DAAWO VIDEO:Garaad Jamac Garaad Cali oo Siweyn loogu Soodhaweeyey Carmo Gobolka Bari Madaxda Puntland la Kulmay

Wafdi uu Hogaaminayo Garaad Jamac Garaad cali Ayaa Gaadhey Deegaanka Carmo ee Gobolka Bari,waxaana halkaasi Siweyn ugu Soodhaweeyey Shacabka,iisimada Dhaqan Iyo  Shacabka Kunool Degmada Carmo.

Ujeedada Garaad jamac Garaad Cali Ayaa Ah Inuu Ka Qeyb galayo Maalinta Bari Ah  caleema saarka beeldaajaha guud ee beelaha Cali Saleemaan, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.

Halkani Riix Muuqaal Garaad jaamac

Waxa halkaasi Kusoo Dhaweeyey Masuulin ka Tirsan Puntland oo Gacan qaaday Garaad jamac iyo Wafdiga la Socdey oo ka  Tagey Degmada Saaxdheer ee Gobolka Sool.

3 Comments

  1. Murtidu mar waa meel ee gobtan uu Eebbaheen geyigan Soomaaliya ugu baaxadda weyn dhaxalka uga dhigay hoggaan xumo iyo siyaasad suyucday ayaa martabaddii aadka u heer sarreysay ee ay mudnaayeen caqabad kaga noqday, weli se ma aanay seegin oo fursaddu weli way qoyan tahay. Eebbe waa uu solansiin doonaa haddii ay iyagu sadkooda dhaahdaan oo ay sallaankiisa sidii laga rabay u fuulaan.

    Puntland mansabkeeda taariikhiga ah haddii aan sha’nigeeda lagu suntin shimbirkeedu soo noqon maayo oo siyaasaddeedu saafi ma noqon doonto. Waa laga ma maarmaan in sooyaalkeedii ay dhaxalgalka ahaa lagu salaysiiyo oo uu saxarkii tolkan isa salooshay uga safeysmo oo loogu haneeyo sadbursiga ay xaqa u yeelihiin. Sooyaalkaasu waa kan salka ku hayay Boqortooyinkii iyo Saldanadihii Garaaddada ee saafiga ahaa ee geyigan ku asteysnaa. Magaca na ha loo beddelo ‘ROYAL PUNTLAND STATE of Somalia.’

    • I am currently working on a grand project aimed at reviving and restoring the three royalties which historically reigned over Puntland and combine them into a modern royal system that once again reigns supremen in this grand region of the Greater Somalia.

      *The Kingdom of Majeerteenia
      *The Sultanate of Maakhir
      *The Sultanate of Garaad Shirshoore

      Having fully assessed the hopeless situation that is crippling this unique part of Somalia and after a long and hard consideration of all the scenarios to rectify this sad situation, it has emerged quite clear that no other political solution other than my royal vision will ever save the day and guarantee a prosperous Puntland that is truly at peace with itself and at one with its true essence.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*