DAAWO VIDEO:DEG DEG Sland Oo U Jawaabtey Imaraadka Xirirka U jaraysa Heshiiskii.

Soomaliland Ayaa Dhawaaqi ugu xooganaa Waxa uu kasoo yeedhay  Markii uu wasiiru Dowlaha wasiirada Arimaha Debada Ku Dhawaaqay Inay Heshiiska la Galeeen Dowlada Soomaaliya Balse Aysan wax Xirir La Lahayn Soomaliland.

wasiirka Arimaha Debada Soomaliland Ayaa Ka Jawaabi kari Waayey Hadalo laga Weydiiyey Heshiiska Inuu hada Fashilmay,Balse waxa uu Sheegay Inay Imaraadka Ka Codsanayaan jawaabtay Bixiyeen Inaysan U Cuntamayn Soomaliland.

Halkani Riix Video Jawaab Somaliland

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Kwa: Mheshimiwa Atoore,

    Nime liona suali ulilo niuliza iwapo nina jua kusema na kuandika lugha ya kiswahili. Haya basi, jawabu langu ndilo hili kwa lugha ya kiswahili kwa hivyo karibu kaka na uni ambie uliyo kuwa una kusudia kuni arifu bila ku sita. Haya tafadhali kwa sababu nina ku subiri kwa hamu. Wafaza wenzangu wasio elewa kiswahili nawaomba udhuru.

  2. Iidooroow waxaad ku soo baxdeen isu qabeyaal aan loo ba qabin oo waxaad isu muujineysaan sida dad dhimirka la’. Waallidan ‘Somaliland’ la yidhaahdo ee idin maskax martay in la idin ka furdaamiyo ayaad u baahan tihiin xaqiiqdii. War geyi yar oo dalka Soomaaliya ku yaalla ayaad Soomaalida kale ee daggan ku la wadaagtaan. British ‘Somaliland Protectorate’ waxuu ku ekaa xilligii xorriyadda la qaatay oo waxaa masaxday Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1960kii la unkay. Waa taariikh zaman coodhcoodhkii idlaatay. Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ku habsaday isagu na casrigiisii laga soo hayaam oo Soomaalidu heshiisay oo dib bay isu haybsatay.

    Iidooroow caqliga saliimka ah iyo sharciyada, qawaaniinta, xeerarka iyo baratakoollada caalamigu waxay qeexayaan in ay wadartu waaxidka ka cod badan tahay oo sidaasi awaadeed ‘Somaliland’ aanay beelaha kale ee geyigu raalli ka ahayn oo aanay rabin abidkeed dhalan mayso. Qabiil waddan looga tiro, tun iyo tan badan yahay Soomaali kale la wadaaga ayaad tihiin ee maxaad dawlado jira oo idin ka qanisan u sheegi kartaan marka hore ba? Maxaad cilaaqaadka u jartaan idinkii ayaaba sadaqooda ku nool oo u baahan ee?

    YAA CAJABUL CUJAAB!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*