DAAWO VIDEO:Arimo Cusub Oo Ka Soo Kordhay TUKARAQ ‘War Soo Dhacay”

iisimo Ayaa Booqday Deegaanka Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Soomaliland Ka ka Codsadeen Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo deegaanka Hadana Ana Looga Bahnayn jabhadayn iyo dagaal cusub.

waxa Garaadada halkaasi tagey Sheegeen inay Arkeen Ciidamada Is Hor fadhiya Oo dagaal uun Uusan ka Dhacin.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

33 Comments

    • Dhulbahantaha saddex geesoodka Laaska iyo Xuddun isku xidha ku nooli iidoorka ayay weligood iyo waaqood ba u rarnaayeen oo wax nagu cusub ma aha. Sida aan marar badan soo tibaaxay beel Dhulhabahante oo mideysani ma jirin oo mana jiri doonto marka taariikhda beesha qumaati loo dhabbagalo. Waagii Jihaadkii Daraawiisheed ayaynu ogayn Dhulbahantuhu sida ay u kala qoqobnaayeen iyo aanooyinkii la kala galay ee ay dhuxuntii weli beesha ku reebban tahay.

      Waxaa aniga sidii aan hore ba u idhi ila qumman in reeraha Dhulbahante ee Daraawiishta dhabta ah ahaan jiray ee iminka na Puntland iyo qarannimada Soomaaliya aaminsani la isku hawliyo sidii xuduudahooda loo xakameyn lahaa oo ciidan culus ee difaacan kara inta ay Puntland u dhisto deeto horumarin baahsan albaabbada ugu ballaqdo. Laaska iyo Xuddun iyo soonahaasi wax rajo ah ma leh ee iidoorkooda ha u sii addoonsanaadeen sida caadada u ahayd ba.

      Doqomo inta ay is xoreyn lahaayeen Hartiga kale fadhiga ku cayaaya ee leh “bariga qorrax uun baa ka soo baxda ee ciidamo kama yimaaddaan” in loo gurmado maba istaahilaan xaqiiqdii. Ninka hoygiisii lagu dhex gumeysanayo ee ka dhiidhiyi waayay yaa ka liita oo naftiisa u halaagaya bal in ay dulli yihiin reer Laasku?

  1. Xaay sheegayan dagaaal,dagaal,marqaan uun baa hadal haysa
    Dee hadii habar atariisho ay dagaal soo qaaday maan shegin.

    Horaa loo soconayaa

    • KU:Xaaji-JEEGAAN.
      Xaaji-JEEGAAN dagaal sokeeya ma aha wax lagu deg-dago.Anagu illaa xal nabadeed laga quusto ku deg-degi mayno dagaal sokeeye.Kamana hor bootayno golayashaa Qayilaada.Isla markaas haddii uu wanaag iyo Faa’iido leeyahay dagaal sokeeye ku QUUS QAADO BEESHA HAWIYE.28 sano bay soomaali dilayaan oo dhacayaan oo ay kufsanayaan oo ay bililiqaysanayaan oo ay shacabkooda ka iibiyaan BADEECo QAASH AH (EXPIRED).Dagaal oogayaasha hawiye markay soomaaliweeyn soo dubteen bay ayagii hadda is jafayaan oo midba kuu ka xoog roon yahay garaacayaa.Macnaha waxaan ka hadlayaa in uusan wanaag badan lahayn dagaal sokeeye.Taas weeye taan ka fakaraynaa JEEGAANOOW.War dagaal oogayaasha hawiye waxay wadaan waa ku waantoobid lagu wano qaato.
      Mooryaan-JEEGAAN-Xaaji Marduuf good bye.

  2. Jawaahiri oo bari kawaanka saaran,iyo jawaahiri oo armaajo ka dalbaday inuu idcasilo,kkkkkkkkkkkk
    MOOSHINKII BERBERA MAXAA NAGA QABSADAY

  3. Habar Jecelo, habar Awal, Habar Majeerteen, Habar Kuuley, etc. waa booteeyaan ee ma dagaallamaan. Habrahan ha u moodin sidii oday Hawiye oo xabadda iska ridaya, xataa haddii kaftanku kululaado.

