Deg Deg Daawo Video::Wasiir Somaliland Ah iyo Isim Dhulbahante ah Oo Gacanta Isku Qaaday.

Boqor Khadar cali jaamac oo kamid ah isimada Beelaha dhulbahante Gaar ahaan Beesh Naayele Axmed  Reer Cilmi iyo Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Isku Gacan saaray Hotel Mustaqbal laascaanood.Gacanqaadkan ayaa yimid kadib markii Shir uu Hogaaminaayo Boqorku oo beelaha  ugaadhayahan uga tashanayaan xaalada Amaan daro iyo Dilalka qorshaysan uu soo galay Hoolka shirka saleebaan cali koore iyo maleeshiyaad uu wato oo laga soo diray hargeisa iyadoo maamulka muuse biixi  cabdi ka qabo shirka beesha baqdin.

Hadalka Dhaliyay buuqa iyo Isku Qamamka ayaa ahaa kadib markii boqorku yihdi”Ina cali koorow Adiga inadeerka wax dilay oo dawlad sheeganaaye soo qabo gacan ku dhiiglaha  30 Wiiil oo la isku wareejiya amaan ku heli maysi daba dhlif daba dhilif dhalay aya tahay’ 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*