay sida alle ogyahay ah oo daacad ahaa. taas raali galin buuxda baan ka dhiibay.

    2- saalaxoow raga aan qormadooda isha mariyo baad ku jirtaa oo illaa heer aan ciso laakiin hada waxaa ii nuuqata inaad baqday(banjartay) waayo adi kas iyo maag bay kaa ahayd. cay xun aad soo gamtay abaabiina isna wuu sii dhabqiyey intaas kadib waxaan akhriyey fariin ninka odayga ah ee abaabiina uu meesha ku xabaalay. fariin aad inagoo dhan aad ugu liidata oo aanan xitaa ka hadal lahayn bay ahayd hayeeshee ninka si xun baad ula hadashay deetana taasaa keenyay in isagii si reeban raga dhexdiisa uu jawaab soo gamo. SAALAXOOW HA U QAADAN INAAN ABAABIINA OO REER PUNTLAANA DARTEED KAAGA HIILINAYO, ABSOLUTELY NOT

    jaalayaal inagoo dhan baa meesha ku jiree oo hadii alle kuu roon yahay ku fadhi dirira ee guriga ha inoo xaaqnaado(fiiqnaado)

    bal eega ani yaa iga afkharaar intiina i taqaan, waa cidna!!!
    bal waa kaasaaye caawoo dhan shuun ka hadla iyo gabar yar gumaarkeed -car anoo qoonsanaya bal waa kaasaaye i arkaMAXAA KEENAY HAWLAHA DUMARKA U QAASA IN RAGII LOO LEEXSHO

  9. MARKAAN AKHRIYEU QORMADA YAR IYO COMENTISYADA LAGA DHIIBAY BAAN ANNA SIDAYDII SIDII GORAYODII IS IRI TOLOOW MAAD LUG LA GASHO!!

    here comes the “lugtii”

    MA NINKA? MISE FIKIRKIISA?

    fikirkiisa ku aadan cabdiwali gaas uma arag waxaan ka dido iyo waxaan qoonsado midna. khaainul wadan maba joogtee ee haatan waxay joogtaa “KHAAINUL PUNTLAND”

    1-Haduu gabay inuu cadow dal iyo dibad uga soo duulay puntland uu ka daafici waayey
    2-hadiiba beelihii reer hartiyeed isaga hortiisa lagu maalayo(sida dhulbahante) isna ishaafalataysi ku ekaaday
    3-xoogaagii dakhliya oo dalka soo gala oo inta “offshore acounts” inta lagu xabaashay halkaas lagu nuugayo
    4-be3elihii walaalaha ahaa oo wada dhistay puntland oo kala irdhooway halkaanoo aysan muuqan wax iskusoo dumisa oo al’aanahaan muuqata
    iyo qaar badan oo marag ma doonto ah oo aanan ka gaarin .

    NINKA LAFTIISA
    wax aqoona uma lihi balse haday run tahay waxa laga sheegayo oo nimanka reer mageerteen ee meesha uga tagay comentisyada is waafaqsan
    haday taasi run tahay iga dhimay xaalkiisuna ka hadal ma leh

  10. DEG DEG: Imaaraatka Carabta oo la xaqiijiyey in uu sii wadayo taageerada Maamulada PL & Jubbaland, Gaas & Madoobe oo kusugan Dubia
    April 25, 2018 · by Wariyaha Khaaska ah · 1

    DUBIA(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dubia ee dalka Isku taga Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in ay dawladda Imaaraatka Carabta ay si rasmi ah ugu sheegtay hogaamiyaasha maamulada Puntland & Jubbaland in ay sii wadayso taageerada ay siiso ciidamada labadaas maamul, xili ay gabi ahaanba joojisay taageeradii ay siin jirtay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

    Hogaamiyaasha labadan dawlad gobaleed ayaa hadda kusugan dalka Imaaraatka Carabta, waxayna qeyb ka ahaayeen siyaasiin xilal sare kasoo qabtay Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ku shirsanaa magaalada Dubia oo ay ka wada hadlayeen sidii lays ku waafajin lahaa xariirka Imaaraatka & Soomaaliya.

    Madaxweynaha Jubbaland ayaa kusugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya asbuucyadii lasoo dhaafay, balse hadda ayaa la xaqiijiyey in uu kusugan yahay magaalada Dubia ee dalka Isku taga Imaaraatka Carabta, isagoo halkaas qeyb kaga noqday siyaasiin badan oo diidan in xariirka

  11. Puntland una baahno imaaraadka. Puntland dadkeeda ha shaqeysteen orda beeraha fasha, kaluunka warshada usameeya iyo iimaan yeesha oo aad ku aamintaan dhulkiina qaniga ah ee patrolka ka buuxa. Dubai la sheegayo boosaso ka weyn.
    Faarax macalin waa maqlaa wsr anagaa ah puntlander dhab ah oo runta idiin sheegayno faarax macalin waa runtisñis 100%.
    1. Gaas waa beenaale.
    2. Tukaraq laga qabsaday ayuu maanta difaacan la yahay.
    3. Dekedii boosaso gatay.
    4. Gaalkacyo soo gubay maanta waxay maraysaa in garoonkii cabdullahi yusuf xiran yahay iyo mooryaantii galmudug ee gubeen suuqii gaalkacyo.
    Marka waxba yaa la taageeriin fuleygaan ushaqeeya dubai laguna shaqeysto. Shacabka puntland waa naceen waxayna uyaqaaniin cabdi baraf.
    Eebe waxaa ka rajaynaynaa in bslaayadaan ka hor lerxiyo puntland 2019. Bye bye gaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*