Deg Deg Daawo Video::Wasiir Somaliland Ah iyo Isim Dhulbahante ah Oo Gacanta Isku Qaaday.

Boqor Khadar cali jaamac oo kamid ah isimada Beelaha dhulbahante Gaar ahaan Beesh Naayele Axmed  Reer Cilmi iyo Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Isku Gacan saaray Hotel Mustaqbal laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gacanqaadkan ayaa yimid kadib markii Shir uu Hogaaminaayo Boqorku oo beelaha  ugaadhayahan uga tashanayaan xaalada Amaan daro iyo Dilalka qorshaysan uu soo galay Hoolka shirka saleebaan cali koore iyo maleeshiyaad uu wato oo laga soo diray hargeisa iyadoo maamulka muuse biixi  cabdi ka qabo shirka beesha baqdin.

 

Hadalka Dhaliyay buuqa iyo Isku Qamamka ayaa ahaa kadib markii boqorku yihdi”Ina cali koorow Adiga inadeerka wax dilay oo dawlad sheeganaaye soo qabo gacan ku dhiiglaha  30 Wiiil oo la isku wareejiya amaan ku heli maysi daba dhlif daba dhilif dhalay aya tahay’ 

6 Comments

  1. Waxaa waa ninkii bilaabey dagaalkii taleex waa nin kii bilaabey dagaalka nuur axmed ilaaladiisa ayaa diley ninkii u horeysey ee nuur axmed
    Isagaaba hargeysa ku hayey gacan ku dhiiga yaashii

  2. DEGDEG.

    Somaliland iyo hawiye action group ( HAG ) oo Ku guulaystay in imaaraadku ka baxo BUDHLAYN.

    Allsanaag.com

    Waaar ninkii CAMAY amarkii Somaliland buu qaatay marhadii ugu IMAARAADKII ka saaray BUDHLAYN kkkk Cabdiwali gaas arinku waaa Ku jiq,waxaan sugnaaba inuu amar degdeg soo saaraaa ooo ka dalbaayo in saraakiishi IMAARADKU degdeg usooo noqdaan.

    GUUL SOMALILAND.

    K
    Kk
    Kkk
    Kkkk

    • @ Oromolander,

      Akhbaar sugan oo aan ka helay khubaro “think tank” ah ayaa saadaalinaya in uu geyiga Woqooyi Galbeed sanado kooban ka dib ay bulshada Itoobiyaanku, gaar ahaan Oromadu, la wareegi doonto oo uu geyigu Itoobiya si dabiici ah uga tirsanaan doono. Waa haddii aanay Soomaalida geyiga lihi aanay tallaabo adag ka qaadin sinji guurka geyigaasi ka hirgalaya. Hadda ka dib waxaad tahay “Oromolander” kol haddii Soomaalidiidnimadaadii iyo Soomaaliya ka cararkaagii aad isu sinji guurisay oo geyiga Itoobiya u guddoonsiisay.

      Runtoo aan kugu raacsanahay se ayaad kor ka sheegtay oo waxaa weeye in ay Isaaqa iyo Hawiyuhu Hartiga iyo Daaroodka oo dhan in badan kaga fariidsan yihiin xagga lahaanshaha qaddiyad u gaar ah iyo dhiiranaan iyo geesinimo ay ku difaacdaan. Isaaqa iyo Hawiyuhu danahooda iyo aayahooda cid kale uga ma daba fadhiistaan ee xoog iyo xiniinyo ayay ku dhacsadaan. Tolka aan ka dhashay se waa iska suufiyaal meel ay ka socdaan iyo dhan ay u jeedaan toona aan kala garanaynin.

      Badanaa oo baraka daranaa!

  3. Beeni Raad maleh. Dhamaan wararkii la sheegay oo dhami waa been. UAE ma aanay bixin. Somalida xasad & been ayaa ka soo haray iminka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*