DAAWO;-moorgan oo Kusoo wajahan Duleedka Laascaanood Iyo Cabsdi Soowajahday Somaliland

Duleedka Bari ee magaalada Garoowe ayaa waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey General Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada dhacaysa bilowga sanadka 2019-ka.

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qayb qaatay boqolaal shacab ah iyo masuuliyiin kala duwan.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

39 Comments

    • @ Waar Atooroow,

      Maxaad jaalle inta aad su’aal qiima leh i weyddiisay oo aad baab cajiib ah noo billawday haddana iiga baxday?

      Mbona ume kimya hivyo rafiki wangu? Nili tarajia sana uni semeshe kwa Kiswahili pia.

      • ASC.
        KU:Cismaan cawad.
        Kama biuxin ee ujeedadaydu waa in ay ku bartaan Mooryaanta iyo JEEGAANTA an aqoon waxaad tahay.Waxaan rabaa in ay kaa didaan huutuuga iyo JEEGAANTUBA oo ay yiraahdaan war illaa ninku waa nin BIRTA CALASHADAY ee naga daaya oo hanagu faar-faarina.Cismaan raggu waa in uu isbartaa si looga kala haro.Waa in ay kaa fogaadaan Jeegaan iyo Mooryaantuba.Waa in aysan soo gali your fence.See bay kuula bacoontami karaan Mooryaan dadka qasha iyo Jeegaan afka nool ah?

  1. URGING MESSAGE BOUNG FOR MORGAN

    moorgan waxaan kula talin lahaa haduu maqlayo oo ay gaarto fariintaani inuusan wax ku darsan cabdiwali gaas maamulkiisa mandheerta ah. haduu ka qayb qaato amaba kasoo dhex muuqdo markaas waxaa la arkaa inuu qayb ka yahay maamul guul daraystay oo caan ku ah (1)waxqabad la’aan iyo (2)musuqmaasuq.

    labadaas qodob baa aad iyo aad u ragaadin kara rajadiisa baadigoobka iyo geedisocodka inuu ku guulaysto maamulka puntland.
    maamul gaas horboodayo baa sool xoraynaya waa sacabadoo timo kasoo baxaan, waa waxaan looga fadhin gaas. intaas waxaa dheer dagaalkii bartamaha gaalkacyo intii uu socday buu soo kaxeeyey moorgan deetana soo dhex istaajiyey gaalkacyo.
    hadii aadan faras fuulaynin maxaad ka wadwadataa oo ku falaysaa gurxankiisiyo gurdankiisaadan ba ka jiifi karayne
    mar kale moorganoow uma arko inaad gaas iyo maamulkiisa aad ka mid noqoto waa hadii aad damac ka leedahay hogaanka puntland

  2. Cilmi iyo caqli saliim ah ayuu aadmigu sidiisa ba ku dhaqan yahay oo waxii san iyo waxii xun bayaan ugu kala sooca. Adduunyada waxaa ugu liita dad khayaalka dhab iyo waaqiciga u haysta ee dhalanteed ay is tuseen 27 sanadood ku daba hiraanhiraya. Marka ay wax aanay ahayn isugu mahadiyaan na tilmaan ba ma leh oo waa waalli cas.

    Xaqiiqada dhabta ahi ee in lagu celceliyo aan u baahnayn waxaa weeyaan in ay ummadda Soomaaliyeed mandiqad dhan oo Geeska Afrika ku taalla iyadu gooni ahaanteeda ugu fadhido. Gumeysigii hortii ayay Soomaalidu mandiqaddan iskeed u lahayd oo aanay abid xuduudo soo kala dhex galin. Bulsho ahaan, diin ahaan, dhaqan ahaan, xeer ahaan, ganacsi ahaan, dhaqaale ahaan iyo xadaarad ahaan ayay inta ba isu ahayd oo isugu xidhnayd.

    Gumeysigii mandiqaddeena xuduudo u kala xarxarriiqay muddo lixdan sanadood ka badan ayuu naga baxay halgan ay Soomaalidu badankeedu isku xoreysay ka dib. Labadii geyi ee mandiqaddeena ka tirsanaa ee dib isu haybsan kartay way isu haybsatay laakiin nasiib daro mandiqaddeenii weli qumaati dib iskugu ma milmin, ifafaaleheedu se way inoo bidhaamayaan. Soomaalidu waxay u wada bugtaa oo ku taamaysaa in ay mandiqaddeedii muqaddaska ahayd dib u hanato.

    Waxaa se yaab iyo amankaag Soomaalida iyo ajnabiga kale ba ku noqday waxa Isaaqa Soomaalida kale ka dareen iyo aragti takooray iyo waxa kelidood u muuqda ee inteenan kale naga daahsoon. Bal “Somaliland”-tan ay Isaaqu ka daba waasheen maxay tahay? Maxay se ku salaysan tahay? Maxaa kallifay?

