24 Comments

  1. @ Adnan

    Sxb Qabiil Qaran ma Noqdo Never Ever !

    Isaaqu waxay u maleeyeen in Qabiil qaran noqon karo, Taas waxaa inooga Filan Habar gidirti wadanka meel walba Boobtay oo dhacday oo caasimaddi qabsatay Hadana qaran Noqon kari waayey. Maantana habar gidir sankaa laga qabsadaa oo xitaa Raisal wasaare looma ogola iskadaa madaxweyne.

    Isaaqu Laab la kac ayaa halkaas mariye !

  2. @ Adnan

    Dawlad aan dhaqaale lahayn,dawlad aan la ictiraafsanayn,dawlad aan wax soo saar lahayn dawlad hal qabiil ah xagay ka shaqaysaa, somaliland waa qabiil,Qabiilna qaran ma noqdo.

    Sxb Somaliya Qabiil qabiil kale dowlad uma Noqdo caqligu ha shaqeeyo.SNM mashruuceedu waa Fashilmay. Beesha Dhexe Laab La Kac Baa Halkaas Gaadhsiiyey.

  3. Dear Adnan,

    Life isn’t going anywhere at all in the bi-city entity called ‘Somaliland’, like you aptly mentioned in your first post above. You yourself have conceded above that it is a “dead-end” – in other words you have hit the buffer. At least you are honest and sincere even in your blind pursuit of the impossible, unlike some morons here.

    Adnan, the fairy land called ‘Somaliland’ exists only in the sick minds of the misguided, xenophic and racist fanatics of tribalism in Hargeysa and Burco. There never will be a real Somaliland as per the realities surrounding such a prospect. There is no econmic case for it, no humanitarian case for it nor any other viable case.

    The indisputable reality is that the vast majority of the very Isaaq community, let alone others in the entire region, live in abject poverty and hardship. The internatinal aid and other donations intended to ease the suffering of this people have all been cruelly embezzled by the mafia clique running the pantomime in Hargeysa.

    IN SUCH A GODAWFUL SITUATION WHERE IT IS ALREADY A LIVING HELL FOR THE MAJORITY, LIFE NEVER ACTUALLY GOES ON, ADNAN. THINK AGAIN AND THINK HARD.

  4. @ Adnan

    Sxb Ciise Muuse Baad Tahay Reer Berbera ah sow ma aha.

    Barasho Wanaagsan Sxb Nin Fiican Baad u Egtahay oo sharaf leh.

  5. @ Adnan,

    A country that does not officially exist cannot have a currency as far as reality goes. And for a currency to come into existence, it has to pass some solid economic and security tests determined by international laws, rules, regulations and obligations. What you have in Hargeysa is not a real national currency but paper money – and the two are not the same. Any monkey can print some decorative paper money.

    Just as much as a currency requires a country so does it require an underlying value (or asset). Since ‘Somaliland’ does not exist as a nation, it cannot have any national assets that could serve as the value on which its currency would be pegged. And in the absence of a currency, there cannot be real money. And in the absence of both, there can never be a properly functioning monetary and fiscal regime in place. What has eased life a bit for businesses in Hargeysa and Burco are the Ethiopian and US currencues which are real currencies that can be traded in overseas.

    Therefore, hyperinflation and all its pain will be a forever thing for as a long as you guys exist in that fairy land called ‘Somaliland’. This is the hard truth, no offence intended here.

    • To add one more point to the above, only those politically and economically ignorant could miss the point when it comes to the sheer impossibility of this small region of Somalia ever becoming an independent state. The geopolitical and demographic complexities are massive and intractable.

      Anyone imagining that even Ethiopia would allow such a prospect to become a reality lives in a cloud-cuckoo land. Ethiopia is only ever interested in gradually changing the demographic of the North West region and eventually annexing it for the sake of Berbera. Ethiopia is not only cunningly populating this region with its own people but it is actually financing them with loans to create or take over all the lucractive businesses there. Without anyone sensing it all over time, the Ethiopians will have established themselves properly in the region and the annexation process will happen inconspicuously through silent assimilation.

      The Ethiopians will be so powerful that they will contest for and hold most senior positions in local administrations. They wll have bought and taken over most of the land and other resources and so will have the biggest say in the region. With the power of their voting rights, political and financial clout, Berbera will fall into their hands by default. This is the very process by which the Palestinians lost their precious Palestine to the Jews. Of course, the Isaaq are blinded to this obvious catastrophe whose dark clouds have begun gathering on their region due to their unfounded xenophobia and hatred towards their brethren in Somalia. Is it worth it?

