DAAWO-General Moorgan oo Ku Dhawaaqay Qorshihiisa Xoraynta Laascaanood iyo Dagaalka Soomaaliland.

Musharaxa madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 oo xalay lahadlayey ardayda mid kamid ah jaamacadaha magaalada Garoowe ayaa waxaa wax laga waydiiyey qorshihiisa sugidda ammaanka, soo celinta deegaamada ka maqan Puntland iyo dagaalka Tukaraq.

RIIX HALKAAN JAWAABTA MUSHARAXA

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. X saalax.

    Walee goortuu sheekagaayay markuu lahaa car garowe iigu kaalay hadeer waabaa lajoogaa, waaa markay MORGAN doortaan.

    Balan weeyee.

    God bless Somaliland.

  2. Waa nasiib daro in Puntlad hadba nin wareersam <adax u noqda maantana gacan ku dhiigle ayaa ku hadaaqayu Laascaano. Adeerow miskiin baad tahaye da'daada ogow wadnaha yuu ku istaagine

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*