DEG DEG DAAWO MUUQAAL:Madaxweyne Gaas”Puntland jari mayso Xiriirka Imaraadka Waxan ku badalanayna Ma Jiro”

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo shir jaraa`id ku qabtay xarunta Ciidamadda Badda Puntland ee Boosaaso oo ay gacanta ku hayso dawladda Imaaraatka Carabta ayaa si adag uga hadlay xariirka u dhaxeeya labada dhinac.

Madaxweynaha Puntland ayaa aad ugu dheeraaday xariirka ganacsi ee u dhaxeeya Soomaaliya & Imaaraatka Carabta, wuxuuna sheegay in uu Puntland qiimo weyn ugu fadhiyo xariirka Imaaraatka oo ay ilaalin doonaan wajibaadna ka saaran yahay.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in xariirka dhanka ammaanka ah uu si gaar ah ugala dhaxeeyo Imaaraatka Carabta, gaar ahaana la dagaalanka Argagixisada, la dagaalanka Burcad Badeeda, La dagaalanka Tahriibka iyo La dagaalanka Kalluumeysiga Sharci daradda ah, isagoo sheegay in shaqadaas baaxada weyn ay qabtaan ciidamada uu gacanta ku hayso dawladda Imaaratka Carabta.

halkani Riix Daawo video

Madaxweynaha Puntland wuxuu ku sifeeyey ciidamadan in ay yihiin ciidamada ugu qalabka, tayadda iyo waxtarka wanaagsan ee guud ahaan Soomaaliya, ayna yihiin cudud aan cidna ku heysan gudaha Soomaaliya.

Madaxweynuhu wuxuu ka codsaday dawladda Imaaraatka Carabta in ay sii wado taageerada ciidamada Badda Puntland, si loo kor loogu qaado la dagaalanka Argagixisada, Burcad Badeeda, Jariifka & La dagaalanka Tahriibka.

Madaxweynaha Puntland wuxuu kaloo ka hadlay maalgalinta Imaaraatka Carabta ay ka fulinayaan gudaha Puntland, gaar ahaana Dekeda Boosaaso, Suuqa xorta ah oo ay sameyn doonaan, Wadooyin laami ah oo hadda wada hadalkoodu socdo, wuxuuna sheegay in xariirka Puntland iyo Imaaraatku yaay lama taabtaan oo aysan cidna ku dhaafsan doonin

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in khalad kasta oo ka dhaca Puntland ay raaligalin buuxda ka bixinayaan, oo ay siinayaan dawladda Imaaraatka Carabta ayna yihiin Saaxiibo ay leedahay Puntland oo aysan cidna ku dhaafsan doonin.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in meel wanaagsan ay marayso Soomaaliya, Imaaraatka la’aantiisna aysan meelna gaareynin, oo ay xooga saarayso sidii ay waagaas cusub taageeradeedu uga geysan lahayd.

10 Comments

  1. K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Ilmada cesho baan ku idhi
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Aniga ha ii joogto sl,ha ka baxdo,waran kugu soo noqon lama rido.

    sOmalilander ma ila socotaa

  3. X saalax

    Sifiican baaan kuula socdaa Suldaan.

    Ilmada cesho, Nolosha cusub soo dhawee.

    Cabdi wali gaas wuxu yidhi marhaday BERBERA joogaan imaaraadkii maxaa diidaayaa inay bosaso joogaa.

    CAMAY BAA YAABAY.

    k
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk

  4. Marki hore muu mawqifkisa cadeysto,oo uu yirahdo anagu imaaradkanu la macamilayna.
    Xataa imaradku waxay ku yirahden waar dhimacun raaca
    Goor ay xero iyo fandhal kala dhacen ayu gaas booyaya

    Ina gaas baa booyay

  5. Maxaa gaas loola yaabi armaajo,ayaba amar lasoo siiyay inaanu juuq odhane
    Kkkkkkkkkkkk,adeer ninka quracda ku siiya afka laguma taago.

    Horaa loo soconayaa

  6. Kkkkk ceebay tacaal.ninkaan waxaa haaysta HASHA LABADA GEED JECEL.waxaa ku fiicnaan lahaayd iyada oo Madaxwaaynaha federaalku uu hayo nin aan ku haayb ahaayn uma uusan joojiyeen iyo xiligiisa oo gabo gabo ah iyo walibo imaaraatkii oo siyaasadii koofurta somaliya looga adkaaday Kkkkk marka sheekadiisii waxaay ku soo dhamaatay qaraw ama meel cidla ah sidii JAWAARI oo kale……

  7. Soomaaliu inay isku meel uga soo wada jeesato khayr iyo sharta dibadda uga imaaneyso Puntlandna waxay ka mid tahay dawlada GFederaalka ee ma aha dawlad ka baxsan qaranka, Dastuurka la baasgareeyay qaladaadka noocaan ah waa qiyaano qarann waajibkeedana waa iska cadahay.

  8. horta niman halkaan ka buuxa maxay idin ka wadataa puntland idinba waxa aad ka macaashteen magacii soomaaliyeed oo wax walba ku soo qadateen qabri wax galay miyuu ka soo baxaa xamer iyo dadkeedu waa sidaas Araporkii iyo Dakadii waxay ku wareejiyeen turkey iyo qolada kale ee ay hoosta kala socdaan oo ay yirahdeen dhex dhexaad ayaan ka nahay adeeryal waan idin ka sokaynaa oo idin ka shishaynaa yaad qaldaysaan oo isga dhigaysaan wadaniyeen shalay oo dambaysay waxaad kula kacdeen Xero military oo buuxda ayaa laydin kaga tagay wixii dhay waa la ogaa biliiliqo baahsan saraakiishii ayaba uGu horaysay Bililiqada marka idinka oo kale in aad dad la kaftantaan idin ma haboona oo caqli yeesha 28 sano wadnku waxa uu ka dagi la’yahay waa idinka soomaalida tirahda tuugu inta aadan odhan kugu yiraahdaa tuug xishooda bal intaad Muraayada tagtaan isku eega ceebtiina la dhuuta inta aad dad idin ka sareeya afka ku taagaysaan oo aydaan wax xadaarada lahayn oo ay noqotay xadaaradeenii Bililiqo oo qudha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*