    • ASC.
      KU:Oday Tallman.
      War habraha ad soo dirisay raali kama ay aha in ay soomaali bilaash ku laayaan ama ay ayagu isku dilaan.Taasi waxay u fududahay dagaal oogayaasha beesha Hawiye.Madaxda beesha Hawiye baa xal iyo wanaag u yaqaan dilka iyo dhibaataynta shacabkooda masaakiintaa.Beelaha Habraha wata ee ad sheegtay intay shacabkooda dili la haayeen way daryeelaan oo daaweeyaan.Hawiyena intay daryeeli lahaayeen bay BOM iyo BAASUKE saaraan illaa waa caqli Hawiyee.Adigu madaxda Hawiye CAQLIGOODA ka soo qaad kaaga oo kale.Waa wada adigoo kale oo an ku hanbaasayn wax wanaag iyo caddaalad ah.Laakiin cabdulqaadir Shiikhaloow maxaa kuu diiday in aad soomaaliweeyn u dhaxaysid oo ad hadba kii gardaran ad ku tiraahdid waryaa waad qaldan tahay ee ka joogo qaladka?Saas waagii ay ahaayeen Odayaashiinii hore waad ku ammaaneydeen wanaagay fali jireen.Waxaadse ku badasheen ANAGA HAWIYE AH.WAR HABAR GIDIR Hawiye kugu dayan mayso oo markii ay kugu arkaan wax aysan kuu quuri karin haddii aysan ku dilin way ku bililqaysan oo adiguba waad ogtahay.
      Ugu dambayn ka shaqee wanaaga soomaaliweeyn inta cirigaaga kaaga hartay.Raalina ahoow Oday.

  4. Qosolka,jawaari kulahaa shacabka bari i difaacaya,kkkkkkkkk
    Waxan u maleen waxbuu ogyahay sidan isuma adkeeyeene,calaa kuli xaal haduu jawaari badbaado waxa loo yaabaa armaajo iyo kheyrlaawe labadooduba way qulqulayaan.

    • KY”Muxammuud.
      Waa runtaa oo Mooryaan iyo JEEGAANBA dhulbahantay afka ku soo taagayaan.Waase sax in maanta dhulbahante looga sheekaysto golayaasha ay bulshada soomaaaliyeed ku sheekaystaan.Waayo Dhulbahante isagaa is dhigay halkuu maanta ka kici la yahay.Rag Dhulbahante ah baa magaalo madaxdii beelweeynta Saciid Harti u gacan galiyey cadawooda hargeeysa.Calaa kulli xaal wixii maanta ku yimaada dhulbahante waxaa u geeystay rag reerka ah.Dhulbahante ka weeyn reer calaal ku ah reer kale.Dhulbahante isagaa loo ahaan jirey magan iyo martiba.Adduunoow xaalkaa jir.Ma saanaa dhulbahante u dambeeysey?

  5. ????????????????

    Yaa bareega u qabtay Muuse Biixi Saamiri????? meeday xuduudii lasoo xidhi lahaa? bahasha jeerta layidhaa markay biyaha kasoo baxdo ayay xaarka sidaa u sayrtaa iyadoo saynta wareejinaysa, tolow Saamiri casharkaa miyuu horey usoo akhristay?????

    Waar xuduudii aad waligaa ku taamaysay ma ilowdeen?????????????????? waa waxaan wadnaba lahayn oo qayla uun quud ka dhigta.

  6. Muuse Saamiri ma geesi baa? miyuu waashay, mise sidii jeerta ayuu saynta garaacaya???????????????

    geesi caws cagaaran ma saydhiyaa isagoon meelba gaadhin?????????

