DEG DEG:Imaraad ka oo ku Dhawaaqay Inay Xiriirka U Jartay Soomaaliya.

Imaaraadka Carabta ayaa go’aan ku gaaray inay soo afjartay howl galadii tababarka Ciidamada Soomaaliya iyo taakuuladii ay siin jireen, sida ay goor dhow shaacisay.

Warbaahinta Ayaa soo Xiganaysa Qaar Ka mid ah Masuuliyiinta imaaraadka Carabta, Waxa ayna Sheegeen in ay soo Afjareen Xariirka Labada Dhinac.

Tilaabadan ayaa umuuqata Mid Daba Socda Qilaafaadkii u dhaxeeyay Dowlada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Shalay ayay aheed Markii Garoonka Diyaaradaha Puntland uu Muran Ka dhashay Agab ay qaadan Lahaayeen Saraakiil Imaaraad ah

3 Comments

  1. Muqdisho miyaanay ahayn tii dhasheedii cuntay?!!! Muqdisho miyaanay ahayn tii Soomaali kala gaysay?!!! Waa maxay abaalka laga hadlayaa?!!!

    “Hadaad aragto qof ku yidhaahda: “Muqdisho iyo Hargaysa ha heshiiyaan, ama woqooyi iyo koonfur ha heshiiyaan” ogow qofka kula hadlayaa, waa mid ka mid ah kooxda cunsuriga ah ee HAG. Hadaad se aragto qofku yidhaahda: “Soomaaliland iyo Soomaaliya ha loo wada hadlo, ama laba dowladood oo siman ha loo wada hadlo ama Soomaaliya waa degi lahayd hadii la ictiraafi lahaa Somaliland” ogow qofka kula hadlayaa waa kooxda cunsuriga ah ee SNM ee.”

  2. Mingistume

    Ma waxaad jeclaan laheyd qof yidhaahda Muqdisho Garowe iyo Harheysi ha heshiiyaan ama Somqliland, Puntland iyo Somaliya ha heshiiyaan? Kkkkkkkk

    Shantii Soomaliyeed ayaa yaabtay.

  3. Mingistume soo dag scw
    Waxaan maqli jiray hashu iyadaa geela cunta cabaadana dalka somalia adigaa gubay oo amxaaro ku soo hogaamiyay markaas ayaa xoqxoqanaa muqdisho hadaad rabto welcome hadii kale tuuladaada ku ekaaw dhibka dhacay waa cadaaldarada aad sameyseen.xaaji saalax ayaa yaabay kkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*