Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO:Turkiga Oo Heshiis Malaayin Dollar Ku baxayso Soomaaliya La Galay Dib U Dhiska Dalka.

,
Published on January 13, 2018 by   ·   1 Comment

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu halkaasi ka furmay shirka is kaashiga Ganacsiga ee labada Dal.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed (Khadar)  iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa dowladda Turkiga u bandhigay fursadaha Ganacsi iyo kuwa wax is dhaafsi ee jira dalka.

Halkani Riix Video Muuqaalka

.

Readers Comments (1)

  1. Axmed muuse says:

    🇸🇴🇸🇴MA DOONAYSAA FURSAD DAHABIYA? 🇸🇴🇸🇴MA RABTAA WIILKA IYO GABADHA SOOMAALIYEED EE GUURKA SEEGAY WAX LA AAN DARTEED INAY HELAAN GUUR IYO MUSTAQBAL IFAYA IYO SHAQO MUSHRAAR FIICANA IYO NABAD IYO NOLOL🇸🇴🇸🇴MA RABTAA IN LAGUU DHISO JIDAD QURUX BADAN OO LAAMIYAALA IYO JID TAREEN OO ISKU XIRA RAAS GAABOONI ILLAA RAAS CASAYR IYO LAYRAR IYO CEELAL BIYOO FARA BADAN OO LOOGA BAXO ABAARTA BIYA LA AANTAA IYO ISBITAALO LAGU DABA JARO CUDURADA IYO DABAR GOYNTA CUDARADA FAAFA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴MA RABTAA NOLOL IYO NABAD WAXBARASHO IYO JAAMACADO TAYAYSAN IYO MA RABTAA INAAD HESHO KOONTOROOL GUUD EE DALKEENA SOOMAALIYA WAXA SOOGALAYA IYO WAXA KA BAXAYA ILAALINAYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴MA RABTAA INAAD HESHO CIIDAMO MILLATARIYA EE QARAN OO TABABARAN OO DHOWRA AMAANKA DALKAAGA IYO DADKAAGA IYO CALANKAAGA? 🇸🇴🇸🇴🇸🇴HADAY HAA AAD TIRI OO AAD RABTO DHAMMAAN NIMCADAAS AAN KOR KU SOO SHEEGAY TAAGEER QARANNIMADA SOOMAALIYA,,,,AAN ISU GEYNO CUDUDEENA OO AAN JABINNO DARBIGA ADAG EE GUMEYSIGA HALISTAA UUGU TALA GALAY SOOMAALIYA INAYSAN DIB DAMBE U HELIN QARANNIMO SOOMAALIYEED ISLA MARKAANA UU DHAXLO MARKAY U DHAMMAADAAN XABAD IYO CUDURO SUMEYSAN IYO RAASHIN SUMEYSAN IYO DAAWO SUMEYSAN IYO DAYAC GEES WALBAA OO XAQIIQAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭FADALAN AAN BADBAADINO DALKEENA SOOMAALIYA OO AAN SOO CELINO QARANNIMADEENII GODKA DHEER KU DHACDAY OO AAN BADBAADINO JIRAATAANKEENA SHACABKA SOOMAALIYEED KUWAASOO WADA SAARAN DOON DHEX SABAYNAYSA BADWEYN DHEXDEED ISLA MARKAANA SHIDAALKII KA GO’AY. HADABA FURSADDAAS DAHABKAA WAXA KALIYA OO INOO ILAALIN KARA AY TAHAY QARANNIMO SOOMAALIYEED EE CAGAHEEDA KU ISTAAGTA…HADABA AAN GARAB ISTAAGNO SHUCAACA IYO NUURKA INOO IFTIIMAY EE DAWLADDEENA SOOMAALIYA TAASOO FADHIGEEDU YAHAY MUQDISHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL IYO GOBONIMO ..SOOMAALIYA HA NOOLAATO ….SOOMAALIYA ALLAHA ISTAAJIYO ..AAMIIN …YAA RABI…WBT



FEATURED VIDEO

wararkii hore

DAAWO VIDEO:Beesha Ugaadh yahan Oo Ciidamo Ugu badnaa Geeyey Sool Si S/land Ula Dagaalaan Tukaraq.

January 19, 2018
Wararka ka imanaya deegaanka Gadqaboobe ee gobolka sool ayaa sheegaya in ciidamo beeleed beesha ugaadhyahan siyaad ay soo gaadheen deegaanka godqaboobe ...

DAAWO VIDEO:Sir Badan Ee ku Duugan Heesta Bar Bar Waraysi fanaan Omar..

January 18, 2018
Waca Baryahani qabsaday Baraha Bulshada Hees Lagu magacabo bar bar Oo Dhawaan Soo Duubayeen fanaanin caan Ah iyo ...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Yaa Laascaanood ku Soo Dhaweeyey 18 Sano ka dib Iyo Soodhaweyn la’aan.

January 18, 2018
Cali khaliif Galaydh Ayaa Mudo badan kadib Heshiiskii Uu Kula Heshiiyey Soomaliland waxa Uu tagey magaalada Laascaanood Isaga ...

DAAWO VIDEO:Banaan Baxyadii Cadaado Ee Shirka MD Farmaajo Dhuuramareeb Looga Soo Horjeedey

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo ...

DAAWO VIDEO:Sida Cajiiba MD Gaas Dhuusamareeb Loogu Sameeyey”Wiilkayagiiyow Soodhawoow”

January 17, 2018
Madaxweyne Gaas ayaa waxaa Dhuusamareeb si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo ...