Puntland”Xariga Buurmadow Wuxuu Muujinaya Hargeysa Nabad Diyaar Uma Aha ,Wixii Nabad Ku baqaana Waa Xarig”

Qaar ka mid Ah wax Garadka Puntland Ayaa Ka fal celiyey Xadhiga loo haystey Boqor Buurmadow Iyagoona Ku Tilmaamay Inuu muujinayo nacaybka Soomaliland u qabto Cida tagta Puntland inay tahay danbiile  Iyaga Xagooda.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali(Qarjab) oo Warbaahinta Garoowe U waramay Ayaa Ku Tilmaamay Inuu yahay xadhigaasi Mid muujinaya Inay Soomaliland Colaad Diyaar u tahay oo Wiixii baaq nabad Diraa uu yahay danbiile .

Maalin kasta Kumanaan Qof ayaa ka Taga hargeysa oo taga  garoowe  Sidoo kale wasiiro Puntland Ayaa Taga Hargeysa Iyagoo Diyaarad halkaasi Kasii raaca Dhanka Muqdisho Ama Nairobi kusii jeeda.

balse waxa  xadhigani Ay Ku Tilmaameen shacabka hargeysa Inuu yahay xadhiga  Muujinaya Colaada Ah Inuusan Hogaamiye Dhaqan tagi karayn garoowe hadii hargeysa ka Tago.

Geesta kale Hogaanka Dhaqanka Puntland ayaa Codsaday In Lasii daayo buurmadow Madama Hadalada uu dhahay Salka ku hayeen Inusan dagaal Dhacin.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

5 Comments

  1. ** ROYAL PUNTLAND OFFERS SANCTUARY **

    The Royal State of Puntland is pleased to announce that all the Issims, women and young people who fear for their lives from the SNM mafia cartel in Hargeysa are welcome to seek asylum and sanctuary in Puntland where they will be warmly welcomed with open arms and offered all the support they require, in accordance with Puntland’s world renowned hospitality and generosity.

    All the citizens of the Royal Puntland and the Somali Republic as a whole are utterly disgusted, appalled and pained by the awful treatment of their fellow citizens in the North Western part of the republic. The mafia cartel is going through its final death throes and exhibiting all the classic symptoms of an illegitimate rogue regime in demise.

    • * President Abdi Weli Gaas missed a golden chance to issue the above communique which would have served as a fantastic public relations coup for Puntland and dealt a massive blow to the SNM mafia cartel in Hargeysa.

      Dumb President!

  2. Tollow Buqur Buur Madow ma Puntland ayaa afka ugu shubtay inuu nabad ku baaqo? Waa maxay qeylaydan xadka dhaafka ihi.

    Waar anaga ayaa Boqoradayada iyo xaawalayada xidhana oo haday xadka ka talaabaan soo xero gelina. Maxaad la waalwaalanaysaan?

    Qeylada iyo buuqa naga daaya waxaas oo dhan dheg jalaq uma siinee.

    • @ Ahmed,

      Inaad intaa dhaanto ayaynu kuu haysannay laakiin se maanta ayaad toos isu qarxisay xaqiiqdii.

      Xaawaleeyda iyo Issimadu Soomaali oo dhan ayay ka dhexeeyaan ee qabiil gooni u lihi ma jiro oo waxayna ka mid yihin BIRI MAGEYDADA in lagu xadgudbo ay dambi iyo qalad tahay.

      Marka aad “xidhanayso” se yaad tahay oo maxaad tahay?

  3. Adiga maxaa wadhadhaqda kaa dhameeyay? Xaa du daaray boowe?

    Dumarka iyo Isimadu haday xuduuda dhaafaan cidnaba kama fadli badna. Xadhig baan sheegaysaaye qoorta ayaanu u dheereynaa hadaanu rabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*