DHEGAYSO-Dalabkii Isimada Somaliland ee Joojinta Colaadda Tukaraq iyo Jawaabtii Madaxweyne Gaas.

Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw oo kamid ah isimada Soomaaliland ayaa waxa uu ka codsaday madaxweynaha Puntland Cadiweli Maxamed Cali Gaas in Soomaaliland iyo Puntland kala qaadaan ciidankooda ku sugan Tukaraq, waxaana ka jawaabay codsigaasi madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

HALKAAN RIIX SI AAD U AKHRISATO WARBIXIN IYO CODAD

20 Comments

  1. Jabhada SNM Oo Muddo Afarsano Ah Foodda soo galinweyday magaayinka Hargeya iyo Burco , waxay u ahayd fursad dahabi ah, waxay si nabad-galyo ah degaankeedii kusoo gashay Markii Jabhadii USC ay Xamar ka saartay Siyaad Bare 19 janaayo 1991kii. Snm oo aan habayaraatee la kulmin wax iska caabbin ah Waxay gacanta ku dhigtay degaankeedii magaalooyinka labada gobol ee Waqoyigalbeed iyo Togdheer marka laga reebo degmada Buuhoodle oo ka tirsanayd Togdheer.
    —————————————————————————————–
    DOONIMEYNO JABAHADA SNM DOONIMEYNO JABHADA DP WORLD DOONIMEYNO
    JABAHADA & JEEGAANTA HARGEYSA.

  2. UNLUCKLY LAASCAANOOD STATE”???….
    ——————————————————–
    In Cali Khaliif markii uu ku noqday Mareekan, ee ay qurbjoogta Dhulbahante waydiiyeen, waxa loo xorayn waayay
    Laascaanood, wuxuu ku jawaabay Laascaanood waxaa haysta Dhulbahante, Dhulbahantena in dagaal layskaga horkeeno dooni mayno!!! Hase yeeshee Cali Khilaaf wuxuu soo abaabulay, oo dabada ka riixayaa, dagaalka iyo duulaanka lagu soo qaaday Taleex!!!

  3. hadalka reer somaliland iilama muuqdo mis saafi ah
    waxaad ogaanaysaan in markii labo nin ama labo qoon feer ha noqoto amaba “battle fiel” la isku fara saaray ha noqotee islama faaiido labo, jaalayaal iga qora taas oo meel iga dhiga.

    hadaba qoladii fawza oo saas guushu ku raacdo waxaa looga fadhiyaa inay guusha daafacdaan. hadaad digdig iyo qalalaase hor leh aad gacanta la gasho oo aadan oo ka digtoonaan dirir hor leh markaas guusha gacantaada kusii nagaan mayso.

    hadaba waxay wadaan iidoor wax kale maahan waa inay guusha shido li’ida ugu xarootay bogaga taariikheed ay saas ku ansaxanto.
    war nimanku guushay rabaan inay la cid galaan oo u xalaalowdo qodhiyo xerada qurac ku martee

    haday run sheegayaan ha ka baxaan sool iyo sanaag

  4. Wiilka Mudug

    Hadalkaasi inuu wax kaaga dhex dhadhamaa waa sax. Ciidanka lakala qaadayaa waa idinka oo Yoocada dib ugu noqda oo xadkiinii halkaas ka sameysta. Kkkk Anaguna aanu ciidamadayada idinka dulqaadno si aad u nafistaan culayskina idiinka yaraado.

    Ninka raga ihi wuu garanayaa hadalku siduu u dhacay.

  5. Sool iyo Sanaag sidee looga baxayaaba sow dalkayagii maahan. Punlandse waa loogu dhaaranayaa inaanan Gadhoowe qasharbaa ugu yare lagu ridi doonin.

    • @ Ahmed,

      Wax aad is nasakhdo ba maanta ayuu caqligaagu shaqeeyay allaylehe. Waxaad qiratay oo aad tidhi sidan:

      “Sool iyo Sanaag sidee looga baxayaaba sow dalkayagii maahan.”

