DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo Farriin u Diray Muuse Bixii Xilli uu u Dhoofay Imaaraadka Kana Hadlay Xariga Buur-madaw.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka ka dhoofay magaalada Boosaaso kuna sii jeeda dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay xariga Soomaaliland u geysatay Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw.

RIIX HALKAAN WARBIXIN IYO MUUQAAAL

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. ** ROYAL PUNTLAND OFFERS SANCTUARY **

    The Royal State of Puntland is pleased to announce that all the Issims, women and young people who fear for their lives from the SNM mafia cartel in Hargeysa are welcome to seek asylum and sanctuary in Puntland where they will be warmly welcomed with open arms and offered all the support they require, in accordance with Puntland’s world renowned hospitality and generosity.

    All the citizens of the Royal Puntland and the Somali Republic as a whole are utterly disgusted, appalled and pained by the awful treatment of their fellow citizens in the North Western part of the republic. The mafia cartel is going through its final death throes and exhibiting all the classic symptoms of an illegitimate rogue regime in demise.

    • *President’s President Abddi Weli Gaas missed a golden chance to issue the above communique which would have served as a fantastic public relations coup for Puntland and dealt a massive blow to the SNM mafia cartel in Hargeysa.

      Dumb President!

  2. ASC.
    the real princes of great Maakhir fadlan u tartiibi oo ha ku talax tagin maamulka hargeeysa ee sii liicaya.Waa calaamadaha lagu yaqaan maamulka sii socda in uu shacabka ku soo jeesto oo xarig iyo xumaan kala daalo.Bal maxay dhimeen Nibco Qorane iyo Boqor Buur Madoow?Gabadhu waxay tiri soomaali ma kala maaranto.Waana runteed oo hargeeysa kama maarmi karto soomaaliweeyn.Boqorkuna waxuu ku hadlay hadal boqor oo uu yiri waa in laga wada shaqeeyaa nabad gayiga.

    • @ Ahmedoow,

      Kuwa faanka, fatooshka iyo faatabakhda weliba madhan isku darsaday ee ku caan baxay waa iidoorkiinan haddana is la sii quman. Sow idinka ma aha waxa bogagga cantarabaqashka iyo fatooshka ku camira habeen iyo dharaar?

      Dad issimadoodii iyo biri maggeydadoodii u dhacay oo sida la arkay ugu xadgudbaya ma hadal baa u bannaan?!

  3. Madaxweynow nin sharaf leh baa tahay oo aaminsan in soomaali aad u tahay Madaxweyne lakiin kuwaas malaha sharaf waa dad raqiis ah ee iska fogee wasaqdooda

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*