DAAWO VIDEO:Waraysi Yaab leh Wariye Abdihafid iyo Wasiir Sacad”Imaraadku Wuu na Khiyaamay”

Wasiirka Arimaha debada Soomaliland sacad Cali Shire Ayaa Waraysi Kulul waxa uu siiyey tV ga Universal waxana Uu uga Hadlay xirirka Imaraadka Hadalkii kasoo yeedhay Dhawaan Samaynta uu ku yeeshay.

Waxa Uu ka Hadlay Inuu Imaraadka Dhawac u gaystey Xirirkooda Hadalkii uu saxafada Siiyey wasiiru Dowlaha  dalka Imaraadka oo uu Ku tilmaamay Soomaliland Inaysan aqoon sanayn.

Halkani Riix Video Muuqaalka

[wp_ad_camp_1]

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*