  7. Ali
    War ninyow maxad halamash ugu digataa,war zxbow ninanku dantoodi bay garteene ka dhaaf gujada,kkkkkkkkkkkkk

    Gacalow ka joog meelahad gacan togalayn.

  8. Jawaahiri oo caawa soo dhaqaajiyay dhawr guuto oo cidana,kkkkkkkkkkkkkk
    Tolow armaajo xaguu u baxsan doonaa

  9. J saalax xagee marayaa xaalkii citiraafku qaburihiise wali ma qodaan mise waad soo afjateen ilaahay cudurka idin ku dhacay haydin kadaaweyo midna ku seexo dhul aadan lahayn citiraaf ku heli mayside bal meel kale ka raadi

  10. @ Xaaji Saalax

    De Hablaha ha la Tirsan Maxaa si kaa ah. Gabdhahu si xornimo ah ha u dhiibtaan Rayigooda iyadoo aan La Xagxagan HELLO BUECO.

    • @ His Royal Highness Suldaan Dab La Ridey (Thunderbolt),
      @ Xawo Lool

      Iga guddooma salaanteenii barakeysnayd marka ugu horreeya. Marka xiga Suldaanoow duulkan hablahoodii sida la arkay u ceebeeyay ee farjigooda buugag kaga faallooday oo filim na ka sameyn raba ma dumar kale ayay cafinayaan?!

      Waxba ha ku daalina dad Eebbahaay xaqdaradoodii dhaxalsiinayo ee maalin ba tan ka dambeysa fadeexad hore leh lagu dharbaaxayo. Way ba soo taagan tihiin indha adayggooda iyo qajil la’aantooda iyaga sidan u fadeexoobay oo dad kale ayay wax ka sii sheegayaan. Subxaan!

  11. Allow Reer Laascaanood hanaga qaadin. kkkkkkkk

    Dhinaca Qoraxda ayuunbaa kasoo baxda. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walaahi wey la helleen. Waxay Tukaraq imika ka dhigan tahay sheekadii Guutada Koowaad oo kale. Kolka wax yar jiraanba waxa ay ka qawqaw siiyaan waa lasoo socdaa. kkkkkkk

    Reer Laascaanood shugux shuguxdii Puntland wax uga shugux shugux siin jirtay wey ka daaleen oo wey ku qoslaan. kkkkkkkkkk Illaa iyo xitaa kuwii Puntland la jiray ayaa sidaas ugu tiiqtiiqsanaya. kkkkkkkk

    Eesh Calaa halheys. Dhinacaas Qoraxda ayuunbaa aroortii kasoo qeybisa falaadhaha. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Qoraxdoo Aroortii
    Qeybisay falaadhaha
    Ama Qaanso Roobaad
    Puntland midab ku qarisee.
    Qiimaheeda leedoo
    Maamulna lama amaanoo
    Qalad looma heesoo
    Qureyshtii Budhlaaneey.

    Laaskaad Qancin weydaa
    Kaa qushuuc baxoo
    Itaal dari kuu Qiraysee
    Somaliland waa quwadee
    Deegaan aad u qaboobow
    Qaadirkay ha ku geeyee

    Oof oof eesh calaa. Dhinacaas iyo Puntland Cadceeda ayuunbaa kasoo baxda.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. GEBILAY
    ZXB WAD MAHADSAN TAHAY MEESHAN WAXAN KA DIFAACA JAMHURIYADA BARAKAYSAN,WAANA MASULIYAD INAWADA SAARAN.

  13. WAAR DP WORLD WAX WAYN BAYN SOO KIRDHISAY WARIYAYASHI JOURNILSTAYASHI ADUUNKA UGU WAAWAYNA AYAY SL KEENTAY,
    MARKAY YIMAADEN KULAHAA HADAANU SIDAN MOODAYNO BARI HORE AYAANU IMAN LAHAYN OO SAWIRKA SL ADUUNKA U BANDHIGI LAHAYN,KKKK

    JUVENTUS VS REAL MADRID

  14. X. Saalax

    Thanks mujaahid. Waxani wallaahi waa iska xaraabo xaraabo oo kale. Halheysaha ayaa qosolkiiba iga dhameeyay.

