DAAWO VIDEO:Sir Culus Wasiir Cadaaani”Somaliland Isaaq baa Leh Harti wax Kuma Laha”

Wasiirkii Hore ee warfafainta Soomaliland  Cadaani Ayaa waraysi laga qaaday waxa uu Uga Waramay cadaalad Darada ka Jirta  Soomaliland iyo Inay Xilalka waweyn haystaan Beesha Isaaq,Hadana Iyagu Dhexdooda Sii Kala cabanayaan.

waxa uu cadeeyey Inay jirto Cadaalad daro marka Soomaliland La eego Xilalka Muhimka Lagu Arkayo Beesha Isaaq lakiin Aysan Beelaha Harti Ku Lahayn Awood Badan.

Heshiiskii  Dr cali Khaliif Iyo Soomaliland Ayuu Sheegay  Inuu ugu muhim sanayd Soomaliland Dib U hayan In lagu sameeyo .

halkani Riix Muuqaal wasiirka

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. A jama
    Dhulbahante ninkii ama somali da weynaa ugu aqoonta badnaa ugu waayo aragsanaa dalka jaga tii ugu saraysey ka gaadhey ayaa kolba asagoo xabxab iyo bariis isku fuudaya amba lafa ku ruugayo maqaaxiyaha waqda qaadka hargeysa ku yaalla marba sawia laga soo qaaday social mediaha la soo dhigaa ee maxaad ka filan kartaa kuwa geela ka soo yaacay ee laydhka hargeysa soo bidhaansaday horaa loo yidhi geela duqdiisu durdurisey aarankiisa maxaad moodaa

  2. @ Garaad Ababina Salaan Sare,

    Maanka gurracan iyo garasho la’aanta ayaa sidan inoo wada baylihiyay mooyaanee xaqiiqadu waxaa weeye in dalkan Soomaaliya ay Soomaaliyi wada leedahay oo Soomaaliduna uu Rabbigii uuntay wada leeyahay. Dad kala ah ma nihin ee waxaynu nahay dad is wada ah. Waxba ma kala lihin ee wax walba waynu wada leennahay.

    Qabiilku waa magac guud ee waaqicigu waxuu qeexayaa runta ah in bulsho ahaan si kasta la is wada yahay. Sida aanay biyuhu u kala miirmi karin ayay Soomaalidu na u kala milmi karin. Magaalo sideeda ba cid ay u gaar tahay ma ay jirto oo waxaa qabiil qudh ah ku nisbeyn kara oo keli ah jaahil is nacay iyo doqon aan abidkii kabbanin.

    Waallidan inta aynu ka baxno aynu xaqiiqadan dhabta ah dhaadno oo nacasnimadan aynu rafaadka iyo ragaadka ka wada dhaxalnay ka xorowno illayn jidh isku yaalla xubin xubin u ma kala socon karo ee. Soomaaliyi way is wada tahay oo waxba ma kala laha. Qarannimo uun baa lagu nagaadaa oo naruuro iyo nolol macaan loogu naalloodaa.

  3. Miskiinkani ma mucaaradkii buu ku biiray kolkii Muuse Sarimi jago u magacaabi waayay???????????

    soo dhaanteeya habloow kkkkkkkkkkkkkk

  4. Garaad Ababina

    aad baan kuu salaamyaa, aadna waad nooga coslisiisay, waarune maxaa laga filayaa, alloow sahal umuuraha.

  5. Runtii ayuu sheegey, waxma gartow wax faham, wuxuu ku qaldan yahey Soamliland waa xagee, Isaaq Hargeysa iyo Berbera ayey wax ka degaan, Dadkooduna Koofur bey tuugsadaan. waa laga war hayaa, kaasi waxa calooshiisa ku jira ayuu sheegey, waxa aan wax fahmeyni waa Horgalada dhulbahante ee u nacamleeya. Ilaa Qadaadka Hargeysa laga soo qabtana , ka soo tegi mayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*