DHAGAYSO:Garaad jamac Garaad Cali”Soomaaliya In Ma Mideeyey u bahan tahay”

Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah issimada ka qaybgalaya caana shubka beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdulaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka.

Garaadka ayaa sheegay Soomaalidu inay ishaynin kaliya loo baahanyahay siyaasi isku keena.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*