DEG DEG VIDEO Suuriya Xaalada Ruushka , Maraykanka , UK iyo France oo Faraha Ka Baxday iyo Muuqaal Cusub Daawo

Dowladaha Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa xalay duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay u adeegsatay dadkeeda magaalada Duma ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya.

Duqeymaha ayaa lala beegsaday, xarun dhinaca cilmibaarista Seyniska a, goob lagu keydiyo hubka Kiimikada iyo xarun weyn oo military oo ka mid ah xarumaha laga hago milatariga Syria.

Caawa waxaa lagu waramayaa in xaalku cakiran yahay muuqaalka hoose daawo iyo faah faahinta

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*