Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO:Aabaha Dhalay Wiil buuhoodle Lagu Diley Oo Fagaare Ku Cafiyey Wiilka Diley..

,
Published on January 12, 2018 by   ·   1 Comment

Magaalada Buuhoodle Oo Dhawaan Uu ka Jirey  Heshiis Ah Qofkii Qof Dila In Lagu Soo wareejiyo Ehelkiisa ,Waxa Maanta lasoo qabtay Nin Hore Dil Uga Gaystey Magaalada Buuhoodle.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Wiilka Lasoo qabtay Ayaa  lagu wareejiyey Aaabaha Dhalay Wiilka La Diley,waxana Sidoo kale Isaguna Ku cafiyey  Wiilkaasi Goob fagaare Ah.

.

Readers Comments (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Waa arin xag Ilaahay (swt) ku weeyn nin cafiyey ninkii wiilkiisa dilay.Ninkaas cafiska fidiyey Ilaahay (swt) meel kale ha ka siiyo ajaro AN DHAMMAAD LAHAYN ADDUUN IYO AAKHIROBA.Ninkaasu waxuu shaqeeystay xasanaad qaali ah,waxuuna muujiyey samir buuxa oo xasiloon ee Allaah (swt) ha u gar gaaro waligiisba.



FEATURED VIDEO

wararkii hore

DAAWO VIDEO:Beesha Ugaadh yahan Oo Ciidamo Ugu badnaa Geeyey Sool Si S/land Ula Dagaalaan Tukaraq.

January 19, 2018
Wararka ka imanaya deegaanka Gadqaboobe ee gobolka sool ayaa sheegaya in ciidamo beeleed beesha ugaadhyahan siyaad ay soo gaadheen deegaanka godqaboobe ...

DAAWO VIDEO:Sir Badan Ee ku Duugan Heesta Bar Bar Waraysi fanaan Omar..

January 18, 2018
Waca Baryahani qabsaday Baraha Bulshada Hees Lagu magacabo bar bar Oo Dhawaan Soo Duubayeen fanaanin caan Ah iyo ...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Yaa Laascaanood ku Soo Dhaweeyey 18 Sano ka dib Iyo Soodhaweyn la’aan.

January 18, 2018
Cali khaliif Galaydh Ayaa Mudo badan kadib Heshiiskii Uu Kula Heshiiyey Soomaliland waxa Uu tagey magaalada Laascaanood Isaga ...

DAAWO VIDEO:Banaan Baxyadii Cadaado Ee Shirka MD Farmaajo Dhuuramareeb Looga Soo Horjeedey

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo ...

DAAWO VIDEO:Sida Cajiiba MD Gaas Dhuusamareeb Loogu Sameeyey”Wiilkayagiiyow Soodhawoow”

January 17, 2018
Madaxweyne Gaas ayaa waxaa Dhuusamareeb si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo ...