DEG DEG VIDEO Puntland oo Somalilanad Karbaashtay iyo Dagaal Qarxay MUUQAAL

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland  Ciise Axmed Yuusuf oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay in maalintii shalay  in Ciidanka Puntland ay Hub culus kusoo rideen Ciidanka Somaliland.

“Qori 37-ah oo kusoo dhowaaday Ciidamada ayaa Rasaas kusoo Furay,  Nasiib wanaag Wax khasaare kama dhalan, Waana Xaalad Abuur Arintaasi , Waana Markii Labaad ee Ficil noocan ah uu dhaco. “ Ayuu yidhi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. ASC.
    Hadal iyo dacwad an meel gaarayn looma baahna.Soomaalilaan ayagaa ku soo duulay dhul aysan u dhalan oo aysan deegaan u gaara ku lahayn.Saas darteed wixii ku yimaada oo dhiba ayagaa ka masuula ee ha u dulqaateen.Waxay leeyahiin waxaa nala ku soo diray xabad laga soo riday qoriga #37.War waxaa la idin ku soo ridi doonaa Da’157 oo ay RIDADIISU gaari karto 45 illaa 50 kilometers.Cataw looma baahna ee adkaysta ama isaga baxa meesha oo ku noqda halkaad ka soo duusheen.War haddii uu dagal bilaamo idin ma kala sooci doono HORGALAYAASHA iyo LABADA HABROOD ee kala ah Awal yo Jeclo.Midkeena dan uma aha Wiilal bilaash inooga dhinta.Laakiin anagu waan ku khasbanahay in aan fooda idin daro.Waayo waad nagu soo duusheen.
    Waxaan la hadlayaa JEEGAANTA ay ka mid yahiin Xaaji-JEEGAAN iyo Axmad-JEEGAAN.

  2. Atriisho

    Intaad raga soo shiido ha cararinee golaha iskeen, sidii caruurtiibaad intaad dhagax soo tuurto cararaysaa hadana.

    Caku dhabayaco iyo fulaynimo.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

  3. Budhlayn daandandiga ay wadaa waa xaalad abuur,waxayns doonayan,inay
    Ra’yi caamka shacabka pl kaga jeediyo fadhilaada haysata maamulka pl.

  4. Dowlada xun ee itaalka iyo iinta liidata ee uu horboodayo ninka jilicsan ee caawa aan looga fadhin inuu rag guul la qaybsado baa waxay juqejuqe ku haysaa nimanka somaliland-ee looga bartay in hadii ay dagaal joogtana dagaalama hadii lagu jiro wakhti nabadeedna dadka aan faduulin.

    war ani waxaan la yaabanahay haduusan dagaalami doonin muxuu ku falayaa daandaansiga uu nimanka iidoor xabado ku tuurtuuro??
    malahayga intaasuu nacfi ka dayayaa, intaas baa ugu filan geesinimo iyo raganimo!! raganimada alla kaa qaad. raganimo ku baday oo ku hoogtay.
    magacayagii buu wataa oo ciid afka u galiyey. sharaftayadii buu ku ciyaaray.
    war waxa yaa naga fariisiya

  5. nimanka iidoor ee meeshaan ku dhaantaynaya
    iska wata falaxgoodinta iyo digdigta saan idiin cayimay jeer hore maanta waa idiinku jirtaa hayeeshee hadalkaygu waa kii alle mar ku goodiyey quraysh.

    mar laga fariisan waayey oo diin ay raacaan waaba meesheedii jidlii laga mari waayey
    here comes the verse
    “SANAFRUQUKUM YAA AYUHAL MUJRIMUUN”

    hadaba reer iidooroow ama shaaruba wayne (moorgan) ha imaado ama nin kale oo bare dheer alle ha usoo diro puntland-
    kay doontaba ha noqoto wallee mar waa idiin soo FAARUQMI DOONAA (FIRAAQO NOQON DOONAA)
    waqtigaa yar ee aad haysataan iska raaxaysta

  6. Libaaxa
    Zxb sl taako dhul ah idinkuma soo xadgudbayso,ciidanka sl waa la yaqaana waa ciidan nabadeed.
    Dhulbahantihii jufo jufo isku haystay wakaa nabada ka dhogay.

    Waar ma ila socotaa libaax

  7. ani raganimo baad iga joogtaan waayo ninku inuu maalin dirireed dagaalamo oo ninoow nin iskarow qabatimaa waa hawl rag.

    nin baa laga sheegay “war maxaan idin la awlaadsadaa awr ma dhaansado eh”

    balaa alle noosoo diray iyo qof nin u eg oo maamulkii ku habsaday.
    waxaan ka qaylinayo waxaa weeye hadii lagu eegto cidii reer harti ah oo hiil u baahan sida dhulbahante oo ciidamada reer iidoor aan looga hiilin

    then what the fuck? whats the point of puntland?
    yay meesha u joogaysaa oo wax ku falaya qurunkeeda?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*