DEG DEG:Puntland Ma Quseeyo Go’aankii DP World Looga Saaray dalka.

Wasiirka Dekedaha Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sheegay in aysan Puntland Waxba ka quseyn Qaraarka Baarlamanka Soomaaliya ay shaqada ugu joojiyeen Shirkadda DP-World.

Maamulka Dekeda Boosaaso ay gacanta ku heyso Shirkadda P&O oo hoos tagga DP-World ayuu sheegay in kaliya amarkaan uu ku eg yahay DP-World Somaliland oo gashay heshiiska Saami qeybsiga Dekeda Berbera.

Siciid Maxamed Raage oo ku sugan Imaaraatka Carabta ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay la socdaan dhaq-dhaqaaqyada Shirkadda Maamusha Dekeda Boosaaso ee P&O.

“Xeerkaan ma saameynayo Puntland, waxa uu saameynayaa Maamulka Somaliland oo heshiis kula jirto DP-World, balse Puntland waxa ay heshiis kula jirtaa Shirkadda P&O oo laga leeyahay Imaaraatka Carabta” ayuu yiri Wasiirka Dekeda Puntland.

Golaha Shacabka ayaa qaraarkii ay codka ku ansixiyeen ee ka dhanka ahaa Shirkadda Caalamiga Dekeda ee Dubai (DP-World) kaga mamnuucay in Soomaaliya ay ka howlgasho.

Shirkadda P&O oo hoos tagga Shirkadda DP-World ayay Madaxda Puntland u dhiibeen maamulka Marsada Boosaaso, mana jiro war kasoo baxay Madaxda Maamulkaasi oo ay kaga hadlayaan.

21 Comments

  1. P&O waxay hoos timaada dp world
    Adeer kastayta cida kaliya ee goaankani saameynayaa waa pl,dhubuqdhubuq hore dhabanahays danbe keentay,kkkkkkkk

    Soo hor caashaqa

    • ASC.
      KU:Xaaji-JEEGAAN.
      Insha Allaah markaad soo baratid sida saxdaa ee loo qoro far-soomaaliga ila soo xiriir badaw yahoow ILKAHA MADOOW.Waxaad tahay ma gudbe dhab ah.
      fadhi-ku-dirir dhab ha moodin adeer xaaji-JEEGAAN

  2. Kkkkkk Kkkkkk Kkkkkk hade yaan LA kala dhuuman aaway ragii shalay amaanta kala duldhacay reerkan qaabka munaafiqiinta u shaqaaysta. Kkkkkk Ala maxaa rag badan lunsanyahay markii aan xaqiiqda jidha aan anigu ka hadlo midnimo somaliyeed puqland waxaa kaga dhaw somaliland kkkk fadlan waa iga digniin qof aan ahaayn libaaxa mudugna iima soo jawaabi karo MA u baahni qanjirada qanjiroow meeshaada joog.

  3. Durba reer Budhbudhlayn xeerkii isagoon dhaqan gelinba ma budhbudhiyeen.

    Waxaynu sugnaaba Armaajo ficilka uu ka qaadan doono arintan.

  4. @Somali

    Kuwani qanjidhkii khajilka kuma jiro. Beri hore ayay soda dalqada la iskaga jaro oo kale iskaga soo jareen. Imika ayuunbay baab kale inooga bilaabiye dhugo.

    Bal aynu eegno waxay arintan kala shir yimaadaan. Kkkkkkkkkkkk

  5. Kkkkk Waxaa midaa kaga daran ahmadow reerkani Hadii aad aragto iygoo kacbada dawaafay ogoow nin somalilander ah ayay ku arkeen isagoo dawaafaya midkaa uunbaay kaga dayanayaan ee ajar in aay ka heelaan Uma aadayaan.kkkk inaba xayo iyo xishood toona MA laha.kuwaa shalay ku waashay war anagu federaalka Ayaan hoostagnaa niiiiiiiic niiiiiiiic kkkk war maalintii uu farmaajo ku guulaaystay madaxnimada meeshii go’day ayaa Wali go’an markaas ayay ku leeyihiin waa daar’ood MA miskiinkaan oo loogu Tala galay in caalamka LA tuso in wadanku dimuqraadi yahay kkkkkk war wadankuna mucaarad ayuu leeyahay oo waa HABAR GUDIR mucaarad kale loogama baaahno.kkk

  6. Meeshan jeegadheereyaal Habar Awal, Habar Jeclo iyo Habar Gidir ah ee uu jahligu ku gadaaman yahay baa ka jibaada oo akhyaarta iyo beelaha sharafta mudan ku jaa’ifeysta. Xaqiiqooyinka dhabta ah ee caalamka ka shaqeeya ayay ka dhoohan yihiin oo dhalanteed iyo qaddiyado qabiileysan ee dhego iyo indho ba la’ ayay ku dhaygageen.

    Shuruucda, xeerarka, qawaaniinta, baratakoollada iyo nidaamyada dawliga iyo dhaqaalaha ee caalamiga waxba ka ma dhaahsana. Waa dhoorreyaal micna darro iska dhawdhawleeya ee aynu annana inta iska dhegeysanno deeto ku qosolno. Alloow u dhib yaree.