  3. Lubaaxaa Mudug.

    Waxaad ka midtahay baan u malayn askartii faqashta ee shaadiullah u ahayd wacdarihii ISAAQ (SNM ) ku dhigeen GENERAL MORGAN..isaga laftigiisaa sifiiican bay ISAAQ isku yaqaanaanee don’t worry buddy!

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

  4. LIBAAX
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    DUQDU MAGAC BADAL BADANAA,ISHAAD KA RIDEY,CAR GAROOWE NOOGU KAALAYA.
    ILAA HADEER BAAN BAADHAYA WAXAY KA WADAY,KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    CAR GAROOWE NOOGU KAALAYA

    • Adiga ma’aha waxa halkaas ku geeyay waa damiir laaweyaal dhulos iyo qaar kaloo lamid ah. WAXAADAN AHEEYN BAAD ISMOODAY WAA GARTAA.

  5. Waxa nolosha kadhintay waxaa lagu gartaa had iyo goor hadal gaf ah waxaan aheeyn Kuma hadlaan! ALLA KUWAAN YEEYSAN NAGA DHIGIN AYAGOO KALE INTAAN ISLEENAHY U JAWAABA.
    DR CAWAD iyo asxaabta caafimaadka usaaxibka ah.
    watch out!

  6. Kudagaali mayaan.
    Kuna doodi mayaan.
    Kuna dayrin mayaan.
    Ciidamada qaranka Somaliland.

    God bless Somaliland!

  7. sOmalilander
    Hubkii xamar laga qaaday barbaruu kadage ka waran
    Imaaratkii baa yidhi intani waa hordhacii ee naga qabta,kkkkkkkkkkk
    Armaajo caawa shuban baa ka socda.

    RAG ISGURAYEE

  8. X salaax

    Wan lasocdaa suldaanee dde ☺ haynga qarxin.. Iminka baqaaq doodaa laga joogi waayayayee.😃

    Arimihu wAA The DARK NIGHT!

    GOD BLESS SOMALILAND.

  9. @ Marwada Reer Boqor ee Gabar Harti,

    Marwo sharafeey waanadaada qiimaha badan waynu kaa guddoonnay in kasta oo ay duulkani waxba inoo la hadhin jaa. Idinku gabdhaha ahaan uun aad iskaga dhawra idinka ayaa inoo daran ee!

    Hablahoodii iyo haweenkoodii ayay farjigooda buugag kaga faalloodeen oo kii qoray na ay wasiir ka yeesheen. Yaa kale ayay cafinayaan bay ku la tahay sharaf badaneey?

    Waxaan se aad u la fajacsanahay naceybka iyo cadaawadda baaxaddaas dhan ee ay Puntland iyo Daaroodka ba u qabaan, xaqiiqdii. Wax aan abaal iyo axsaan ka ahayn Puntland qoladan u ma aanay qaddimin oo haddana waa kuwaa sida yeeyda ka dul ciyaya.

  10. X saalax.

    Kkkk sxb wali maguursan..wiil yaro gurigii hooyadiii joogaan ahay oo qolkiisa GIRLFRIEND mooyee xataa aabihii ☀ soo gali karin!!

    k
    Kk
    Kkk

  11. sOmalilander
    Anigu laba caruur ah oo ban leyahay
    Sxb iska guurso,walaahi guurku waa nolasha oo dhan,girl freind raaxo ma aha zxb,

    IFKA NOLOSHU WAA GUURKA

  12. X salaax

    War duqii ARSEN WENGER baaa yidhi waan is casilayaa. Bisha MAY dabcan marka SEASON ku dhamaaado, waxaan u murugoon doonaa the last Manager 21 years at ARENAL.

    GGMU!

  13. sOmalilander
    Waar duqu wuxuu is yiri intaan lagu eryin adigu is eri balse
    Jaba wuxuu ka jooga ninki lagu badali lahaa lama hayo,kkkkkk

  14. X salax.

    Diego Someone.. Athletico Madrid manager would be fit!

    Tababaraha Athletico Madrid inay uyeedhaan weeyee …waa haday rabaan inay badbaadiyan koixda.

    Haday diidaanaa waa inay tabaraha JUVENTUS.. soo qaataan!!

  15. Let’s mourn for Arsen wenger’s announced that will step down after 21 years managed Arsenal football club.

    What a big lose.

  16. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkk
    kkkkkkkk
    somalilander or xaaji soo soco garoowe 3saddex bilood Ayaad aricadde fadhisaa
    car car car 10000 shabaab ayey horay u fuuqsatay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*