Deg Deg:Xiliga La Dooranayo Gudoonka Barlamaanka.

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waddo sidii ay u magacaabi la haayeen guddi ka shaqeeya qaban qaabada doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Kursigaan oo hadda ay sheegeen xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya in ay u taagan yihiin qabashadiisa ayaa waxaa iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kaas oo iscasilaadiisa ay ka dambeysay khilaaf muddo soo jiitamayay.

 

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu soo magacaabo muddo 15 maalmood gudaheed ah oo ka soo bilaabaneysa markii uu iscasilay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka mr. Jawaari.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. @ Mheshimiwa Atoore,

    Swahibu wangu jana nili kuachia jawabu langu baada ya wewe kuni saili iwapo nina fahamu lugha ya Kiswahili na ningali nina subiri ku jua kusudi yako ya kuni uliza suali lako hilo. Nina tumaini kuwa wewe ni mmoja wapo wa ndungu wafaza walio pitia nchi ya Kenya enzi hile ya vita vya ukabila.

    Shukrani.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*