    Dhanka Bari Cadceeda ayuunbaanu ka eegnaa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Mujaahid ku hey oo haka neefin.

  15. Ahmed
    Ka hay gaadhkoo kajoog goonyahaa ka dhacday,mujahid sare

    Juventus 0 Real 1

    war hayay cajusadii waa la helay,kkkkkk

  16. Habartii caasho cawad caawa mirqaankii oohin buu lagalay iyo baroor,kulahaa isaaqu way noo awood sheegten.kkkkkkkkkkk

  17. Juventus 0 Real 3

    SIDAA JUVE LOO XASUUQAY AYAA LAGUU XASUQAY CASHA CAWADEY

    ILMADA CESHO
    ILMADA CESHO BAAN KU IRI,CAWADOOY.

  18. sheekada bariga qoraxdaa kasoo baxda oo qura waa sheeko igu cusub
    war aan dhagaystee xagee laga sii daayeyma bbc daa daysay mise VOA-da

    nin aan fiiro dheer lahayn baa tani yaabo iyo amakaago ku noqon. intiinii xasuusata curis kooban oo dhala oo aan halkaan idiin ku xabaalay waa mar intiina caqliga liidataa aad igu haaraanteen maxaad puntland wax uga sheegaysaa? maxaad har iyo jeeraale gaas kuugu muuqday. markaas waa anigii qormadaas farta ku cugay waa anigii ku bayaanshay inaan afka qaylo ku shubtaa waa anigii ku gunaanaday sheekadii cigaal shiidaad ee meeshu halaq mareen baan uga baqayaa. iyadoo dulucdu ahayd war ceeb iyo msagac xumo baan ka baqayaa inay meesha naga raacdo. waanigii tusaalayaal iyo wixii la filan karo inay bar ka maalin soo if baxaan oo ka adkaanshuhu waaba meesheedoo waa wax la arko ileen islama faaiido labo waa iyada soomaali dhahdee waa anigii isdaba taxay.
    waa anigii tusaale usoo qaatay sheekadii “bintland” iyo tu kalaa soo socota.

    jaalayaaloow maanta taasi ma rumowday, ma u jeedaan wixii ii muuqday waagaas inay sidoodii iyagoo u duuduuban oo cad oo madow maalin cadeey ay diirka ka cadaadeen.

    hadaba suaashu waxaa weeye in maalin waliba dhulbahante cay iyo ceebaalo iyo waxa ninka raga ahi ka dagaalamo inay noo soo xawilaan yaa qaybteeda libaax leh.

    1 madaxwayne dhaadhaan calaan handcap gaas candho wayne
    2-isimo ku sheega iyo baarlamaan ku sheega ducufada ducufadu ursatay

    dee marka waayahaye ku tukada waa taasaaye

  19. kolay wax kaloon dhahaa ma hayo aan ka ahayn halkii salaan carabeey

    “iska haraye aakhirana waa lama huraankiiye”

  20. KY”Muxammuud.
    Waa runtaa oo Mooryaan iyo JEEGAANBA dhulbahantay afka ku soo taagayaan.Waase sax in maanta dhulbahante looga sheekaysto golayaasha ay bulshada soomaaaliyeed ku sheekaystaan.Waayo Dhulbahante isagaa is dhigay halkuu maanta ka kici la yahay.Rag Dhulbahante ah baa magaalo madaxdii beelweeynta Saciid Harti u gacan galiyey cadawooda hargeeysa.Calaa kulli xaal wixii maanta ku yimaada dhulbahante waxaa u geeystay rag reerka ah.Dhulbahante ka weeyn reer calaal ku ah reer kale.Dhulbahante isagaa loo ahaan jirey magan iyo martiba.Adduunoow xaalkaa jir.Ma saanaa dhulbahante u dambeeysey?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*