DAAWO VIDEO:DEG DEG Boqor Buurmadow oo Xabsi La Dhiagy Hargeysa Jirdil loo haystey.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

12 Comments

  1. Kwa: Mheshimiwa Atoore,

    Nime liona suali ulilo niuliza iwapo nina jua kusema na kuandika lugha ya kiswahili. Haya basi, jawabu langu ndilo hili kwa lugha ya kiswahili kwa hivyo karibu kaka na uni ambie uliyo kuwa una kusudia kuni arifu bila ku sita. Haya tafadhali kwa sababu nina ku subiri kwa hamu. Wafaza wenznagu wasio elewa kiswahili nawaomba udhuru.

  2. Habartii caasha basbaaso caawa qaadkiba wax u tarsy,oo wataa sawaahili soo malmaluuqday,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Basbaaso markay marqaanto qolkeeda yar uun baa looga dhigaaqasri aduunka ay ka xukumayso,kkkklkkkkkkkkkkkkkkk

    • @ Mama Saaqido,

      Ajuza wewe kweli ni mhuni sana na kazi yako ni ku kaa tu kitako kucha hadi kuchwa uki waka sana kwa mihadharati na mairungi na ku watusi ama ku wasengenya watu bila kisa wala sababu.

      Na kweli “elimu ya mjinga ni majungu”. Twakuombea Mola akurahisishie uwenda wazimu wako masikini wewe uliye ghafilika na maisha. Lakini fahamu kuwa “asiye kujua haku thamini”.

    • ASC.
      KU:Xaaji-JEEGAAN.
      War ninkaad caayeysid (Cismaan) waa nin looga haray aqoon adduun iyo mid aakhiroba oo ma aha asaagaa Jeegaan yahoow.Intaad qayilaysey buu ku dhaafay oo uu bartay intaas oo luuqadood.War asaagaa ku dhaafay orad kuma gaartid.Xaaji-JEEGAANOOW maanta waad ku fadhidaa.Waayo soo joog baa lagaa waayey ayadoo adan aqoon waxaad u soo aaday ardi dad kale.
      Ugu dambayn waxaa war ka joogaa saad ku noqon lahayd illaa idinkaa soo galay GOD aynaan sahal uga bixi karine.Anagana waxaad na nabadaysaan in aan dilo wiilal soomaaliyeed oo anaan u quurin bir iyo bilaawe.

  3. Iidooroow waxaad ku soo baxdeen isu qabeyaal aan loo ba qabin oo waxaad isu muujineysaan sida dad dhimirka la’. Waallidan ‘Somaliland’ la yidhaahdo ee idin maskax martay in la idin ka furdaamiyo ayaad u baahan tihiin xaqiiqdii. War geyi yar oo dalka Soomaaliya ku yaalla ayaad Soomaalida kale ee daggan ku la wadaagtaan. British ‘Somaliland Protectorate’ waxuu ku ekaa xilligii xorriyadda la qaatay oo waxaa masaxday Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1960kii la unkay. Waa taariikh zaman coodhcoodhkii idlaatay. Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ku habsaday isagu na casrigiisii laga soo hayaam oo Soomaalidu heshiisay oo dib bay isu haybsatay.

    Iidooroow caqliga saliimka ah iyo sharciyada, qawaaniinta, xeerarka iyo baratakoollada caalamigu waxay qeexayaan in ay wadartu waaxidka ka cod badan tahay oo sidaasi awaadeed ‘Somaliland’ aanay beelaha kale ee geyigu raalli ka ahayn oo aanay rabin abidkeed dhalan mayso. Qabiil waddan looga tiro, tun iyo tan badan yahay Soomaali kale la wadaaga ayaad tihiin ee maxaad dawlado jira oo idin ka qanisan u sheegi kartaan marka hore ba? Maxaad cilaaqaadka u jartaan idinkii ayaaba sadaqooda ku nool oo u baahan ee?

    YAA CAJABUL CUJAAB!