      Waa sax oo Sool, Sanaag, Cayn, Bari Nugaal, Togdheer, Woqooyi Galbeed, Koonfur, Jubbaland, Gedo kulli waa wada dalkeena Soomaaliya – min Raas Gumarla (xadka Jabuuti) ilaa Raas Caseyr (Bari) ilaa Raas Kaambooni (xadka Kenya) giddi.

      Maxaad iidoorkan meelahan ku dawakhsan sidaas ugu caqliyeyn wayday iyana? Si kasta oo xaqa la isu inkirsiiyo mar uun baa aqbalaa.

  6. Up untill now, discontinuation of sool and sanaag affairs altogether is what i have already made it clear. adaptation of that yaa axmed khaldaan
    it’d be pointless not only me but but likes of me as well since sool and sanaag have been taken at gun point not in peaceful means.
    so, my frnd tharts that.
    on the other hand, whats this in consistences? Oah ahmed?
    didnt you and i go in details no to slam the word at each other’s face!!
    after all, didnt we already go thru this?
    you keep calling me wiilka mudug
    i think iam far more bigger fish to be called or nick named wiilka mudug-A LION BOY RATHERl.

    • @ Libaaxa Mudug,

      Just pay him back with the same token and call him “Wiil Wajaale”. Those days he nicknamed me “chopped tomatoes” he made laugh out aloud because I couldn’t imagine he would be so childish as to choose that nickname to “defame” me (according to his precocious ego). And of today, change yours to “Wiil Waal” and let us see how anyone could challenge that.

      But I put him right in his place and slapped him with a nickname he truly deserved – Qorqode – whose meaning you know too well. So, if he meant to belittle you with “Wiilka Mudug”, just call him “Wiil Wajaale”.

  7. buurmadow hadalkii iidoor uun buu ku hadlay. markii soddon kun lasoo duldhigay waa kaas xaarka ceshan waayey. tan kale nabada uu raadinayo yuu ka raadinayaa isagaaba gardarane .ileen nabad waxaa raadiya qof laga gardaran layahaye. hadalkiisu wuxuu u dhacayaa sidatan tukaraq dib baan uga baxaynaa idinkuna garoowe ku noqda markaa sidii aynu sanado ku caanamaalay ee aynu reer dhagoole isugu dhiib dhiibi jirney bilaa calayk game wanaagsan buu ahaa .laakiin haloo sheego in aanay cabdiweli ka goin arintani ee ay ka og.do garaadka qoriga furinta la taagan .dhuuso weyne buurmadoow .waa lagaa shisheeyaa waana lagaa sokeeyaa.

  8. arimaha sool iyo sanaag guul baad joogtaa waa inigii mar hore kuu cayimay(kuu qeexay)
    waxaa kuu xiran cowboy hat oo buur dhaladeed baad joogtaa.
    hayeeshee wixii laga heshiiyey oo qowl ka dhacay baad ninyohow wali dabada ku dhagan tahay
    taasaa adna lagaaga gar heli karaa

  9. maxamuud
    walaal nabad ma raadiyo qof laga gardaran yahay oo qura, maqaalkayga malaha maadan akhriyin.
    qofka dulanka ku joogaa isna wuxuu u baahan yahay nabad si uu ugu raaxaysto wuxuu maal iyo wuxuu moora duugay. hada nimanka xamar xalaalaysta ma kula tahay inay rabaan in cadaalo dhacdo?waa maya xamar cadey bay ku qaateen qori caaradiis marabaan in looga daba imaado

  10. Wiilka Mudug

    gari Alley taqaane adiga ayaa weli ‘khaldaan’ ila dabo taagan. Taasaanu si wanaagsan uga heshiinay. Tiina adaan afkaaga ka hayaa inaanad iga joojin weli oo weliba si bil caksi ah iigu wado. Labo maalmood hortood ayaad Cismaan (iska booteeye Mr. Tamaandho Xabuub) ugu faanaysay.

