Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Isku Shaan Dhayn la hadal Hayo

ilo ku dhow Villa Soomaaliya ayaa Sheegaya inay socoto isku Shaandhsyn lagu samaynayo Golaha Wasiirada Soomaaliya.

isku Shaan Dhaynta Ayaa la Sheegsy inay Tahay kooxaha Mucaaradka Dowlada qaar ka mid ah lagu soo daro wasiirada.

Inkasta Oo Wali Xog Buuxda laga hayn wasiirada la cuni doono hadana Dad xog ogaal Ayaa sheegaya inay socdaal Kulamo Arinka Salka ku haya.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. @ His Excellency Malaaq Boondheere,

    Asc Malaaqoow iga guddoon salaantii barakeysnayd iyo Maakhir, Majeerteeniya iyo Mudduloodda sida khaaska ah uga dhexeysay ee kana dhexeysa, aniga oo rajeynaya in aad UK adiga oo nabad ah ku soo noqotay. Sida aan xasuusto shalay oo ay taariikhdu ahayd 19/04/18 ayuu safarkaagu ahaa.

    Dee Suldaankeenii qaaliga ahaa waa loo darsaday ee isku day in aad booska u sii hayso Malaaq laakiin iidoorkan meeshan ku dawakhan waxba ha ku darsanin yaan go’a shaalka ah lagaa wasakheynin ee!

    Welcome Back Malaaq.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*