DAAWO MUUQAAL:wasiir Beyle oo Digniin U Diray Imaraadka Carabta Lacagto Ay ka qabteen

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.

Wasiika maaliyada Ayaa Waraysi Dheer oo Uu Siiyey Idaacada VOA Ayuu Kaga Hadlay Khilaafka Imaraadka Iyo waliba  waxa u Qabsoomay wasaarada maaliyada oo baryahani dadaal ugu Jirtey Inay soo saaraan lacago cusub ee Soomaaliya.

Dowlada Soomaaliya Waxay bankiga ku Shubtay lacagta laga qabtay Imaraadka Iyadoona dad badani su’alo iska Weydiinayeen in lacagaha loo celinayo imaraadka Ama Ciidamada imaraadku sheegay Loo Qeybinayo.

Puntland Iyadoona waxay sheegatay In lacaga Ay ku leedahay Ilaa 4-Malyan oo Dollar taasi oo Dowlada Soomaaliya Aysan ka Hadal.

Halkani muuqaal ka Daawo

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*