DAAWO VIDEO:Qudbadii Garaad Jamac oo Midnimo Soomaaliya U Badan,Isimo Hargeysa Midnimo codsaday.

Garaad jamac Garaad Cali oo ku Sugan Carmo Ayaa Qudbad waxaa uu ka Jeediyey Carmo Isagoo qudbadiisa ugu badnayd xaflada uu ka Jeediyey .

waxaa u tilmaamay  Inay umada Soomaaliyeed oo shanta Soomaaliyeed iskugu imaaday  Carmo Iyagoo ka Qeyb galaya xaflada.

Halkani Riix Video Muuqaalka

1 Comment

  1. Soomaaliya iyo Somaalinimada waxaa weligood iyo waaqood ba u taagnaa oo gabboodka iyo gaashaanka u noqday Qowmiyadda Daarood iyo Soomaalida kale ee la yaso. Qarannimada Soomaaliya qowmiyaddan barakeysan iyo qabiillada la cunsuriyeeyo ayaa dib u soo taagay oo soo lafaheedii soo kabay. Laakiin libintu waxay ku jirtaa Qowmiyadda Daarood oo marka hore mansabkeedii dhaxalgalka ahaa soo qumaati u soo ceshata. Mansabkaasu taariikhdooda dahabiga ah ee boqortooyinka iyo saldanaha ayuu ku suntan yahay oo waa in laga billaabo Puntland iyo Jubbaland oo martabaddaas loogu caleemo saaro marka hore.

    Bal waxaad u fiirsataan oo keli ah xaqiiqada ah in Puntland ay noqotay goobta qudh ah ee dalka oo dhan Issimada Soomaaliyeed inta ay madal iskugu keento sidii sooyaalku ahaa ku marti soori karta. Hibadaas Rabbaaniga ah ayaa si dhakhso leh ugu saamixi karta in ay hanato mansabkeedaas taariikhiga ah ee iyana u sii fududeyn lahayd in ay Soomaalida oo dhan Eebbe idamkii iyo fadligii ba hoggaan dhaqameed iyo hoggaan siyaasadeed ba u noqoto oo inta ay isku dubba riddo deeto libinta si dhab ah u soo hoyisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*