  6. Adnan

    Talo aan ku siiyee nimankan siiba kan Cismaan la yidhaahdo inaad karbaash kulul la dhacdo mooyaane haka neefinin. Imika sida aad halkaas sare ugu tidhi Somaliland lama aqoonsana laakiinse hora loo soconayaa ayaa million jeer lagu yidhi. Somaliland lama aqoonsana dhegehoodu markay maqlaan wey KU raaxeystaan. Horaa loo soconayaase wey ka gubtaan. Kkkkk kolkaas horaa loo soconayaada u badi. Kkkk

    Maantase waxay sidan ugu fatahayaan oo ay qowlalada uga xunbeynayaan waa diplomatically maalin ay Somaliland ka wanaagsantahay ma jirto. Dawlada aan ismaamuli Karin ee ay taageeraan waataas iyadu isku mashquushay ee halkay ka jeclaayeen inay Somaliland cagta hoosta geliyaan oo cunaha qabtaan ayay Somaliland Dawladnimadeedii iyo mudakarnimadeedii muujisay toodiina sidii ciyaalkii oo kale kaladhka iska was laalaadaan.

    Taas iyadiiba laheysto ee la maamuli Kama dhiishiyaan oo uma ooyaan. Kolkaas meeshaad kusoo gaadhona laba karbaash oo kul kulul ka gaadhsii. Hase uga neefin kelmad sani ma gashee.

    • @ Ahmed,

      Adnan nin caqli iyo garaad leh sidiisa ayuu runta iyo xaqa u sheegay. Adigu illayn qajilaad ma lihid ee waxaad ku guubaabinaysaa in uu been qayaxan sheego oo uu xaqa iyo runta dado.

      Aniga iyo Suldaankayga Dab La Ridey ayaa kuwiinan khayaalka ku nool runtii iyo xaqii oo qadhaadh idin ku karbaashnay oo hadalkii ba idin ku cabbudhinnay. Xaqiiqooyinkaas iyo waaqiciga aynu ku doodnay haddii aad heer la mid ah ku beenin karto ku sow dhawaaw, haddii kale dadka kale beenta iyo beenawaasnimada ha barin oo hana farin maandhe.

    • @ HRH Suldaan Dab La Ridey,

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Suldaan aad baad ugu mahadsantahay videoga iyo saaxiibkan yar ee majaajillada miiran ah kkkkkkkkkkkkk.

      Suldaan anigu reports laga soo diyaariyay geyigaas ayaan daalacday ee beenta qayaxan ee ay Isaaqu caalamka ku suuq marayeen toos u fashiliyay. Beeluhu ka badan inta la sheegto oo qaar badan oo Dir ah ayaa la xaqiraa sida Gaadsanka, Shiikhaasha iyo Akiishaha. Dhanka Sanaag na Daaroodku ka badan Warsangeliga iyo Dhulbahantaha lagu soo koobay sida aad Suldaanoow ila ogtahay oo waxaa la xaqiraa reerka Ogaadeen, Gahaylaha, Hinjiiyaha oo Warsangeliga la dhashay iyo Tiinlaha. Waxaa iyana jira Gabooyaha.

      Haddaba Suldaanoow EU-da iyo UN-tu xaqiiqada geyigan ka jirta caddaan ayay u yaqaaniin oo dhakhsahaas lagu ma siri karo. Qiil macquulsan ee Soomaaliya looga go’o miiska la soo saari kari waa waxa aan ka ahayn hadaaqa lagu qoslo ee uu saaxiibkani ba carrabbaabay. Sidaas oo kale ayaan inna ba loo baal mari karin rabitaanka beelaha kale ee geyiga Isaaqa la leh. Xisaabtu waa 99% Soomaaliya aaminsan iyo 1% oo diiddan. WADAR iyo WAAXID ka waalan waa macruuf. Dhawaan baa se la soo afjarayaa oo runtu iyada ayaa mar kasta qaalib noqota.

  7. Maanshalah imaaradka oo markii ugu horeysay dhisaysa ciidamada cirka ee sl,kkkkkk
    Walee imaradku turkigii meel bay kaga soo hadheen,iyo yamyam iyo qadaad weyntii.

    Viva somaliland republic
    Viva united arab Emirates
    Viva federal Ethiopia
    Viva inta samaha jecel

  8. HORAA LOO SOCONAYAA………..IYO GODKII XABUUSHEED EE GUMEYSIGA IYO SINJI GUURKA!

    AMXAARADII BAA YAABTAY!

  9. Caasha babaasoy kalmadaa horaa loo soconayaa jamhuuriyadii baaba iga iibsatay,kkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Halkudhaga sanadkan sl waa horaa loo soconayaa,eeshcalaa kalmad qaran.

    MA ILA SOCOTAA

    HORAA LOO SOCONAYAA

    • HORAA LOO SOCONAYAA………..IYO GODKII XABUUSHEED EE GUMEYSIGA IYO SINJI GUURKA!

      AMXAARADII BAA YAABTAY!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*