DAAWO MUUQAALKA:War CusubTukaraq Dagaal Culus oo Puntland Ku Qaaday Ciidamada Somaliland,Goobo Qabsadeen.

Ciidamada Puntland ee ku Sugan Duleedka Tukaraq Ayaa Weerar Ku Qaaday fadhisimada Ciidamada Maamulka Labaxay Soomaliland Ku leeyahiin ,Iyagoona la Sheegayo Inay Kusii Siqayaan Ciidamada Puntland Tukaraq Inay Gudaha U galaan.

Weerarka Hubka Culus Ciidamada Puntland  Ku Qaadeen Tukaraq Ayaa la Sheegay InayQasaare kala Duwani ka Dhacay  Sida Wararka Sheegayaan.

Saraakiisha Maamulka Soomaliland oo Shir Jaraa’id Ku qabtay Hargeysa Ayaa Sheegay Inay Soo Weerareen Ciidamada Difaaca Sool,inkasta oo Wararka Deegaanka Sheegayaan Inay Weerarkani qaadeen Ciidamo Deegaanka oo ka tirsan Khaatumo iyo Kuwo Puntland Ka Yimi.

Degmada Tukaraq Ayaa Labada Dhinac waxaa ka Kala fadhiya Ciidamada Puntland iyo Kuwo Soomaliland .

Halkani Riix Video Muuqaalka

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

14 Comments

  1. Hadda somaliland afkay furahe waxay dhehe dawladda federalka iyo dawlada kenya iyo dawlada uganda a naso weraray.khaldaamiinta waxau sheegaan ma weynayaan

    • ASC.
      KU:Ayaan.
      Jaalle Ayaan haddii ay dawlada federaalka ahu ka soo qeyb gasho dagaalka Tukaraq waa sax.Waayo dadka reer Tukaraq waa soomaali.Waxaana ku soo duulay Cadaw yiri ma nihin soomaali.Nin ku yiri soomaali ma ihi oo ku soo duulay dhulka iyo dadka soomaaliyeed waa nagu wada waajib in aynuu la diriro.Waa waajib ina saaran in aynuu difaacno dhulkeena iyo dadkiisaba.Yaan ka difaacaynaa?Waxaan ka difaacaynaa caqliga iyo fakarka Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe oo ku soo cel-celiya ma nihin soomaali.
      ugu dambayn reer soomaalilaan ayagaa u baahan soomaaliweeyn 100%.Wali adduunkaan laguma arag RISAQ laga soo qaado ardiga soomaalilaan mid loo qaado ma ahee.

      • @ Mheshimiwa Atoore,

        Swahibu wangu jana nili kuachia jawabu langu baada ya wewe kuni saili iwapo nina fahamu lugha ya Kiswahili na ningali nina subiri ku jua kusudi yako ya kuni uliza suali lako hilo. Nina tumaini kuwa wewe ni mmoja wapo wa ndungu zetu wafaza walio pitia nchi ya Kenya enzi hile ya vita vya ukabila.

        Shukrani.

  2. Dagaalka cayaarta halaga daayo dhabayacooy kkkkk kuwani dagaalkii waabay ceebeyeen, 3 bilood uunbaanu maqlaynaa dagaal baaan soo qaadaaynaa.

    Ayaan baa yaabtay 😃😃😃

  3. KU:JEEGAAN-Soomaalilaandar.
    Waan kugu aqaan in aadan ku hadlin hadal raganimo ee ad u hadashid sida Ciyaalka jira 9 illaa 11.Saas darteed iima habboona in aan kula hadlo.Balse in yar an kugu sayriyo.
    Tan kale warjiraaba la arki doonee.Miskiin yahoow maxaad ku faanaysaa oo ad maanta haysataa?Maxaad qaban kartaa illaa idinkaa soo duulay oo ku soo duulay dhul aydnaan u dhalan oo aydnaan deegaan ku lahayne.Insha Allaah waadna helaysaan jawaabteeda ad mudan tahiin.300 boqol oo wiil baad soo dirteen.Waxaana ku hareeraysan labo iyo toban kun oo isku fakar ah.Saan horay wax badan u sheegay oo ay ayana madaxda puntlaan sheegeen reer puntlaan ma rabaan in ay dilaan wiilal soomaaliyeed.Laakiin Muuse Biixi iyo inta la fakar ah taasu dhib kuma hayso.Waayo wiilasha Muuse kuma jiraan dagaalka.Wiilal reero kalena ka uu nixi mahayo.Sidaasna waxaa lagu wada yaqaan dagaal oogayaasha soomaaliyeed.Calaa kull xaal xaajo way dhaaftay war bal u kaadiya oo hala wada hadlo.