  4. 5 maalin ka hor baan halkaan uga tagay fariin xambaarsanayd in sababta loo xiray boqor buurmadoow ay tahay imaanshaha iyo kaqayb qaadashada caanoshubkii beeldaajaha ee gasyiga puntland.

    sidii bay noqotay oo waxaa la leeyahay biixi baa hinaase uu ka qaaday bixitaanka boqor buur madoow ee puntland oo saas xabsi iyio jirdil mutaystay.

    hadee hortiiba way dhacday oo waagii cade iyo cabdulaahi uu heshiiska dhex dhigayba waa tii jirdil iyo xabsi laysugu daray. waxaa isoo gaaertay inuu laancruuser uu abaal gud uga helay yusuf reer iidoor ku qoonsadeen oo saas feer iyo faralaab odayga lagu cugay

  5. Libaax
    Ka qaybgal laguma haysto,oo isimo kale oo sl way ka qaybgaleen,balse waxa
    Lagu haystaa hadalo aan munaadib aheyn,
    Oo ku saabsan ciidamada sl.
    Bad aanu shaqo ku lahayn buu galay duqu black king,dhamaan dawladihii sl oo dhami way xidheen waxana ugu wacan isagoo had iyo jeer,hawk daeladeed dalaq yidhaa,

  6. SAALAX
    war soow ma ogid inuu cabdulaahi yuusuf waa laga hay waayi jirin oo uu iska daba dhigtay.
    horta waa geesi balse lasoco xoogaa ninku siyaasi maahane waa oday dhaqameed.

    annaga inkastoo uu gadaal nagu soo kala fireeyey hadana wanaagiisu ma yaroo waa ninkii isu keenay cade iyo cabdulaahi deetana saan aamin sanahay doorashadii cabdulaahi qayb wayn bay ku lahayd
    ABAAL BAAN UGA HAYNAA TAAS

  7. Dal burbur markuu ku socdo waxaa lagu arkaa calaamooyinkaan
    1-xarig joogtaa oo loo’geeysto shacabkiisa.
    2- khilaaf siyaasiintiisa.
    3- qabiil.
    4-sicir barar iyo lacagta dalkaas oo qiimo dhacda.
    5-siyaasaddii dibadda iyo gudaha oo soo xiranta.
    Waxaa xaqiiqaa in beesha dhexe ee soomaaliland ay ku socdaan burbur ku yimaada maamulkooda taasoo ay ka muuqdaan calaamadahaas shantaa ee aan kor ku soo’sheegay.
    Hadaba beesha iidoor maamulkooda fadhiidkaa intuusan kala yaacin waa inay siidaysaa boqorka afrika boqor buur madaw iyo gabadha wadaniyaddab nimco qorane isla markaana dadka shacabkaa xoriyadfooda loo’fasaxo. Wbt🇸🇴🇸🇴🌿🌿

  8. HE IS FREE MINDED OLD TRADITIONAL GUY
    IIDOOR KALA REEBA SIYAASADA IYO ODAY DHAQAMEEDKA, WAA LABO AAN IS QAADAN

    LAAKIIN CABURINTA WAA LAGA FIICAN YAHAHAY XOOGAA

  9. Dal burbur markuu ku socdo waxaa lagu arkaa calaamooyinkaan
    1-xarig joogtaa oo loo’geeysto shacabkiisa.
    2- khilaaf siyaasiintiisa.
    3- qabiil.
    4-sicir barar iyo lacagta dalkaas oo qiimo dhacda.
    5-siyaasaddii dibadda iyo gudaha oo soo xiranta.
    Waxaa xaqiiqaa in beesha dhexe ee soomaaliland ay ku socdaan burbur ku yimaada maamulkooda taasoo ay ka muuqdaan calaamadahaas shantaa ee aan kor ku soo’sheegay.
    Hadaba beesha iidoor maamulkooda fadhiidkaa intuusan kala yaacin waa inay siidaysaa boqorka afrika boqor buur madaw iyo gabadha wadaniyaddaa nimco qorane isla markaana dadka shacabkaa xoriyaddooda loo’fasaxo. Wbt🇸🇴🇸🇴

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*