DAAWO VIDEO:DEG DEG Puntland oo Imaraadka saanad Ciidan looga Reebay Boosaaso Xabsi Kooban.

Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaso Waxaa Saacado ku Xanibnaa Diyaarad la sheegay iney leedahay Dowladda Imaaraadka, Taas oo Saraakiisheedi Ka la baxaysay Deegaanada Puntland.

Maamulka Puntland wali faah faahin kama bixin Balse Wariyaal ku sugan Garoonka Boosaaso ayaa KNN u xaqiijiyay in diyaarada la sii daayay Islamakaana ay la baxday saraakiishii ka joogtay deegaanada Puntland ee Soomaaliya.

Saraakiishii iyo sidoo shaqaalihii la socday diyaaradda Imaaraadka ayaa la sheegay in baaritaan la marsiiyay halka markii hore aysan sidaas dhici jirin.

Saraakiisha amaanka Puntland ee Garoonka Boosaaso ayaa la sheegay in ay diideen in Imaaraadka ay la baxaan Saanadooda Ciidan ee deegaanada Puntland waxaana looga rebay Garoonka magaalada.

Halkani Riix Muuqaal Qaabka..

13 Comments

    • ASC.
      In ay MARYO WEYNAYAAL noo booteeyaan waxaa ka masuula maamulkii xumaa ee M.S.Bare iyo USC oo burburisey dhammaan soomaaliya gees ka gees.Walina USC way wadaa dhibaataday bilawday 29 sano ka hor.28 sanaa usc lagu hayey war yeela nabada Xamar wayna diidan yahiin oo waxaa u muuqda dano gaara iyo haddii ay xamara nabad yeelato waxaa soo nqonaya dadkii mudo hore ka haajiray xamar.Markaasna waxaa GURYO waayi doona dad hadda xamar GURYO dagan.Calaa kulli xaal haddii ay dawladaha Carbeed khayr iyo ijaabo leeyahiin may wax u qabtaan dadka carabaha ah ee qaxootigaa?Dawladaha carbeed xaqootigii carbeed way u diideen dhulkooda.Markaasaa waxaa aqbalay oo qaatay Turgi iyo wadamo Gaalo ah oo ka fiicnaaday carab oo dhan.Carab dad badan oo fiican baa ku jira,laakiin waxaa wada bilaash ah dawladaha carbeed dhammaantood.NEBI Muxammad (scw) waxuu yiri war Carab ha cayine.Waayo waxaa ka mid ah Nabi Muxammad iyo Asaxaabtiisii iyo kuwii kasii dambeeyey ee sharafta lahaa.
      Fadlan hadda laga bilaabo CARAB OO DHAN WAX XUN HA KA SHEEGINE EE QOFKII IIN U HAYAA DAWLADAHA CARBEED WAX HA KA SHEEGO.Laakiin yaan la oran carab oo dhan baa saas iyo saas ah.

    • @ Siciid,

      Walaal waxaan hadda bog kan ka horreeyay kaga dul dhacay salaan qiimo badan oo aad aniga iyo Abwaan Khaliif Maxamed (Faraxaaji) noogu dhaaftay. Si kal iyo laab ah ayaan kaaga guddoomay aniga oo adigana salaan gobeed hawada kuu soo marinaya.

      Bariidadaada sharafta leh aad ayaad ugu mahadsan tahay Mudane Siciid waayo waxaynu nahay dad aan weli aqoon isu lahayn.

      Mahadsanid Siciid.

    • ASC.
      KU:Mooryaan Dabaal Eskoorbiyo (nabal Scorpio).
      Waryaa waa adigii oran jirey hala laayo reer puntlaan ee soo doqnimo kuuma aha in aad maanta qaraabaysatid reer puntlaan?Waagii uu xamar joogey xassan Shiikh ee uu dagaalada ku hayey puntlaan waxaad ka mid ahayd Mooryaan-Huutuugii ku hayn jirey hala cirib tiro reer puntlaan iyo anagaa leh illaa Buurtinle.Maxaase idin ka raacay (UNUKAA LEH ILLLAA BUURTINLE).Jab iyo jac baad kala soo noqoteen dagaaladii uu Xassan Beesha Hawiye ugu raadinayey dhul balaarsiga.Markay beeshu shirtay oo ay fakartay waxuu fakarkoodii ku soo idlaaday (aryaa ebahayaa ogoo unukaa iska leh ardiga mudug oo dhan).Saas waxaa ku soo fakaray kuwii idiin ku caqli iyo aqoon badnaa.
      Kuwa ku xigaana waa kuwii ayana shiray oo ku heshiiyey in ay QARXIYAAN SUUQA SOOBE oo ay ku laayaan dadkooda.Ayadoo ay ujeedadoodu ahayd ku xumeeya Ina farmaajo waa Daaroode.fakariiniina waxuu dhalay in ad 17 minutes ku disheen 655 qof oo soomaaliyeed oo u badnaa dhalinyaradii wadanka wax tari lahayd iyo 198 hooyooyin.198 hooyooyin waxay ka tageen baa la yiri 333 caruura.Maxaa taas ka xun oo uu Ibna aadam suubiyaa?198 hooyooyin waxay ka QEYMO BADAN YAHIIN 198 WARSHADOOD.Taasna waxaa keenay fakarkii habar gidir ay ku fakartay.
      What about mudulood?Mudulood sida badan ma aha dad shido badan oo anigu aqoon dheer baan u leeyahay.Laakiin waxaa kaliya oo mudulood kicin yaqaan waa Habar Gidir.H.Gidir markay muraad leedahay bay Mudulood ku tiraahdaa magaceen jire ma maantaa aynagoo nool Daarood xamar noogu fanayaa?Taasu waa liidnimadeena.War Daarood waa afar xabo.Markii xabad la dulmariyana dhabarkay jeedinayaan.Halkaas markuu xaal gaaro Mudulood DHEG LA QABTO MA LEH ee ka leexo yaysan ku jiirine.
      Calaa kulli xaal Naabaaloow waxaan ogaa adigoo ah Mooryaan -Huutuu ee wali ma ka toobad keentay? ILLAA toobadkeenku wuu furan yahaye.
      cafi Allaah iyo Misaabax.
      Fadhi-ku dirir-dhab ha moodin Jaalle.

