DEG DEG:Madaxweynaha Puntland Dr Gaas Oo ka Horyimi baadhitaan lagu sameyey Boosaso saraakisha Imaraadka”Shir Jaraaid”

Saaka Aroor hore waxaa Gaadhey Degmada QAW oo ku Sugan yahiin saraakiil ka Tirsan Imaraadka oo ka Hadhay kuwii ka Baxay Puntland Madaxweynaha Puntland cabdiwali maxamed cali gaas.

Madaxweynaha Puntland Ayaa la Kulmay saraakiisha  Imaraadka oo halkaasi ku Sugan waxaana Uu kala hadlay inuusan Go’aanka Dowlada faderalka wax samayn Ku yeelanayn saraakishooda.

Madaxweyne Gaas oo  ka Horymi go’aankii Looga saaray Puntland Imaraadka iyo baadhitaan lagu sameeyey saraakisha imaraadka ee ka Duulayey magaalada Boosaaso. halkani ka Akhriso Xogta iftiminteeda

Sida Shalay marki falkani uu dhacay lagu daabacay Bogga marqaan Media  Khilaafka Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisa Ayey Samayn ku  yeelatay Arin kani.

madaxweynaha Puntland Ayaa safar dalka Maraykanka Ku maqnaa saacadaha saraakiisha Imaaraadka Baadhitaanka lagu samaynayey,waxana sacaado kadib uu Gaadhey carmo.

waxaa lagu Wadaa Inuu Madaxweynaha Puntland cabdiwali maxamed cali Gaas Shir jaraa’id Gordhow qabto isagoo cadaynaya wax samayn Inuusan ku yeelanan tababarka Ciidamada Puntland ee Imaraadku bixiyo.

Madaxweynaha Puntland cabdiwali maxamed cali gaas Ayaa Hore Heshiis Kula Jirey Shirkado hoos taga dalka Imaraadka Kuwaasi  oo qandaraaskooda uu Bilow uun Ahaa.

Madaxweynaha Puntland oo lagu wado inuu Shaaciyo inuusan Xirirka Imaraadka Iy Puntland Xumaan

6 Comments

  1. Xoogaagii uu UAE ka qaatay si uu dekedda ugu saxiixo baa.Abdiweli ka yaal imaaraadka ee ha loo kaadsho inta uu kala baxayo-odaygu awalba lacag aruursi buu dalka ugu soo laabtay-wuxuu egyahay nin karaamadiisu beec u tzhay oo lacagtu diin u noqotay

  2. Anyone who wants to departure in an international airport must comply the international rules and regulations of the world regulation. And no body can put an exception unless your VIP. Mr Gaas is missing this rule.

  3. Kheyre iyo Farmaajo ka dhab maaha eryidda Imaaraatka. Waa kuwii Jawaari hilfaha u qaaday markii uu barlamaanku soo saaray qaraar lagu eryayo Imaaraatka.

    Farmaajo iyo Kheyre xoogaa duco ah uun bay raadsanayaan oo waa qaraabanayaan.

    Puntland maxaa ka galay qaraabashada Farmaajo iyo Kheyre?!

    Puntland iyo Imaaraatku waa saaxiibo aan kala go’eyn.

    Farmaajo iyo Kheyre iyaga ayey jirtaa siday ducadooda u qalqaashanayaan, laga mana yeelayo inay Imaaraatka ku khashqashaadaan Puntland gudaheeda. Gaas waa diiday shekadaas raqiiska ah.

    • Dawlada Federaalka ah shaqadeedu markasta maskaxda halagu haayo, Dastuurkana awoodaha waa ku kala cadyihiinItobiyana nin cusub baa jooga aan ogolayn xulufeysi Imaaraadka gobolka Bari bay joogtaa dadkkkkkkkkka degaanadaasna waa naceen dhibka ay ku hayaan lagama warqabo.

      • Ceyntey iyo Amino horta waxaan idin waydeeyey yaa wax idin ka waydeenaya arimaha puntland asase maxaad tiheen adeer hadii aad turki iyo shaydaanba la socotaan cidna wax idin ka waydiin mayso puntland waxba ha is daalinina waxa ay madaxdayado rabaan ayaan la soconaa idinku Turky, Uganda, Burundi, ethopia waxaas oo dhan baa idin dul fadhiya hadii aad wadaniyad leediheen 20,000 ciidan ah oo idin ku mushahar qaata ka hadli lahaydeen ee wax isku fala gurigiina hagaagsada inta dad kale wax ka sheegaysaan.

  4. 10 ka tababarada siiya ciidanka puntland ayaad waxaa ka dhigaysaa sidii kuwii xamer ee ahaa 20,000 iyo inta xerda xalane ku jirta oo aan cid war ka haysa aysan jirin oo airaporka ka soo dagaan oo ay ka baxaan ayaad wax ka qaban lahaydeen idinkii ayaa laydin taliyaa bal horta tashada reer Hawiyo iska daaya xaasidnimada inteena iyo afrikaankiina iyo turkigeena ha idin anfaceen waxaan idin ka shan iyo toban ahayn ha galinina idinku waxaad ku fiican tihee webka ayaad ka qaylisaan ka hadla wadankiina oo dad iska dhiga oo iska saa adoonta idin dul fadhida Bililiqada uun baad ku fiican tiheen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*