DAAWO;-Cabdiwali Gaas Iyo Buurmadow Maxaa Kala Qabsaday Muuse Biixi Se Maxaa Ay kutilmaameen?

Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland iyo Somaliland, Wuxuuna C.wali Gaas iyo Muuse Biixi usoo jeediyey sidii xal loogu heli lahaa coladda kasoo cusbonatay deegaanka Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Cabdiweli waan la hadlay, waxaana Muuse ka filaynaa in isagoo cusub inuusan colaad ku bilabin, waxaan usoo jeedinaynaa in ciidamada laka qaado. Nabadgelyeynu u bahannay maanta uma baahnin colaad iyo ciidamo is hor fadhiya…” ayuu yidhi Buur-madmow.

Waxaa isaguna arintaasi ka jawaabay Madaxwaynaha Puntland C.wali gaas oo madasha ku sugnaa, Wuxuuna sheegay in Nabaddu ay ku xidhan tahay hadii laga helo Muuse Biixi, Sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkan waxay ka jeediyeen Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil oo maanta lagu caleema saaray degmadda Carmo ee Gobolka Bari.

5 Comments

  1. War maxuu yidhi Cabdiwi gaas.

    HADII MUUSE BIIXI LAGA HELLO NABAD.

    Muuse biixi gadhoowe uma socdo boowee, xadkisiibuu u socdaa oo YOOCADA ah.

    Halaguugu dhaarto inaanaan usocon caasimada budhlayn ee gadhooowe.

    War maylasocotaan dhabaycooy.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

    • @ Oromolander,

      BAL DAY, ANIGU WAXAAN KU IDHI:

      “Isaaqu Garoowe, Laaska, Qardho, Boosaaso, Gaalkacayo, Buuhoodle, Kismaanyo, Xamar, Badhan, Laasqoray, Jigjiga, Isiolo iyo Gaarissa inta ba way dhooban yihiin oo Soomaalidoodaas iyo eheladoodaas ayay iskaga dhex jiraan ee, ma Isaaq kale ee aynaan aqoon baa soo daahiray oo cirka ka soo dhacay?”

      ADIGUNA WAXAAD IIGU JAWAABTAY:

      “daaroodkuba waakuwa hargeysa iyo berbera iyo burco iyo gabilay iyo djiboutiba joogee maxaad kansheegaysaa..”

      HADDII AAD WAX GARAD TAHAY WAXAAD DHAADI LAHAYD IN AAD AFKAAGA ISKU XIDHAY OO UU HADALKEENU ISKU JAAN GO’AY.

      CODE 99-KAAGA ISKU MAAWEELI MAANDHE.

  2. Cismaan basabaas.

    Dee markaa mawaxaad leedahay ISAAQU ku dhulka daaroood waa joogaa laakiin daarood dhul ISAAQ ma joogoo?! taas miyaad iigu sheekeeynaysaa sxb maanta?

    Hawshaada wado haday saas kaa tahay!

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

  3. Boqor buur madoow waaa libaaax.. Boqorka shanta Somaliyeed weeyaan maaaha Allah.

    Waxaan ka baqayaaba in budhcadii dhowaan wiiilasha yaryar afduubtay inay is yiraahdaan armaa lacag ku heeshaan hadaad boqorka afduubataan.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

  4. KkKkk labada nin Kala Cod karsan kalana libaaxsan.boqorka waxaad moodaa in uu horay u soo quraacday oo uu Energy fiican haaysto gaasna waxaad mooda in uu faraba waxba ku haayn waa sida ka muuqata qudbadooda.Gaas waxaa ka qaldantay in uu kor uga boxo hadalkaa oo uu ignored ku sameeyo lakiin dabinka waa uu ku dhacay ilaayn gadaal ayuusan waxba ku ogaayn marka waaba u Fursad kkkkkk kkk AQOON LA AAN WAA IFTIIN LA AAN..

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*