  1. XAAWO
    DEE LAKUM DINAKUM WALIYO DIIN,ANAGUNA IMAARADKAYAGASUN LA MACAMILAYNA,EE HANOGU IMANINA,
    BALSE SIAASHU WAXAY TAHAY PL MA KU ADKEYSANTONTA,KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    MAANTADAN WAXA LA SHREGAYAY INA GAAD INUU KA KA QAYLIYAY,ISAGO KASOO HOR JEEDA TALABADAN,KKKKKKKKKKK

    SOO HOR CAASHAQA

    • ASC.
      KU:Xaaji-JEEGAAN.
      War imaraadkii waan kaa xirnay ee sidii caadiga kuu ahayd xamar u soo shaxaad tag.War shaxaadkaaga xamar miiskuu kuu saaran yahay oo waa mid markastaba kuu diyaara.Waayo shaxaadkaad xariif ku tahay.Anyway kama maarantid xamar iyo soomaliweeyn ee nin yahoow iskadaa is hoofaarinta iyo faanka beentaa.Xamar haddii ay rabto Diyaaradba kama soo dagi karto Hargeeysa iyo Berbera midna.Waryaa adigoo soo taagan bay xamar ku liqday oo adan waxba ka qaban karin ee an kula taliyee haddeerba si fiican isu soo dhiib.Haddii ad hadalka sii badisidna waaba xiraynaa garoonka dayuuradaha hargeeysa murankuba ha dhamnmaadee.

  2. ASC.
    KU:Xaaji-JEEGAAN.
    War imaraadkii waan kaa xirnay ee sidii caadiga kuu ahayd xamar u soo shaxaad tag.War shaxaadkaaga xamar miiskuu kuu saaran yahay oo waa mid markastaba kuu diyaara.Waayo shaxaadkaad xariif ku tahay.Anyway kama maarantid xamar iyo soomaliweeyn ee nin yahoow iskadaa is hoofaarinta iyo faanka beentaa.Xamar haddii ay rabto Diyaaradba kama soo dagi karto Hargeeysa iyo Berbera midna.Waryaa adigoo soo taagan bay xamar ku liqday oo adan waxba ka qaban karin ee an kula taliyee haddeerba si fiican isu soo dhiib.Haddii ad hadalka sii badisidna waaba xiraynaa garoonka dayuuradaha hargeeysa murankuba ha dhamnmaadee.

  3. Atoore

    kkkkkkkkkkk. Maanta waad isku yara dhex yaacsantahay sxb. Arintii Muqdisho la duulduulaysay waataas Puntlandtaadii aad odhan jirtay saameyn ku yeelanmeyso uun saameysay. Berberadaad laheyd wey ku ektahayna sidaanu horeba kuugu sheegnay inaanay saameyn doonin ayay shaqadii uga socotaa. kkkkkk

    Waxan oo cabaad ah waxa kaa keenay baan filayaa markaad garwaaqsatay in ay xabadii Muqdisho laga soo riday ee Hargeysa lagu soo riday ay Garoowe ku dhacday. kkkk Hada waa tii aniga igu soo socotay ee aad adna sacabka u tumaysay oo adiga oofta ku wareentay. kkkkkk

    Eesh calaa jaqaaq. Caawa jaqaaqdaada ayaan ku raaxeysanayaa. kkkkkk

  4. Siyaasadii baa is bedeshay Itobiya waxaa madx ka noqday nin aan jecleen Gaas maadaama uu la saaxiib ahaa Mile salaawi iyo Hayle Maryama asagoo marwalba u carararijiray. Haatan waa inuu iska gadaa Dawlada Federaalka , laakiin Farmaajo iyo Q\Kheyre asgoo kale marnaba lama shaqaynkaro waa nin cudurka qabiilka uu maskaxda kaga jiro uu ku dhashayn iskana bedelikarin marka siyaasada qarniga 21aad marnaba lama soconkaro qabiil qabiil . Waxaa i horyaal dhibkuu klu haayay Shiikh Shariif, dhibkii uu ku haayay Xassan Shiikh abaal dhicii uu ku sameeyay ninka ku sirmay ee Formaajo.Maanta waxaa u sharaf ah inuu ka tago reer puntland sharaf uma hayaan labo labo isugu diray, gaajo iyo shaqo la aan iyo abaarbuu keenay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*