DAAWO VIDEO:Dowlada Soomaaliya U Jawaabtey Imaraadka,Imaraad oo u Yeedhay Safiirkooda Muqdisho

warar Soo baxaya Ayaa Sheegaya Inay dowlada Imaraadku U Yeedhay safiirkeeda Muqdisho Si KMG Ahna Uga Joojisey Inuu ka Howl galo muqdisho Sida Wararka Sheegayaan.

Dhanka Kale Dowlada Soomaaliya Ayaa U Jawaabtey Imaraadka Inaysan Heshiis La Galin Qeybna ka ahayn Dowlada Soomaaliya.

[wp_ad_camp_1]

Halkani Riix Video Muuqaalka

[wp_ad_camp_1]

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. Dawlada aan iskeed isku maamuli karin,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Walee reer woqooyi baydaan hadal kaga macaashin,dawlada aan iskeed isku maamuli karin bay u bixiyeen,armaajo

    DAWLADA AAN ISKEED ISU MAAMULI KARIM

    • Adiga soo dowlad kuuma ahan kolley hadii aadan kamaarmi Karin dowladaas xaawo oo aadan dowlad run ah aheeyn? maamul goboleedka s.land kkkk

  2. The two leaders of the Federal Government are holding out just fine in the face of a hostile campaign aimed at undermining their administration and eroding their authority. It is plainly clear that only the devilish ‘enemies within’ wish to witness their ultimate downfall and the re-capitulation of our newly born nationhood.

    Nonetheless, I strongly believe that the leaders urgently require to surround themeselves with a team of powerful and effective Public Relations officers who are proficiently articulate in English, Somali and Arabic that should act not only act as their buffer but equally manage the flow of information and government communiques.

    A robust information and media campaign as well as a positive propaganda machine at the hands of a powerful PR team is the only lifeline this otherwise sincere and honest government needs in order to crush all its vowed enemies under its feet and also bring the ordinary patriotic citizens on board in equal measure.

  3. Cismaan Cagoole

    Maakhirtu waa teee kk adeer wax maakhir layidhaahdaa ma jiraan, ku quuso dhulbahantoo oo kaa dad iyo dal badan waxa ku dhacay markuu khaatumo state iyo magac been ah la baxay.

    Ku taamilo qaado Gudabiirseygii is yidhi AWDAL STATE labaxa iyo halkuu SULDAAN WEBBER ku danbeeyay.

    War nabad ah lagu sii..INTA WIIL ISAAQI noolyahay inaan dhulka Somaliland maamul lagaga dhawaaqi karin. Simply!

    God bless Somaliland.

  4. @ sOmalilander,

    Filimka uu marqaanku idin ka tusay idinku iska daawada oo khayaalka ku dhex baashaala. Annagu saaxiga iyo waaqiciga dhabta ah ayaynu ku noolnahay oo waxan aad ‘Somaliland’ ku sheegtaan noo ma muuqdaan waayo waa uun khayaal.

    Labadeenu habeen dhexdii ahayd ayaynu xidhiidhkii kala goosannay markii inta aad doodda quumaati kuugu qulqulshay aad sidii caadada iidoor ahayd caay iyo af xumo u dhuratay. Annagu dood caqli iyo cilmi ku suntan ayaynu ciddii ka bixi kartaa diyaar u la nahay.

    “NEVER ARGUE WITH A FOOL” THEY SAY, AS “PEOPLE WON’T NOTICE THE DIFFERENCE”!

  5. HADDII EMIRATE ARAB MOGADISHO DOONEYN PUNTLAND TURKEY DOONIMEYSO OGOOW
    1)HAWIYE DEKADADII MOGADISHO TURKEY AYAA LOO SAXIIXAY IYADOO PARLIAMENT LOO
    MARIN (AYAA TURKEY HOOSTA KALA WAREEGAY.

    2)AIRPORT MOGADISHO TURKEY LA WAREEGAY 50/50 PARLIAMENT MABA OGA (SUUQA-MADOOW HASHIISKA (HAWIYE AND TURKEY).

    3) HOSPITAL DIGFEERE GANACSATO HAWIYE AND COMPANY TURKEY 50/50%.
    BOOSAASO AND BERBERA (WAXAY DHALISAY EMIRATE XIRIIRKA LOO JIRO (FILM TO FILM)
    WAA CAQLI XUMADA HAWIYE MAANTA
    ————————————————————————————-
    SU,AAL YAA ANSAXIYEY OO UU OGAALADAY TURKEY INUU SIDOO DOONO KA YEELO HAWIYAHA
    MOGADISHO DAGAN (SAAXIIBAD PUNTLAND EMIRATE XIRIIRKA AYAAN U JAREYNA) TAASI HORUMARKA
    GOBOLKA PUNTLAND (WAA KA TASHAN DOONA (HAB-DHAQAN QALLOCAN MOQDISHU YAALA
    1)HORUMAR-DIID
    2)ISIRNACAY XAG JIR AH
    2)HUUHUU HUHUUUUUUUUUUU AND SADBURSIGA KOOXDA MOGADISHO(NO WAY)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*