  4. Atriisho.

    Boowe waaa maxay twaawacu , 300 oo wiil ooy Ku hadeer ayaan tahiin 12 kun oo wiil oo hadana kusoo dhici LA mudo 4 bilood ah sooow markaa lama odhon kari waaa fulaynimadii dhabayaco.

    Boowe 300 ee wiil eey Ku hareeraysnaayeen 12 kun ee nin waaa idiin sugayaan waliba dhoowr kun oo kale kusoo kordhiya dhoowrka bilood ee soosocda.

    Caku dhabayaco & fulaynimo.

    K
    Kk
    Kkkk
    Kkkkk

  5. sOmalilander
    Car garoowe noogu kaalaya hadaad wax isla haysaan,kkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • KU:JEEGAANTA kala ah Xaaji-JEEGAAN iyo Darbi Jiif JEEGAAN Oromolaandar.
      Waxaad la soo shirtagteen 300 oo wiil oo laga soo XULAY labo Habrood oo ka caasi garoobay bahdoodii kale.Saan horay u soo sheegay reer puntlaan ma ay jecla in la iska horkeeno wiilal soomaaliyeed sabab la’aan.Laakiin idinku taas kama fakartaan oo waxaa maskaxdiina ku sajalan (waar dee Ingiriiskii baa suubiyey xuduudaan).War dhulka soomaali baa leh oo Ingiriis iyo waxaad ka dabo hashlaysaan wadankaan shaqo kuma leh.Waligiin Ingiriis baad u QANANISAAN.War iska ilaawa Ingiriis ee soomaali la macaabiltama.
      Ugu dambayn inta ay goori goor tahay isaga baxa dhulka ad amar la’aanta ku soo gasheen.Haddii kale wixii shido iyo iska hor imaad ka yimaada msuuliyadeeda idinkaa ka masuul noqon doona.
      Waaba yaab in ay madax idiin noqdaan dadka kala ah Muuse Biixi hal IL wax ka arka kana maqla hal DHEG iyo Faysal Caliga maanta leh hala TOOGTO Nimco Qorane.

    • KU:OROMO-Laandar.
      Sideed iyo labaatan sano baad lahaydeen Garoowaan tagaynaa.Taasina waxay ka mid tahay Is hoofaarintiina ad ku sheekaysataan Markaad Qayilaysaan.War hadal maran iyo Huuhaa laguguma haysto.Xaggee baad ka keenaysaa rayiga wanaagsan illaa waxaa madax idiin ah Faysal Cali Waraabaha maanta laga sheegay in uu ku khudbeeyey (hala toogto Niciima Qorane)Naciima waa gabar yar oo soomaaliyeed oo tiri war soomaali waa wada soomaali lamana kala maarmo.War ma hadalkaas baa ah wax gabar yar loogu xukumo TOOGASHO?Dhawrka nin ee haysta maamulka hargeeysa way xad gudbeen oo dadka reer soomaalilaan xoog iy xarig bay ku haystaan ee wa in ay soomaaliweeyn u soo gurmataa shacabkaas.

    • KU:Xaaji-JEEGAAN.
      War anagu ma faano oo ma falax gootano ee anagu runta iyo xaqiiqada baan ku wax qeybsanaa.Waligaya nala kama maqal Burcaan sii maraynaa oo hargeeysaan tagaynaa..Laakiin idinka beenta iyo faanku waxuu idiin yahay dhaqan iyo caado.Anagu wax anaan qaban karin ma iraahno waan qabanaynaa.Laakiin idinku waad iska tiraahdaan waxaad rabtaan in ad tiraahdaan.Sababtoo ah hadalkuba Qeymo idin lama leh.
      Garoowaan tagaynaa waxay la mid tahay (tii Cabdiqeybdiid iyo Xassan Shiikh ee ahayd illaa Buurtinle baan qabsanaynaa).28 sano baad labada dhan dagaalo nooga hayseen wax ad qabasteen iyo wax ad u soo dhawaateen Garoowe lama soo arag.Haah oo garoowe waad imaan kartaan oo waxaad ku imaan kartaan soomaalinimo iyo nabad.Laakiin JEEGAANIMO iyo MOORYAANIMO kuma imaan kartaan Garoowe ee wax kale ma haysaan Jeegaan iyo Mooryaaneey?

  6. atoore war hadalka haiska khasaarin reer dhan oo siyaasadoodii macal caruurtii cay noqotay .wayba dhinteen sxb naxliga iyaga dhexyaal baanba dhamaanayn hal reer baa intuu meeshii ka qabsaday intii kale dibjiriin ka dhigay .laakiinse fardo loo joogo laisuma faansho waynu sugnaa maalmo yar arintu xataa uma taal cabdi gaas hadii xataa daayo anagaan daynayn

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*