DEG DEG VIDEO Xisbiga Waddani oo Burburay iyo Cirro oo afka Furtay Muuqaal

Waxaa Xilkii laga Qaaday maanta kadib Xiisad soo kala dhex gashay Xisbiga Wadani, Xoghayihii Guud ee Xisbigaasi UUR-CADE,

C.raxmaan Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa Warbaahinta uga Warbixiyey Sababta keentay inay Xilka ka Caydhiyaan Xoghayihii Xisbiga, Iyadoona la sheegay inuu kasoo horjeestay Guusha Xisbiga, Laguna eedeeyay Arimo la yaab leh iyo inuu dagaal kusoo Qaaday Xisbiga Wadani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*