WAR CUSUB:Khaliijka Carabta oo ku kala Qeybsamay Khilaafka Soomaaliya Iyo Imaraadka.

Dowladaha Khaliijka Ayaa Dhexdooda ku kala Qeybsan Dooda Khilaafka Imaraadka Iyo soomaaliya,waxayna  Iyaga Laftooda isku Aragti ka Ahayn siyaasada  Ayu ku kala Qeyb sameen laga Soo bilaabo Markii Khilaafka Khaliijka.

Dowlada Imaraadka Ayaa Ku tilmaamtay Siyaasada Soomaaliya Inay tahay Miday Ku Ciyaarayso Dowlada qadar oo hadaba Dhinacay Doonayso u wadanayso Soomaaliya,iyadoona Amaanka Gobolka Khatar Galinaysa qadar Siday Sheegtay.

Warbaahinta Dalka Imaraadka Ayaa U muuqda Inay la Safan tahay Dalkooda waxana warbaahinta Dalkaasi lagu daabacay warbixino Propgando Ahaa oo ku Aadan inay Soomaaliya Tahay dal Ay ku ciyaarayso Dowlada Qadar Hadaba Siday Doonayso.

Sida kale waxay aad Ugu cel Celinayaan Inay Dowlada Soomaaliya Abaal Dhac Ku samaysay dalka Imaraadka oo Kumanaan Soomaaliya ganacsi Siiyey Sidoo kalana  Lacag badan Ku bixiyey Intii bur burka Waa Siday daabaceene.

inta Badani Warbaahinta Imaraadka Oo Ah kuwo tageera Dowlada Ayaa Muujiyey Inay  Dowlada Soomaaliya ee hada Jirta Ka Duwan tahay dhamaan Dowladaha Soo maray waxayna ku Macneeyeen Midaan ka Fiirsan Muhimada

VIDEO WARBAAHINTA CARABTA

Imaraadka.

7 Comments

  1. Alla maxaan dad meeshan ku tigtigi lahaa hadaan wakhti hayo. Ma imika ayuu Cismaan iskaga kaaya dhigayaa siqiir bilaa danbi ah.

    Intaas hoosta ayay ka xiniiftamayaa. Ereyada cayda qayaxan ah ee uu iscticmaalo waa ka mid ah. Gun, Caaq, Liidnimo, Wax magarato, laga roonayaal, khaayimiin, qowleysato, saaqidiin, saqajaan, lowlife, mooryaan, aragagixiso, doqon, dad qalato, diirato, maanlaawayaal, iyo kuwo kale oonan soo koobi karin. Cismaanow malaha waxa aad is leedahay cay qayaxan inta aanad qoraynin adigu biyo ayaad iska dhowreysaa.

    Weliba waxa ninkan intaas oo dhan u sii dheer munaafaqnimo gaamurtay. Isaga oo erayadaas cayda ay hoosta ka isticmaalaya ayuu hadana Illaahay baa Weyne ahe iyo Rasuulkeenii Suubanaa intuu kusoo hal qabsado ku waaniyaa. Acuudi Billaahi Mina Shaydaani Rajiim. Ma waxa la’arkay af labadiisa daan ka wada hadla. Isaga oo dhana kaa caayaya ayuu dhana daahir yaa shamis Waano kaaga dhurayaa. Istaaqfurulaahe waa aniga oo ku idhaahda Waa Faraqyahow Illaahay ka baqo. Waa hada anoo ku odhan kara waar nin yahow Illaahay ka baqo. kkkk Anigu halka aan Cismaan iyo Munaafaq iskaga keenay waa halkaas.

    Cismaanow waxba uma dhexeeyaan Cay qayaxan. Hadal daahir ah iyo Dood saafi ah. Ninku waa in uun lagu gartaa. Laakiinse beerka jecli, xeydha jecli hore ayaa looga maahmaahay. Ninkii ku khatalma taasna waa la ciideeyaa. Anaa sidaas ayaan wax walba oo dhabaqsan ood meesha soo dhigto kaaga ciideeyaa.

  2. Somali

    Ragiinii dadka ku dhibi jiray koofurta Khayre dhaar ayuu maray in sanad gudihiisa uu dalka idinka saarayo?

    malaha shaqo kale inaad doonato ayay ku wacnaan lahayd?/

  3. Kkkkk caloow waxba isma doorinee nin yahaw carabta ila qabo.anigaaba ku dhaama oo QAAYRE markii tiro rag ah uu iga dilo dhihi kara war nin yahaw dhalashadii meeday.adiguse dhalfuu kula daba istagayaa waad ogtahay moogane isgaa u taliya kkkkkkk kkkkk SOO HOR CAASHAQA.KKKKK

  4. Xalweyste,doqonka,Cabdiraxman Cabdiushakuur, Fiiqi iyo waalow Mahad salaad ayaa na mashquuliyay oo naga jeediyay howsheenii maahee Carab Marya dhaadheer maa afka uraaya nagu soo taagilahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*