DAAWO VEDIO: Xildhibaan Goodax Barre” Macquul ma ahan in Xildhibaano 190 ka badan iney dulmi isku raacaan”,

Xildhibaan Gooda Barre oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta ka hadlay kullan ay isugu yimaadeen Xildhibaano ka tirsan oo mooshinka ka wada Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay iney isku raaceen sidii Jawaari xilka uga qaadi lahaayeen.

Xildhibaanadaan ayaa Guddoomiye Jawaari ku eedeeyay xil gudasho la’aan iyo inuu ku xad gudbay qodobo ka mid ah dastuurka dalka.

” Macquul ma ahin in Xildhibaano ka badan 190 ka badan iney dulmi isku raacaan”,ayuu yiri Xildhibaan Goodax Barre.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*