  7. Kkkkk Mr basbaas kkkk kkk walaahi maalintii aad LA timi magacan basbaas oo aad ka timi magacii qadiimiga ahaa ee cawad Ayaan ogaaday in aad jeega dheega dheetaha rasmiga aad adigu tahay midkii kale ee reerhaga ahaana Mar wuxuu LA baxa magacyo Kala duwan sida(H marna adnan dabrite kkkk Marka qanjidho ysaloow meel ha laaydinku timaado.

    • @ Somali,

      Anigu in aan ku la qasto marna ha sugin. Sida aad ka baxsantahay ba in kasta oo aan idin ka gu’ yarahay haddana waan idin ka garaad weynahay. Waan idin ka nasabsanahay oo idin kana fac weynahay. Aqoon iyo caqli baa i haga oo samatalis iyo nabaddoon baan ahay.

      Duul aan waa addoonsaday oo aan ku xamaalan jiray ee aan diinta iyo dadnimada ku soo daray af ay wax igaga sheegaan ku maba yaal sidooda ba. Waxa ay tahay garo. Waxii intaas dhaafsisan waxaan ku wareejiyay ciidankeena cayayaanka buufiya.

  8. Kkkk tusaale waxaa idinkugu filan horta maamulkaan waxaa loo yagleelay hinaaso oo aay ka hinaaseen SOMALILAND u fiirso xitaa waa aay ka fogaayn waayeen magaca waxaay yiraaahdeen puntuland jubaland maba laga yaabo in waxooda hinaaso dhaaf siisan yihiin kkk markaas ayay ku leeyihiin aqoon yahankeenuna waa MR BASBAAS.KKKK

  9. Kkkk war qanjiroow meesha isaga baxso markii horaba waan kaa afeeftay oo waxaan ku iri shaqsi aan ahaayn LIBAXA MUDUG yuusan iI soo jawaabin isagiina waqtigii ayaa ka dhacay.mardhow mooshin ayaan ka keenaaynaa inta aan ka ahaayn.GABADHA SHARAFTA BADAN (1)INA HARTI.(2)MINGIS TUME.war kan magiisaaba iigu daran balaayo tun war kan armaan mooshinaka ku daraa iska daa wixii meesha uu mingis ku dhoco ayuu ka tumayaahe balaayo magac xun.(3)DAMEER MADOOBE.(4)LIBAXA MUDUG.inta kale mooshin ayaan ka keeni aaynaa.kkkkk kkkk kkk

  10. Kkk yaan Kala doodnaa umadan hade hellow.hello war yaan LA doodnaa oo qanjidh ahaayn hade bari ayaad oran doontaan waa LA lakala cararay HELLO war reerkan faqashta ah ka jooga kkk kkk war marqaati ka ahaada war yaan LA doodnaa OK nabadaay waa idinkaasaa mideeda kale war Ahmed anigu waan tagay wixii stadiumkan ku yimaado arag anigu waan galbaday xiliga Minneapolis waa 12:13pm waan sahaqo tagayaa meesha iyadoo qabiran aan kuugu imaado next week ka hor sxb xoog Uma helo.nabadaay

  11. @ Somali

    Anba shaqaa ku jiraa. Meesha wax laga hadlaaba ma yaalaan. Tamaandho Xabuub meesha waxba kuma hayo. Caqli beri hore holaday ayuu meeshan la gurguurtaa. kkkk

    • @ Qorqode,

      Maxaad tidhi:

      “Anba shaqaa ku jiraa”

      Makhaayadda aad jikadeeda khudradda iyo tamaandhada ka dhex dhisho ma Soomaali baa leh mise waa KFC iyo McDonalds?

      Kolley dadka makhaayadda leh in badan waad khasaarisay mar walba oo aad magacayga aragto oo inta aad faraha is goysay khudradda la qubay. kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

      Mindida is ka jir maandhe basbaaskaygu ma sahlana ee.

      ALI BAA YAABAY!

  12. Reer Budhbudleyn, maanta dhuumashow ayay ciyaarayaan. kkkkkkkkkkkkkkk

    Waxay weli kazoo fikirayaan marmarsiinyihii ay lasoo shirtagi tegi lahaayeen.

    Waar niman iska dhiga oo ama Dawlda Armaajo hawada u laliya ama Cawaro iyo colkiisa naga fadhiista ku dhaha.

    Laba afse la’idiinma ogola inaad meeshan kaga daaqdaan. Maanta ama waxa difaaceysaan Armaajo iyo Kheyrlaawe iyo Dowladiinaas Soomaaliyeed ama Budhleyn. Maanta waxaa la’idiinka fadhiyaa inaad caday meesha aad u hogaansan tihiin. Where do your loyalties lie. With Puntland or Somalia.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Maanta meeshan waxey noqootay shiirka habroyiinka Soomaaliyeed.
    😂🤣😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  14. Dhabayaco waa sida candhada dumarka hadba lugtii dhaqaaqda ayey raacdaa. Marka inay caqli xumadaas la imaadaan waan sugaynay kuwaan kastuumo iidoor hadalkooda haku daalina

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*