DAAWO VIDEO MUUQAAL:MD Gaas Xadhiga Buur Madow Si Adag Uga Hadlay ,Imaadkana Looga Yeedhay”

Madaxweyne Gaas oo saxaafadda kula hadlay Madaxtooyada ka hor inta uu san dhoofin ayaa sheegay inuu Dalka Imaaradku u aadi doono adkeynta xiriirka kala dhaxeeya, iyo sidii loo wanaajin laha.

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland wuxuu ugu baaqay Xukuumada Somaliland in Xoriyadiisa loo soo celiyo Boqor Buurmadow oo kamid ah Isimada dhaqanka kaas oo dhawaan Puntland yimid, wuxuuna ka codsaday Somaliland in la kala saaro Dhaqanka iyo siyaasadda.

Madaxweynaha Puntland Ayaa .Looga Yeedhay dalka Imaraadka Waxaana Lagu wadaa Inay kala Hadlaan Imaraadku Dhowr Qodob oo Kujirto In Dowlada Faderalka Raali galin bixiso.

Halkani Riix Video Muuqaal

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. @ Abaanduule Atoore,

    War ninyahow waan helay jawaabtii waafiga ahayd ee aad iga siisay su’ashaydii ay su’aashaadu dhalisay. Bahasha qumaati baad ii hoos dhigtay jaalle oo qosol baan rakaaday runti markii aan dhaaday sinsaarahaad igu qaadday. Waan kaaga mahadinayaa mudane!

    KKKKKK
    KKKKK
    KKKK
    KKK
    KK
    K

  2. ** IS THERE A BETTER ALTERNATIVE TO MR GAAS? **

    There is no denying the fact that most Puntlanders, me included, have recently grown increasingly disillusioned with Mr Gaas’s presidency and are impatiently awaiting his formal departure from Villa Garowe as the end of his tenure approaches fast.

    However, for me and the like-minded who understand how crucial a solid grounding in economics is for this region, a niggling question at the back of our mind asks whether there can be a better replacement for Mr Gaas’s highly advanced credentials in this subject that he, equally importantly, acquired in the USA.

    It leaves me wondering whether Mr Gaas could remould his leadership style and relaunch himself in a new and better light than he has so far managed to portray and perhaps win another term in office. Puntland desparately needs a leader with a comprehensive knowledge of economics and I do not yet see a better alternative to the incumbent.

  3. BY NOW, HELL NO

    TOO LATE TOO LITTLE FOR ANY FOR VALID ALTERNATIVE

    independent commission of puntland that is responsible for proposing as well as outlining in to perspective about violated boundaries should sit down peacefully with GAAS. NOW this commission’s purpose should not be to tell him or stripe him of proceedings altogether that because we dont want the situation getting out of hand before his time comes to an end.
    but iam here suggesting if they could sit down with him and then tell him GO FUCKING AWEY!
    For simple fact too much in activities and luck of initiative.
    no body wants him for his cherry picking styles once puntland becomes under attack. WE LOST IN EVERY FRONT BECAUSE OF HIM BEING SO FRAGILE.

  4. this is confirmed !!
    ma leh cid cumar maxamuuda oo haatan dan iyo daaro ka leh cid kalana warkeeda daah.
    anaga ceeb iyo bar madoow buu nagu yahay, taasi waa marag ma doonto waayo meel alla meeshii lagu hardamo waa laga soo adkaadaa. dagaalasdii gaalkacyo waad ogaydeen in laga soo adkaaday ciidankii xooganaa oo reer puntland oo dhami ku wada jireen halka beel yar (sacad) oo go’doonihi isbaaro dul dhigatay gaas.
    waxaad jaalayaaloow ogaanaysaan anaga reer cumar maxamuud puntland horteed maba aanan aqoon waligayo in nalaga soo adkaado, hada tan taaganina waa tii abu sufyaan waagii ay maka soo galeen asxaabtii oo nin madow lagu amray inuu aadaamo uu hadal jeediyey
    wuxuu yiri “aabahayoow bagaad u dhimatay”
    hada aabahay geeridiisii wali ma maqal balse awooowgeey oo ahaan jiray muqadimiintii cali yuusuf waxaan leeyahay bagaad u dhimatay alloow aadan tan goob joog u noqonin

  5. @ LIBAAXA MUDUG,

    Haddii aan Cabdi Weli Gaas u yar garaabo waxaan u badinayaa in aanay fulaynimo ka ahayn ee ay xaqiiqadu tahay in aanay isaga iyo Soomaalida kale maanka iyo garashada ka sinnayn. Ninkani waa nin aqoonyahan ah ee aan Soomaalida la dhaqan iyo aragti ahayn maadaama uu waddan xadaarad leh wax ku soo bartay oo uu ajnabi badan la soo dhaqmay.

    Aqoonyahannada noocisa oo kale ahi iyaga iyo maraweyntu isku si wax u ma arkaan oo u ma fikiraan sababta oo ah halka ay Soomaalidu wax walba dhaayo qabiil ku daalacato aqoonyahannadu dhaayo ilbaxeed ayay wax ku dheehdaan. Halka ay Soomaalidu dagaal iyo ficiltan qabiil u taagan yihiin ragga iyo dumarka wax soo bartay waxaa u muuqda oo u cad sidii horumar taam ah iyo dawladnimo wanaag loo hanan lahaa. Isku baab iyo isku mawjad toona ma aha oo waa sababta uu Cabdi Weli Gaas u af iyo maan garan la’ yahay qaabka ay Soomaalidani u dhaqmayso oo una fikirayso maadaama uu mutacallim yahay.

    Ruuxa aqoonyahanka ahi dagaal iyo barakac aan macne ku salaysnayn aad ayay ugu adag tahay in uu faragashado ama uu horseed ka noqdo waayo damiirkiisa ayaan siinahayn.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*