    Hadaba waatan proposal kaygu. Rag waaweyn ayaynu nahay oo ciyaal ma nihine dee xeeri waxaynu ku heshiinay. Hadaad xeerin weydo ood ka dhego adeygtana dee aniga uun xeerku i qaban maayo ee sidaas u ogsoonow. Laba nin oo is afgartay ayaynu aheyn. Anigu dhankaygii waan ka xajiyay adigaase weliba gardaro iyo aftaag aan kaa hayaa. Dee haday sidaas tahay gari labo nin kama wada qoslisee anigu waxba kama qabo Khaldaan iyo Qaldaan iyo SNM iyo Woqooyi iyo magacyada kale ee halkan laga iiga yeedho. Tamaandho Xabuub isaga warkiisu wax kasoo qaad ma leh oo waa ereyo madhan oo lasoo xarxariiqay. Waaqiqicigaba wuu ka dhacsan yahay.

    Hadaba sidaad tidhi iga walee inaanan protest graynayn maga Khaldaan. Waan xejisan karaa dhankeyga. Adiguse ama xeerkaad ila gashay adeer hadii kalena nin keliyaata u dabranaan maayo ee ogow. Hadal iyo dhamaantii dee waakaas warkeygu.

    • @ Ahmed Qaldaan,

      Murti nimaan gunteediyo
      Baran gogol-dhiggeedoo
      Gonda dagi aqoonoo
      Garab-daar lahayn baa
      Gawlgawla hadalkoo
      Kolba dhinac garoocdee

      Mar ba geed isku qaad qaad oo hadal wadkii galay docda ka soo tuur illayn rag la ma doodi kartid ee!

      k
      KK
      KKK
      KKKK
      KKKKK

  11. CISMAAN
    i dont thinka its a big of a deal at all. i mean as far as as wiilka mudug is concerned-sort of not agitated with it that much. not at all.
    infact there are number of people ho call themselves with it
    However, i think axmed knows too well its not his best interest to initiate new front in this side of the equation with me.
    to run a problem with me at allmarqaan- not a good idea.

  12. @ Libaaxa Mudug,

    It’s okay comrade, I understand your standpoint. Okay, I have another and even better suggestion for you here; why not change the name from “Libaax Mudug” to “Aarka Mudug” then? Because I do remember when I you requested us to propose a thread name for you the choice I presented to you was “Aarka Mudug” rather than “Libaax Mudug”

    Drop the ‘Libaax’ and take ‘Aarka’ instead, ‘Aarka’ sounds more powerful and intimidating and also – even more crucially – ‘Libaaxa’ is too generic while ‘Aarka’ is specific. And above all else, if the name is ‘Aarka’ rather than simply ‘Aar’ it again presents a majestic stature as “The Lion King” of the whole of Mudug. One needs to be extra vigilant when choosing names because they might be twisted and used against the person. For instance, when I chose ‘basbaas’ I knew that no one could twist or even beat it, and that was the reason Ahmed was so defeated that the best he could come up with to refer to me was “chopped tomatoes” – so weak and self-defeating!

    k
    kk
    kkk
    kkkk
    kkkkk

  13. Cisman
    Its all good
    I dont know you might be right. I thought both carry the same degree and weight interms of valus and essence depected within the name.

    despite the fact that slight variation may be applicble depending on the whereabouts of one’s geographic licotion, For instance when one says AAR it exclusively refers To male lions whereas mentioning libaax includes female lions alltogether.ifthats thats case i will have to emerge out of it ASAP. I will make info search tho
    Now that being said if there is somekind of extea large depiction other than the one we all know, here i am more than ever willing as useall to say yes when harti member comes up with a reasnble proposals

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*